Golaha Baarlamanka oo maanta u fadhiya doorashada guddoonka Baarlamanka
Published on August 28, 2012 by Mowliid · 5 Comments · 3,012 views
Golaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan Goddoon cusub iyadoo xildhibaannadu ay ku sii qulqulayan madasha ay ka dhaceyso Doorashada waxaana sidoo kale ka hor inta doorashadu bilaaban la filayaa in la dhaariyo xubno ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya.
Wariyayaasheenna ku sugan dugsiga tababarka ciidanka Jeneral Kaahiye ayaa ku soo waramaya in halkaasi ay ku suganyihiin musharaxiinta u tartameysa doorashada Afhayeenka Barlamanka iyo ku xigeennadiisa, iyadoo sidoo kalana ay goobta ku suganyihiin xildhibaannada golaha Shacabka Soomaaliya.
Ka hor doorashada ayaa la dhaarin doonaa xildhibaanno cusub oo ka dhiman tirada guud ee baarlamanka, kuwaas oo maanta lagu hordhaarin doono kalfadhiga koowaad ee Baarlamanka kulankiisa Sadexaad oo maanta loo fadhiyuo.
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loo Adkeeyay, iyadoo waddooyinka caasimadda saakay lagu urkayo ciidamado farabadan oo boolis ah oo ay ka mid yihiin booliiska Aimisom oo taagan isgoys kasta baaritaannana ku haya dadka iyo Gaadiidka.
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Walahi farxad ayan la jogin la nahay waligey dorasho somalia ma arag runti wa dadalka u sameyey madaxweyne sharif ilahay ha xafido runti nelson mandelagi south afica okale tarikhda wey xusidonta
Ilaah hageeno mid waxa dara dalka,diinta iyo dadka udamqanaayo qaran nimo
waxan guul u rajey bro_jawaari
hambalyo hambalyo hambalyo waxaa maatna Helnay barlamaan aan ku eel gaar ahayn waxaa ka codsanaynaa in ay cadaalad sameeyaan oo ay xushaan qufka mudanay oo wadaniga ah waa ka cunin Hantidaa dadka shacabka oo aan ilmihiisa xaaraanta siin
Asc mamulka iyo shaqalaha radio mdsh sln ka dib waxa ku masan tihin sida quruxda bdn oo nola socosisan wax kasto oo ka dhaca wadankena aniga waxa joga south sudan wana jclahay in an la socdo