Guddiga Amniga Oo Sheegay In Si KMG ah Loo Xirayo Qeybo Ka Mid Ah Wadooyinka Muqdisho
Published on July 8, 2012 by Canab · 4 Comments · 3,413 views
Guddiga amniga Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in wixii ka dambeeya 10-ka bishaan ay si KMG- ah u xirmayaan waddooyin ka mid ah kuwa caasimadda oo ay ku jirto Wadada Makka Al Mukarama xilli la guda galayo shirar muhiim ah oo looga arrinsanayo ka gudubka marxaladda KMG ah.
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho gudiga amniga ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, taliyaha ciidanka XDS, agaasimaha hay’adda nabadsugida, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo saraakiil kale.
Kulanka oo uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo adkeyn lahaa amaanka magaalada Muqdisho maadaama dhowaan ay bilaabanayaan shirar muhiim ah oo looga arrinsanayo marxaladda KMG ah.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Macalin Maxamuud oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in magaalada aanan lagu wadan Karin hub aan sharciyeysneen waxa uuna shirkadaha iyo NGO-yada ku wargeliyay in ay isa soo diwaan geliyaan.
Gudiga ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabi 10 bishan la xirayo qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho oo ay ka mid tahay wadada Makka Al mukarama ayna geyn doonaan ciidamo.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Ilaahay nabad ha u keeno Magaalad Muqdihso, waa caasimahdii Dalka
waa arin aad u wanaagsa in gudiga amniga ay aad u adkeeyaan amaanka magaaladda shaqada iyo baaritaanadda xaafaddha ay si joogta ah uwadaan
shacabka soomaaliyeed meelkasta ay joogaan aad ayeey uguriyaaqeen gudiga amaanka howlaha ay kawadaan magaaladda muqdishu .
thanks.
fikarad fiican guuleysta walaalayaal
Waan soo dhaweynayaa hawlaha amniga lagu xaqiijinayo waana u hambalyeenayaa madaxda Qaranka