Gobolka Arizona Ee Dalka Mareykanka Oo Laga Xusay Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”
Published on July 3, 2012 by Jayte · 3 Comments · 6,690 views
Musabadda oo ay soo qaban qabiyeen Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool gobalka Arizona (Somali Association of Arizona) ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne ad u fara badan oo isugu jiray madaxda Jaaliyadda Haween Caruur iyo dhalinyaro ,Culuma’udiin Soomaaliyeed islamarkaasina lagu maamusayay dabaal-dega maalinta weyn ee 1 Luuliyo.
Waxaana dadweynaha munaasabadda ka soo qeby galay la hadlay Madaxa Jaaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cali dhuux islamarkaasina tilmaamay muhiimda ay Soomaalida u leedahay 1luuliyo oo ah maalin taarikh ah.
Waxaa farxad iyo sharaf inoo ah hadii aan nahay Jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool degaanka gobalka Arizona inaan maanta u dabaal dageyno maalinta weeyn ee taarikhda ah islamrkaasina aan la qeybsaneyno Shacabka Soomaaliyeed meel walba ee ay aduunka ugu dabaal dagayaan munaasabadda weyn ee 1 luuliyo isla-markaasina an ku faraxsanahay inaan loo kala harin dabaal dega malinta muhiim-ka ah ee 1 Luuliyo .
Munaasabadda intii ay socotay waxaa hadal ka jediyaay Xaliimo Cabdirizaaq oo ka mid aheyd madaxda Haweenka Jaaliyadda (Somali Association of Arizona) waxaana hadalkeedii ka mid ugu horeentii waxaa mahad iska leh allaha weyn ee inoo suurta geliyay inaan caawa xusno maalinta 1Luuliyo islamrkaasina aan la qeyb –saneyno umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nool yahiin.
Waxaan intaasi ku dari hadii aan nahay Ururada Haweenka Soomaaliyeed ee Qaarada America inaan baaq nabadeed u jeedino wada-hadaladii Dowladda KMG iyo Dowladda Soomaliland dhawaan lagu gaaray wadanka (Isutaga imaaradka Carabta) in ay noqdaan wada-hadalo mirro dhal-yeesha .sido kalena ay labada dhinac ka sii shaqeeyaan sidii Soomaalida ay isu af garan laheyd.
Ugu dambeyntiina dadweynahii munaasabada ka soo qeyb galay waxaa ay goobta qadeen Heesta astaanta calanka Soomaaliyeed .oo aheyd
Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee














Cabdiraxmaan D Nur
Nuure1000@hotmail.com
Phoenix Arizona
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Somali Hanoolaato-isshii buktaay ku bikaacso.Somalia sida Phenix ayay so sonolaatay.Al-shyaaddinta diinta qalafsan watayna waa laga adkaaday.
GUUL GUL GUUL SOMALIYEEY GUUL COME ON PEACE COMES FROM THIS YEAR INSHA’ALLAH…. RADIO MUQDISHO THANKS FOR EVERYTHING
aad ayaan ugu faraxsanahay xurnimada somali mailta loo cidayo aad ayaan ugu rafaxsanahay guul iyo baradhe ilahow wadanka inoogu dhig iyo jawahi dagan nabad wabilaahi toowfiiq