Friday, October 24th, 2014

Golaha Wasiirrada Oo Maanta Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Ay Uga Hadleen Arrimmo Ay Ka Mid Tahay Hoos U Dhaca Sarifka “SAWIRRO”

Published on February 2, 2013 by   ·   4 Comments  ·   3,497 views

Kulan ay maanta xubnaha golaha wasiirrada yeesheen oo uu shir gudoominayey Rai’sul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxa ay kaga hadleen hoos u dhaca sarifka iyo korarka maciishadda iyo arrimo kale oo ku saabsan howlaha horyaala.

Ugu horeyntii waxa ay Goluhu warbixinno ka dhageysteen qaar kamid ah wasiirrada oo dalka dibaddiisa safar shaqo ku tagay, dhageysiga warbixinnadooda kadibna waxa ay ka doodeen hoos u dhaca sarifka iyo korarka maciishada waxa ayna golaha isku afgarteen in wasaaradaha maalliyadda iyo ganacsiga loo xilsaaro xal u helida arintan oo shacabka soomaaliyeed dhibaato kunoqotay maadaama sarifkina uu dhacay maciishadina ay qaaliyoowday.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta mudane C/shakuur Cali Mire ayaa saxaafadda lahadlay markii uusoo gaba gaboobay kulankii golaha wasiidrada waxa uuna faah faahin ka bixiyay qodobka hoos u dhaca sarifka iyo saameynta uu ku yeeshay shacabka oo ay maanta si aad ah uga doodeen golaha Wasiirrada.

Sidoo kale xubnaha golaha wasiirrada kulankoodii maanta waxa ay kumeel mariyeen sharciga maamul u sameynta goballada dalka oo ay wasaaradda arimaha gudaha hor keentay,waxaana Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane C/shakuur Cali Mire uu tilmaamay in sharcigaasi ay golaha Wasiirrada ansixiyeen lana horgeyn doono Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya si uu u noqdo mid sharci ah.

IMG_9621

IMG_9623

IMG_9624


IMG_9627

IMG_9634

IMG_9637

IMG_9644

IMG_9699

IMG_9699

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (4)

  1. nur Macallin Musse says:

    Waa wax wanaagsanoo baahi loo qabay ee la gaarsiiyo dhammaan shacabka ku nool gobolada.

  2. dubbad says:

    markale waxan leyahay dowlada hakasogaarto shacabkeda ay ayada masulka katahay o xaladan sarjfka dolarka iyo macishada wax hakaqabato mahadsanidin

  3. wajac says:

    Ac waxaan salaamayaa dhamaan umada soomaaliyeed meel kasta oo joogto waxaan gaar ahaan mahad gaar ah u jeedinayaa golaha wasiirada oo aan u aragno gola wasiiro oo shacabkoodii u damqanayaa
    maxaa yeelay shacabka soo maaliyeed waxa ay noqdeen shacab meel kasta ka guban sida qof kakasta ama ruux kASTA wixii aw doona in aw ka samaysto sidii wixii dhacay this week amaba wiligood dhici jiray dadka masaakinta ah oo ka suga gacan bani aada wax yar silimaan ah markii ay gacantooda soo gelayso way garanayaan qoloo yinka dhiig miiratada ah hadii aan soo qaadano ganacsada kan bakharka leh kan sariflaha dhammaan isku mid waxa wadanka dib udhigay waa kala danbay la aan waxaan ubaahanahay in aan helno awaamiir shaqaysa iyo cadaalad wax waliba waxaa tiir u ah caddaalad
    thank you every bady
    from;;;;;OROMO;;;;;1919-798-8213

  4. Mahamed says:

    Wasiirad hijaabka hiran i like her waa mama fican hooye saas ku soco ayan leyahay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan”

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...
calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-duhur-23-10-2014-ok.mp3"][/audio]
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...
IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed oo uu ku jiro hindise sharciyedka la dagaalanka Argigaxisada. (DAAWO VIDEO)

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta ...
DSC07490

Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska”sawiro + VIDEO”

Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada ...
cadale

Dowladda oo raashin gargaar ah gaarsiisay degmooyinka Cadale iyo Baraawe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raashin gargaar ah ka ...
DSC07381

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro + VIDEO)

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh ...
shabaab

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Ciidanka nabadsugidda oo xalay toogtay dhagar qabe ku hubeeysnaa Bistoolad iyo bambaanooyin

Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa xalay howlgallo ay ...
kulanka baarlamanka

Barlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa ineey maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-22-10-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh ...
IMG_5006

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho “SAWIRRO+ VIDEO”

Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dadaab-camp

Soomaali Qaxooti  ah oo dalkooda ku soo laabanaya

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...