Thursday, May 17th, 2012

Guddiga Isku Dhafka Ah Ee Amniga Soomaaliya Oo Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Gogol Xaar Ah

Published on January 31, 2012 by   ·   2 Comments  ·   1,564 views

Shir gogol xaar u ah kulanka guddiga wadajirka ah ee ammaanka Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Amisom ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Kulankan oo ahaa mid loogu gogol xaarayo shirka guddiga isku dhafka ah ee nabad galyada Soomaaliya oo la filayo in maalinta biri ah uu ka furmo Muqdisho ayaa waxaa maanta isugu yimid mas’uuliyiin ka socoto beesha caalamka dowladda oo ay uga qeyb galeen ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka gaashaandhigga wasiirka garsoorka iyo arimaha diinta, wasiirka amaanka taliyayaasha ciidamada, booliska, militirga iyado ay sidoo kale kulanka gogal xaarka ah ka qeyb galeen maammul gobaleedyada Putland, Galmudug ahlu suna waljameeca iyo saraakiil kale.

Kulanka ayaa markii uu soo gebageboobay waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka arimaha gudaha iyo amaanka qaranka C/samad Macalin Maxamuud Sh. Xasan waxa una sheegay in kulanka lagu lafa guray arimaha nabadgelyada waddanka.

Kulankan ayaa noqonaya kii Sadexaad ee guddiga isku dhafka ah ee qaabilsan ammniga Soomaaliya ay Muqdisho ku yeeshaan.

 

Readers Comments (2)

  1. ahmed abdalla says:

    waa waxan inmuddo ah sugeynay in sidasu ka dhacdo wadankena e halaga shaqeyo sidi malinba malinta kadambeysa horay logu socon lahay cadawgana losi wiiq lahay e horu waada allahana idinla jiro inti isku mashqulisay somaliya korisu tageeda iyo xaqijinta dowladnimo e hadda u muqata in ey cagaha dhulka laheshay waa guul lagu fani karo in shiirkaas o kale lagu qabto marar badan wadan keena xaladuna waka gudubtay in sirtaya lagu qoosho neyrobi keenya xaladuna waaka baxday mugdigi xaqiina waa cadaday e allaha no siyaadiyo amiin amiin madaxda arintan hirgelisana tarikhda aya xusi donta wana leysku qimeyn dona berito ka malin ciddi shacabka wax u dhintay iyo ciddi wax u qabatayba calanka iyo cidduna waa lama taabtan waxana isha ku haya sida wax u socdaan dadban on hadda lo maleyheyn in ariinta eyba quseeyso wabilahi towfiiq

  2. asad ciise says:

    GOOD JOB LATS DO THE RIGHT THINGS SOMALIN PPL WHO SEVERING MORE THAN 24 YRS GOOD JOB AMISON AND SOMALIAN GOVERNMENT




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...