Radio Muqdisho

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ay diyaaraha ciidammada NATO ka geysteen Xeebta degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug, iyadoo kalluumeysada deegaannadaasina ay dowladda Soomaaliya ugu baaqeen in ay wax ka qabato dhibaatada halkaasi ku heysata.

Xasan Cabdi Jimcaale oo warresysi siiyay Radio Muqdisho, isagoo ka mid ah Kalluumeysatada degmada Xarar Dheere ayaa sheegay in diyaaraddo dagaal oo ay leeyihiin ciidammada NATO ee howlgalka ka dhanka burcad badeedda ka wada xeebaha Soomaaliya ay duqeyb khasaaro geysatay ay ka geyeteen degmada Xarar dheere ee  gobolka Mudug, isagoo intaa raaciyay in ay ku geeriyoodeen dhallinyaro ka mid ah Kalluumeystada deegaankaasi.

Xasan ayaa yiri “diyaaradaha dagaalka NATO marar badan ayeey duqeyn ka geysteen Xarar dheere waxaana kaga dhaxlay dhibaatooyinka isugu jira dhimasho iyo dhaawac, taasi ma ahan mid ay ku jirto Danta dadka Soomaaliyeed ee ku nool Xeebta degmada Xarar dheere”.

Dhinaca kale waxa uu ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay qaado tallaabo ku aadan in aan la dhibaateyn Karin shacabka Soomaaliyeed ee la kulmaya duqeyn ay dhibaato xooggan ku qabaan, waxa uuna ku cel celiyay in dowladda uu waajib ka  saaran yahay shilalkaasi ay diyaaraha NATO ka geysanayaan deegaanno ka mid ah gobolka Mudug.

Ciidammada NATO  ayaa qaar ka mid ah waxa ay howlgallo lagula dagaallamyo burcad badeedda Soomaalida ah ka wadaan xeebaha Soomaaliya, waxaana marar badan duqeymo ay ciidammadaasi ka sameeyeen xeebaha Soomaaliya ay ku bartilmaameedsadeen kooxda shifta badeedda ee maraakiibta shisheeye ka khafaasha halkaasi.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho
WARKA SUBAX May 17.05.2012

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu meel gababo ah marayo shirka odayaasha dhaqanka ee magalaada Muqdisho ka socda, iyadoo sheegtay in rajo wanaagsan laga qabo natiijida shirkaasi., isla markaana shacabka loo soo bandhiiggayo Qabyo Qoraalka Dastuurka dalka.

Wasiirka Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil oo warreysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirka odayaasha dhaqanka Soomaliyeed uu si wanaagsan u socda, isla markaan uu rajeynayo in uu ku soo gabagaboobo sidii loogu talagalay.

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in ay billaabatay soo xulista ergada ansixineysa Dastuurka lagu wado in dalkeenna uu yeesho iyo xubnaha cusub ee Barlamaanka dalka, waxa uu intaa raaciyay marka uu soo gabagaboobay shirka lagu dhawaaqi doono natiijida wanaagsan ee ka soo baxda.

Dhinaca kale mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa carrabka ku adkeeyay in maalamaha soo socda ay soo bandhiggi doonaan Qabyo Qoraalka Dastuurka dalka si shacabka Soomaaliyeed ay u Akhiriyaan kaddibna ay tallooyinka ku habboon ay ku soo biiriyaan.

Wasiirka Dastuurka ayaa jawaab ka bixiyay su’aal ku aadanayd sababta ay Muqdisho uga Dhoofeen odayaasha dhaqanka maamulka Puntlnad qaarkooda, waxa uuna sheegay in hadda odayaashaasi uu wada haddal u socda, isla markaana uu rajenayo in shirka Muqdisho ku socda ay dib ugu soo laaban doonaan, maadaama ay ka mid  yihiin odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Haddalka wasiirka Dastuurka, Arrimaha Federaalka ayaa imaanaya xilli uu si dardar leh ku soconayo shirka odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ay dalka ugu soo xulayaan ergada u khalanta in ay ansixiyaan Dastuurka iyo xubnaha  Barlamaanka cusub ee Soomaaliya yeellaneyso.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla markaana horey xil uga hayey ayaa qiray inuu Alle uga Toowbad keenayo dhibaatadii uu ku hayey Shacbiga Soomaaliyeed.

Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) oo  horey u ahaa Horjooggihii malleeshiyada kooxda Al-Qaaacidada Soomaaliya ee gobolka Banaadi,r balse hadda aanan kooxdaasi dhexdeeda wax xil ah ka heyn ayaa markiisii ugu horeysay shaaca ka qaaday inuu Alle uga Toowbad Keenay dhibaatadii intii uu kooxda Al-Qaeda xilka ka hayey u geystay Shacbiga Soomaaliyeed.

Cali Jeesto oo isagu lasoo xiriiray Radio Muqdiso ayaa tilmaamay in xilligan waqtigiisa ugu badan uu maalin walba ku bixiyo Toowbada Alle maadaama Danbigii uu galay xadkiisa uu ka warqabo waxaana uu sidoo kale tilmaamay inuu qorsheynayo haddii uu fursad ku helo Shacbiga Soomaaliyeed inuu meel fagaare ah kala hadli doonom, isla markaana uu cafis ku weydiisan doono isaga oo Toowbaddiisana ku Muujinaya in uu Alle ka cafiyo Dambigii uu galay.

Cali Jeesto oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Qof walba oo Umadda Soomaaliyeed ka tirsan oo aan dambi ka galay ha ilasoo xiriirto” hadana mar aynu weydiinay halka lagala soo xiriirayo waa uu ka gaabsaday, waayo kuma dhiiran karo inuu Caddeeyo halka uu ku dhuummaaleysanayo xilligan iskadaa baqdin uu ka baqo dadka Dembiyada uu ka galayee wuxuu naftiisa kala baqayaa xitaa malleeshiyadii uu ka tirsanaa.

Shaki kuma jiro in Hooyooyin ama Aabeyaal farabadan oo Carruurtooda qaarkood si xaqdaro ah uu ku dilay amaba idimadooda uu ku dhaafiyey hadii ay Maqlaan Codkan aynu baahinay ee Cali Jeesto oo isagu ahaa Horjoogihii hore ee Maleeshiyada Al-Qaeda u qaabilsanaa gobolka Banaadir ay dib u xasuusan doonaan tacadiyadii uu kula kacay.

Dad badan ayaa isweydiinaya Waxa xilligan ku kalifay Cali Maxamed Xuseen(Cali Jeesto) inuu Warbaahinta ka caddeeyo inuu Alle uga Toowbad Keenayo dhibaatadii uu Umadda ku hayey laakiin waa mid ka mid ah Waxyaabaha ay ku caanbaxeen Horjooggayaasha ka tirsan Al-Qaeda ee iyagu dantooda diinta u ekeeysiiyey, markii ay waayaanna Carruurtii qoryaha kadaba sitay amaba ay u arkaan in waqtigoodii la joogga kooxda uusoo afjarmay ay Umadda ku beer laxawsadaan hadallo jilicsan oo ay ka mid yihiin “Waan Toowbad Keenay “waayo Horjoogge walba wuxuu Umadda dembiga ka galayey isaga oo og waxa uu ku kacayo in ay Alle ka foggaansho tahay.

RIIX HALKAN SI AAD U DHAGEYSATO WAR BIXINTA

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho kusoo dhoweeyey isbedellada horumarka leh ee ka jira Dalka gaar ahaan Caasimadda Muqdisho.

Fanaanka oo wareysigiisa uu ahaa Khadka Telefoonka ayaa ugu horeyn waxa uu tilmaamay in xiligan xaaladda dalka iyo isbedellada ka jira ay yihiin kuwo soo jiidasho leh islamarkaana uu jiro horumarro kala gedisan oo laga sameeyey dhinacyo badan haba ugu horeysee fahamka dadka ee Dowladnimada.

“Runtii magaalada waxaa ka jira isbedello qof walba oo Muwaadin ah farxad gelinaya waxaana waajib ah in qof kastaa uu ka qeybqaato isbedelladaasi sidii loo xoojinlahaa anigana dhowaan waan imaanayaa insha allah si’aan uga qeybqaato isbedelladaasi horumarka ah.

Mar Maxamed Xasan Xuseen Lafoole wax laga weydiiyey sida uu u arko xiligan dadaallada ay wado Dowladda Soomaaliya ayuu tilmaamay in dadaalladaasi dhinacyada badan leh ay yihiin kuwo mudan in la bogaadiyo waxaana uu bulshada ugu baaqay iney gacan ka geystaan xoojinta Dowladnimadooda.

Fanaanka ayaa intii wareysigiisa uu socday waxa uu tix suugaan ah fariin ugu diray shacabka oo uu ku muujinayo qiimaha Nabadda ay leedahay iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in loo wada guntado waxaana mar la weydiiyey hadii uu dalka kusoo laabto waxa u qorshe ah uu xusay iney jiraan suugaan uu u diyaariyey xaaladda jirta oo dadka lagu wacyi gelinayo.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Wareysiga Uu Fanaan Lafoole Siiyey Radio Muqdisho

Isbedellada Horumarineed ee ka jira Caasimadda Dalkeenna ee Muqdisho ayaa keentay in dad badan oo sanadihii lasoo dhaafay ku noolaa Qurbaha ay ku dhiiradaan iney yimaadaan Dalkooda hooyo waxaana horey magaalada Muqdisho u yimid islamarkaana ilaa hada ku sugan dad isugu jira Aqoonyahanno,Abwaaniin,Fanaaniin,Ganacsato iyo kuwo kale oo  guud ahaanba qeybaha Bulshada magac ku dhex leh waxaana dhammaantood ay hada ka qeybqaadanayaan Isbedellada horumarineed ee dalka ka soconaya haba ugu horeysee dhanka dhismaha.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha.

Barnaamijka waxaa diirada lagu saaraa raad raaca ama falanqeynta dhacdooyinka maalintaas taagan kuwa ugu muhiimsan waxaana uu xambaarsan yahay macluumaad u badan Wareysiyo.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Bandhiga Wareysiyada 16-May-2012

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Bandhiga Wareysiyada 16-May-2012

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ugu horeysay waxaa si rasmi ah fariisimo uga sameystay Ciidammo ka tirsan Midowga Afrika kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta ee AMISOM.

Muuqaallo ay baahiyeen wakaaladaha Wararka Caalamka qaarkood oo magaalada lagasoo qaaday xili ay kormeer u kuurgelid ah ku tageen Saraakiil ka socotay Q.M ayaa muujinaya Ciidammo ka tirsan Midowga Afrika oo fariisimo cusub ka sameystay qeybo gudaha iyo magaalada ayadoo muuqaallada sidoo kale ay muujinayaan Ciidammada AMISOM oo gaadiid magaalada ku dhexmaraya.

Ciidammadan hada gaaray magaalada Baydhabo tiradoodu waxa ay gaareysaa Boqolaal Askari waxaana ay hordhac u yihiin Ciidammo gaaraya ilaa 2500 (Laba Kun iyo Shab Boqol) oo Askari kuwaasi oo loogu talagalay in Ammaanka magaalada Baydhabo ay kala wareegaan Ciidammada Ethiopia oo iyagu taageero siinaya Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya waxaana la wareegistu ay dhici doontaa marka tiradaasi lasoo dhameystiro.

Boqolaalkan Askari ee hada ku sugan magaalada Baydhabo ayaa ukala dhashay dalalka Ugandha iyo Burundi oo iyagu ka mid ah dalalka ka socda Midowga Afrika ee ka howlgalaya Soomaaliya waxaana talaabadan ay bilow u tahay qorshe horey loogu dejiyey Ammaanka magaalada oo ku aadanaa in Ciidammo ka socda AMISOM ay la wareegaan.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ka mid aheyd goobaha ugu waaweyn ee ay ku xooganaayeen Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayadoo magaaladana si wadajir ah kooxdaasi ay uga xoreeyeen Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Ethiopia bishii February ee horaantii Sanadkan.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ku halaagsamay Qarax caawa ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Warbaahinta Qaranka ugasoo warama Galgaduud Maxamed Deeq Cabdi Maxamed Horjoogayaashan ka tirsan Al-Qaeda ayaa watay gaari kuwa raaxada ah oo noociisu yahay SURF waxaana Qaraxa uu ku haleelay xili ay marayeen agagaarka deegaanka Habaasweyn oo qiyaastii 25KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Inta la xaqiijiyey Laba Horjooge ayaa goobta ku qurbaxday ayadoo sidoo kalena ay la geeriyoodeen Laba ruux oo midkood uu ahaa wadihii gaariga waxaana Horjoogayaasha la xaqiijiyey iney goobta ku nafwaayeen ay kala yihiin Xasan Cali Dheere oo isagu ahaa Horjoogihii Maleeshiyada Al-Qaacidada Soomaaliya u qaabilsanaa degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyo sidoo kale Horjoogaha Al-Qaeda ee degmada Ceeldheer ayadoo Horjoogeyaashanna ay ka yimaadeen deegaanka Ceelgaras kunasii jeedeen deegaanka Januune ee isla gobolka Galgaduud ka tirsan.

Lama oga ilaa iyo hada sababta qaraxan keenta iyo nooca qaraxa uu yahay waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo qaarkood ay tilmaamayaan in qaraxu ahaa Miino ay Al-Qaeda horey dhulka ugu xabaaleen islamarkaana laga hagayey Remote halka wararka qaarna ay tibaaxayaan in Walxaha Qarxa ay Horjoogayaashan gaariga ku wateen.

Gaariga ay Horjoogayaashan ka tirsan Maleeshiyada Al-Qaacidada Soomaaliya ku halaagsameen ka mid ahaa gawaari ay dhowaan Maleeshiyada Al-Qaeda kasoo dhaceen degmada Dhuusomareeb ayadoo gaarigaanna uu lahaa nin lagu magacaabo C/kaafi Xaashi Faarax oo dad deegaanka ka mid ah.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ay ku halaagsamaan qarax sidan oo kale waxaana ay aheyd dhowaan sidan oo kale markii duleedka degmada Ceelbuur uu ugu qarxay gaari ay qarax ku diyaarinayeen Maleeshiyaad ka tirsan Al-Qaeda halkaasi oo ay ku nafwaayeen Horjoogayaal isugu jiray Soomaali iyo Ajaaniib.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho
War Habeen 16-May-2012

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliya(SNTV) waxaana Barnaamijka looga hadlaa Dhismaha iyo taariikhda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya.

Hadaba Barnaamijkan oo ah Barnaamijka koobaad ee aynu Akhristayaasha Webka Radio Muqdisho usoo baahino waxaa lagu wareysanayaa Saraakiil Ciidammada ka tirsan ayadoo Barnaamijkanna uu halkan kasoo jeedin doono soo saaraha Barnaamijka Daljir Wariye Ibraahim Xaamud Mahad (Ibraahim Radio).

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Barnaamijka Daljir Ee Ciidammada Qalabka Sida

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760