Monday, December 22nd, 2014

Gen. Muungaab oo digniin adag u diray saraakiisha isku dayda iney sii daayaan dadka dambiilayaasha ah

Published on February 22, 2013 by   ·   4 Comments  ·   2,597 views

Maxkamada sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa digniin u dirtay Saraakiisha iyo askarta isku dayada in ay sii daayaan dambiilayaasha,  iydoo sidoo kalana maxkamadu sheegtay in ciddii lagu arko falkaasi ay muteeysan doonto ciqaab adag oo sharciga waafaqsan.

Gudoomiyaha Maxkamada sare Gen. Xasan Maxamed Muungaab ayaa sheegay in aan  loo dulqaadan doonin saraakiisha isku dayada ineey sii daayaan dadka dambiilayaasha ah, iyadoo la fulanayo amarka madaxweynaha uu markasi muteysan doono ciqaab adag.

‘’Sarlkaalkii sii daaya ruux dambiila ah isaga ayaa booskiisa gelaya waxaana jira hadda saraakiil u xiran dambiilayaal ay sii daayeen iyo kuwo kale oo ay ku socoro baaritaanno’’ ayuu yiri Gen. Muungaab.

Generaal Muungaab ayaa ku hanjabay in sarkaalkii sii daaya qof dambiila ah uu geli doono booskii dambiilaha isla markaana  aysan maxkamadu ka waaban doonin meel marinta amarka madaxweynaha.

 

 

Readers Comments (4)

  1. xudeyfa sly says:

    Yeah that is what we are waiting for long time genrl mungaab sidaa waye ki dambile qariya isga tiirka geee masha allah viva mungaaab

  2. mohamed says:

    Masha allah. Warkaas ayaa imaraaya ilahey ayay mahd dhamaanteed usugnaatay kasokow cidii kashaqeysay wanaagaan maanta wadankeena kajra, dhamaan cidkaste oo wanaga dalkeena iyo mormarkisa kashaqeynaysa ilahey ajar hakasiiyo waana mahdsantihiin,

  3. Cumar da ud says:

    Alla ayaa mahad lah waa wax lagu farxo nin walbo oo xil hayo waxaan ka cudsanayaa in oo ladagaalo musuq maasuq why 22 sano ayaan ugu jirnay iil qax qaxooti qurun iyo qabyaalad allow noohagaaji qaranka amin aamiin

  4. abdifitah says:

    اللـــــــــــه اكبـــــــــــــر




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-booliska

Booliis dheeraad h oo la geeynayo gobolka Galgaduud

Taliyaha booliiska gobolka Galgaduud ayaa sheegay in gobolkaasi ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-22-12-2014.mp3"][/audio]
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Ciidamada oo saaka howlgallo ka wada magaalada Beledweyne

Ciidamada dowladda ayaa saaka howlgallo saf balaaran ah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muungaab Sawir Hore

Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-21.12.2014.mp3"][/audio]
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka “Dhageyso”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
DSC00192

Kooxda Heegan oo galabta afka ciidda u dartay kooxda LLPP Jeenyo “SAWIRRO”

Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka ...
sawir

Akhriso Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DHUR-21.12.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (36)

Baarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha iyo Federaalka

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 21aad ee maanta oo ay ...
howlgal

Gaari xamuul ah iyo hub ku rarnaa oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Nabad sugidda Qaranka

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta ...
Wasiirka_Caafimaadka_Somalia

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka oo la kulmay hay’ado ka socda Qaramada Midoobay

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed ...
astaanta.qaranka-300x228

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Shaqada oo tababar loo furay

Munaasabad tababar loogu furayay qaar ka mid ah ...
DSC07540

Culimada Galdogob oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Dugsiga Hooyo ee Galdogob “SAWIRRO”

Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada ...
jowhar

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo xafiis ka furatay degmada Jowhar

Wasaaradda gaadiidka iyo duuliskta hawada ayaa xafiis ka ...
DIGITAL CAMERA

Daawo Sawirrada:- Xafladdii xalay lagu qabtay taliska ciidanka booliiska ee Muqdisho

Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 71-aad ee ka soo ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweynaha maamulka Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-21-12-2014.mp3"][/audio]
sax

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee ...
IMG_0741

Xaflad lagu weyneynayo sanadguurada ciidanka booliiska oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-20.12.2014.mp3"][/audio]
IMG_0734

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan ...
1

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
xukun1

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Soomaaliya oo laga caawin doono xagga dib u dhiska

Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha ...
vlcsnap-2014-12-20-15h28m24s0

Munaasabadda xiritaanka sanad dugsiyeedka Dugsiga agoonta Rajo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VIDEO”

Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee ...
Danjiraha Somalia ee Talyaaniga

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo Hambalyo u diray ciidanka Booliska

Rome.20.December..2014.Sabti,, Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka ...
Cawad

Baarlamaanka oo ka hadlay wax ka badal lagu sameeyo Hindise sharciyeedka Guddiga Xuduudaha

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 20aad ee maanta waxaa shir ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-20.12.2014.mp3"][/audio]
ATAM

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo liiska cunaqabateynta 1844 loooga saarayey Sheekh Atom

Mogadishu, 20 December 2014 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Taraafiko

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko oo xusay aas aaska ciidanka booliska

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko ayaa maanta ...
gudon

Booliiska Malta oo wali wada baaritaanka meydka gabar Soomaali ah oo ku geeriyootey dalkaasi

Guddoon Cabdulaahi Xasan waxay ahayd gabar yar oo ...
unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...