Sunday, May 26th, 2013

Golaha wasiirada oo kulan ilaa xalay gaaray yeeshay qodobana kasoosaaray

Published on February 22, 2013 by   ·   2 Comments  ·   3,366 views

Kulankan ay yeesheen golaha wasiirada Soomaaliya oo bilowday gelinkii danbe ee shalay islamarkaana Gaaray ilaa xalay saqdii dhexe ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo quseeya xaalada dalka iyo Horumarinta ay dowladu hormuudka katahay ee kasocda Dalka.

Kulankan oo uu shir gudoominayay raisulwasaaraha Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ayaa ugu horeyn looga hadlay habka nidaaminta shaqaalaha dowlada iyo heerarkooda maadaama Isbedel dhinaca maamulka ah uu kadhacay dalka islamarkaana loo baahanyahay in la hagaajiyo habka Dhaqaalaha iyo xuquuqda shaqaalaha rayidka ah ee dowlada Soomaaliya xili dhawaan la ansixiyay Miisaaniyada cusub oo ay xukuumadu diyaarsiay.

Wasiirka wasaarada Warafafinta,Boostada,Isgaarsiinta,iyo Gaadiidka mudane C/laahi ciilmooge Xersi Ayaa sheegay in kulankan sidoo kale looga dooday sharciga bankiga horumarinta Soomaaliyeed oo Golaha wasiirada la horkeenay kaasoo dib loo dhigay ansixintiisa

Isagoo intaa raaciyay in sidoo kale golaha lahordhigay sharxiga hay’ada duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya taasoo dhawaan lagu biiriyay wasaaradda warfaafinta.

Mudane Ciilmooge ayaa sidoo kale xusay in shirkan xalay laga garankaro muhiimadiisa waqtiga dheer Ee uu qaatay iyo sida ay dowlada uga go,antahay horumarinta wadanka

Dhinaca kale wasiirka warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta,iyo Gaadiidka mudane C/laahi Ciilmooge Xersi Ayaa maanta u ambabaxay dalka Spain halkaasoo uu uga qeybgali doono shirka Isgaarsiinta caalamka Oo ay iskugu imaanayaan wadamada caalamka waxa uuna xusay in shirkan uu muhiimad gaar ah u Leeyahay Soomaaliya maadaama ay kasoo qeybgalayaan madax farabadan oo uu kamidyahay Madaxweynaha isgaarsiinta aduunka kuwaasoo uu wasiirku lamadalsanyahay sidii uu ula kulmi lahaa.

Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyay wasiir kuxigeenka wasaaradda mudane Ibraahim Isxaaq Yarow oo hadda ah Kusimaha wasiirka,agaasimaha guud ee wasaaradda C/risaaq Cali yuusuf Bahlaawi iyo agaasimaha waaxda Shaqaalaha.

Readers Comments (2)

  1. Waxaan aragnay in aad tahiin Dadkii Samata bixin lahaa Umadda Soomaaliyeed ILaah Ayaan Idiin Bryayaa in uu idinku guuleeysiiyo hoowsha aad Umadda u haaysiin

  2. Odiga says:

    Abaydisa waxad ka ilowday aminta marka anga aya si racsinaya aminta amin aya rabi




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01270

DAAWO SAWIRRADA:- Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay shacabka ku dhaqan degaano ka tirsan G/sh/hoose

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 25 05 2013
DSC02530

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska sanad guurada 50 ee aas-aaska midowga Africa

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*