Thursday, May 17th, 2012

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay shirka June

Published on May 31, 2011 by   ·   1 Comment  ·   1,365 views

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka KMG mudane Shariif Sheekh Aadan oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay shirka bisha Jun ee soo socota lagu qabanayo magaalada Muqdisho oo uu sheegay in uu noqon doono mid ay soomaalidu kuwada tashaneyso.

Mudane Shariif Xasan Sh Aadan ayaa sheegay in shirkaan ay ka soo qeyb gali doonaan maamul goboleedyada dalka iyo Culimada ASWJ, isagoo sheegay in shirkaani uu daba socdo shirkii dhawaan ka dhacay dalka Kenya ee ay Qaramada Midoobay ay qabanqaabisay kaas oo xukuumaddu qoonsatay.

Ka soo qeyb galayaasha shirka ayuu guddoomiyuhu sheegay in ay ka hadli doonaan sida loo gudbayo marxaladda kala guurka, go’aanno qeexaya sida looga baxayo marxaladdaasi iyo talooyin ka imaanaya dhinacyada ka qeyb galaya ay shirka ka dhalan doonaan, wuxuuna guddoomiyuhu sheegay in shirka ay taageereyso Qaramada Midoobay, guddiyo la isku darayna ay qabanqaabiyaan shirka.

Guddoomiyaha oo wareysi siiyay VOA ma sheegin guddiyada shirka qabanqaabinaya halka ay ka kala imaanayaan, isagoo sidoo kale soo dhaweeyay wada hadallo dhex mara isaga iyo madaxweynaha oo ku saabsan sidii loo dhameyn lahaa khilaafka siyaasadeed, ayadoo la dhowrayo Axdiga FKMG iyo xeer-hoosaadka baarlamaanka, go’aankii Baalamaankana la tixgelinayo.

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa dalka maqnaa tan iyo  bilowgii bishaan kaddib markii uu dalka Kenya uga qeyb galay shirkii Golaha ammaanku ay arrinta Soomaaliya uga hadlayeen, kaddib wuxuu kulamo la qaatay madax iyo saraakiil ka tirsan Beesha caalamka, isagoo dalka Jabuuti kula soo kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Readers Comments (1)

  1. salaan qiima badan oo aan halkan uga dirayo bahda radiomuqdisho kadib waa markii ugu horeysay uu guddoomiyuhu ciidamada u hambalyeeyo dhanka kalena waa maxay waxa ku kalifayo in uu rafiiq lanoqdo mahiiga oo aan ognahay maanta caqabada uu dalka ku hayo magacaba ka garo waxaan maqli jiray roob mahiigaan ah oo dad meel hebla iyo meel hebla ku laayay kan waa kii dalkeena bur burkiisa ay usoo xil saartay qaramada midoobay naga qabtana waan leenahay wbilahi towfiiq.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...