Gud. Gardhuub”Guddi Ayaan U Saarnay Qiimeynta Qasaaraha Uu Sababay Dabkii Xalay”
Published on January 26, 2012 by Canab · 1 Comment · 1,350 views

maamulka degmada Xamar weyne ayaa magacaabay guddi soo qiimyo qasaarihii maaliyadeed ee uu sababay dabkii xalay ka kacay qeyb ka mid ah suuqa xamar weyne.
Guddoomiyaha degmada X/weyne C/llaahi Ibraahin Sahal “Gardhuub oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in guddi loo saaray qasaarahii xalay ka dhashay dabkii ka kacay suuqa degmadaasi.
Waxa uu intaa ku daray in la diiwaan galinayo qasaaraha si loo ogaado tirada rasmiga ah ee hantida ku baaba’day masii badaasi.
Sidoo kale guddoomiyaha degmada Xamarweyne ayaa uga mahadceliyay dhamaan dhinacyadii ka qeyb qaaday daminta dabkii baaxadda lahaa ee xalay suuqa Xamarweyne qabsaday.
Bartanihii sanadkii aynu soo dhaafnay ayay aheyd markii uu dab noocaan oo kale ah uu qabsaday mid ka mida ah dhismayaasha ganacsi ee ku yaala gudaha suuqa Xamarweyne kaasi oo ay si ballaaran ugu gurmadeen maamulka gobolka banaadir oo kaashanaya shacabka degmadaasi.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
War Habeen 22-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...
Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
WAR DUHUR 22 02 12
Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno magaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
War Habeen 21-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sanadahan dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...
Al-xamdulilah ilaah ayaa mahad iska le marka labaad waa maamulka gobolka banaadir iyo shacabka ku dhaqan degmada x/wayne ilaahow hasoo celin tanoo kale