Guddoomiyaha Baarlamanka oo iska fogeeyay eedeyntii Monitering Group
Published on July 20, 2012 by Mowliid · No Comments · 1,047 views
Afheyeenka Barlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aaden ayaa iska fogeeyay inuu wax lug ah ku leeyahay eedeymaha ay Kooxda Monitering Group u jeedisay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah isagoo ku tilmaamay warbixintaasi mid lagu curyaaminayo dadaallada ay waddo Dowladda.
Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warbixintii ay dhawaan soo bandhigtay Monitering Group oo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ku eedeeysay in ay hanti lunsadeen,
Waxaana uu guddoomiyuhu tilmaamay in arrintaasi ay tahay mid dano gaar ah laga leeyahay xilliga warbixinta ay tilmaamaysana ay aheyd waqti ay jireen dagaallo isagoo intaa ku daray in ujeeddada warbixinta ay tahay in lagu qariyo waxqabadka ay muujiyeen.
Ugu dambayntii guddoomiyaha baarlamanka waxa uu tilmaamay in dalka xilliga lagu eedaynaayo dhaqaale lunsi aaney waxba oolin isagoo sheegay in dadaal iyo karti ay howsha ku wadeen, ganacsato Soonmaaliyeedna ay gacan arinkaasi ku siinaysay.
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...