Thursday, May 17th, 2012

Fu’aad Shongole: shalay iyo maanta

Published on March 23, 2011 by   ·   9 Comments  ·   2,072 views

Dagaal Oogaha Shabaab u qaabilsan marin habaabinta carruurta Shabaab u dagaallanta Fu’aad Maxamed Qalaf ayaa ka laabtay hadal dano ku dhisnaa oo uu sanado ka hor u jeediyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo uu dagaal gelinayay.

Hadalkaas ayaa ahaa in wixii ka soo hara Shabaab ay yihiin Gaalo dilkooduna uu bannaan yahay.

dhawaan ayuu ka laabtay go’aankaas, wuxuuna sheegay in dadka aan la dhihi karin Riddo, aan la iska dili karin, isla markaana aysan diinta waafaqsaneyn in qofkii lagu arko Madaxtooyada la dhaho Diinta ayuu ka baxay

Fu’aad shalay miyuu khaldanaa? maanta miyu usaxan yahay? Birrise muxuu Noqon doonaa?

Dhagayso cod sir ah oo uu Radio Muqdisho helay.

HALKAAN KA DHEGEYSO WARBIXINTA OO DHAN

 

Readers Comments (9)

  1. dr siciid says:

    waligiisba waa qaldanaa mooryaanka sifican ufiiri wajigiisa wajigiis hagubtee waxaa kamuuqda dhiig muslim marka maahan wadaada ee waa moryaan karay

  2. sharma arke says:

    kan waxay isbaaro u taali jirtay inta aan la gaarin kismaayo tuulo halkaa ku taalo sheydaanka shartiisa illaah dadka ha gudbiyo

  3. Mooryaan gareey malahan mowfqif nabadededa shongole sharwade hadii dowladena ay dalka si buxda ula wareegtana waalala xisaabtami aduunka. Aakhir ilaah ayaa la xisaabtami

  4. salma says:

    Qofka bini aadamka ah wxuu qiime kuleeyahay inuu raaco kitaabka alle ee uusan hwadiisa raacin marka qof diinta kadhigtay wax dano gaar ah lagu raadiyo goormuu saxmaa maalin kasta wixii ksuoo dhaca ayuu kudhaqaaya aa waxaasna diin maaha

  5. Ahmed .A says:

    halo duceyo dadka wa dad somali ah barri aya lobahan waxan hanbalyo u dirraye ra,sul wasaarah m c farmajo o wadanka dardar cusub geleye wuxun ku helye dhalanyero nimada iyo maskax cusub hadan helon 3 oo farmajo o kale xamar wa magalo cusub o lagu dersadu insha alaha

  6. Abdi Oslo says:

    ISLAM MA AHAN WAA LA DHIHI KARA MIDKAN SAWABTOO AH WAXAN RABA IN AAN XAMAR U LABTO BOQASHO GABAN HADANA UMA LABAN KARO ASAGA KA CABSANA IYO DADKO DULIYEEYAAY

  7. اللهم نجناشرالظالمينWax aan Leeyahay Illaahay Hanaga Qabto ‎

  8. no name says:

    kan adoo dabaal waaye mashruua aa ka dhamaaday hada ayuu qeel qeelinaa wuxuu rabaa mashruuc kale in uu helo kkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. fu’aad shongolow maad ka waan towdid waxa aad wado maad ilaahay ka baqdid maxaad dhalinyarada u marin habaabinaysaa oo aad beenta ugu sheegtaa ma adigaa uhaayo jano mise alaa bixiya janada,maalin ayaa sharciga lagu horkeeni doonaa ogow umada somaliyeed inasan ku ilaabaynin silac u dhimo somali diidow /?




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...