Thursday, May 17th, 2012

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Cambaareeyey Qaraxii Lala Eegtay Haweenkii Nadaafada Ka Shaqeynayey.WARSAXAAFADEED

Published on November 30, 2011 by   ·   2 Comments  ·   948 views

Muqdisho. Arbaco 30-Nov-2011… War saxaafadeed lagu cambaareynayo Qaraxyada Muqdisho gaar ahaan kii barqo nimadii maanta lagu beegsaday haween ka shaqeynayay nadaafadda degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho.

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdiso ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii maanta lagula beegsaday xaafadda Suuq Liif ee degmada Dharkeenleey haween ka shaqeynayay nadaafada degmadaasi.

Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta markii qaraxaasi foosha xun uu dhacay kadib  booqday goobti uu ka dhacay ayaa sheegay inuu aad iyo aad uga xunyahay , islamarkaana uu  cambaareynayo falkaasi uuna ku tilmaamay mid wuxuushnimo ah.

“Waxaan dhihi karnaa kuwa miinada u dhigay haweenka ka shaqeynayay nadaafadda Muqdishow  waxey kasoo horjeedaan Nolosha reer Muqdisho, waana inaan iska dhicinaa oo aan ka dhii dhinaa falkaas arxan darrada ah”.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdiso mudan Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa cod dheer ku cambaareeyay qaraxii maanta lala beegsaday haween ka shaqeynayay nadaafadda degmadooda, kuna eedeeyay kooxa Shabaab.

Ku dhawaan 10-haween ah ayaa la sheegay iney ku nafwaayeen halka tiro intaa kabadana ay ku dhaawmeen kadib markii qarax miinada nooca Remote-ka laga hago lala eegtay xili ay ku guda jireen howlo nadaafadeed.

Sidoo kale mudane Tarsan ayaa canbaareyn dusha uga tuuray qarax waabarigi saaka lala eegtay xarunta Villa Baydhabo halkasoo la sheegay iney ku dhinteen qar katirsan ciidamada dowaldda.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa cambaareyntaasi ka sokow kula dardaarmay qeybaha shacabka ee ku dhaqan gobolka Banaadir iney soo sheegaan kuwa qaraxyada arxan darrada ah maleegaya.

Isagoona intaa ku daray in qarax kasta oo dhaca uu qasaare kasoo gaari karo qof kasta oo ka mida dadka magaalada Muqdisho dagan ama ehelkiisaba si taa looga hortagana loo baahan yahay in shacabku ay hayadaha Amniga dowladda ku gacan siiyaan soo sheegidda iyo ka hortagida qaraxyada & falalka amni darro.

Ugu dambeyn war saxaafadeedkan kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hayadaha amniga dalka ku booriyay iney foojignaadaan islamarkaana ka hortagaan qaraxyada lagu dhibaateynayo shacabka.
___________________Dhamaad________________________

 

Readers Comments (2)

  1. C/QANI says:

    ASCW WALAAHI INAAN SAAS LAGU JOJINEYNIN NADAFADA MUQDISHO EE DHIIGEENA KICISEEN
    MAMAYAASHA JANADA IDINKANA JAHANAMA WAR CIIDANKA AAN XOOJINO SI DAMBILAYAHSA GACAN BIR AH LOGU SO QABTO ILAAHOW NA TUSI MAMULA YASHA SHABAB OO MARKODA QORTA LAGA JARAAYO INSHA ALAH WEY IMANEE GUUL

  2. hadaafoow says:

    khawaarijta waa jabeen sabatoo ah waxeey naf ka raadsheen naago masaakiin oo shaqeysahaayo inay qarxiyaan
    waxaa ku talin lahaa indowlada hoolgaladooda sii wadaan loona adeegsado dhalinyaro yar yar si ay u qaarijiyaan khawaarijta kuwooda madaxda ah
    wabilaahi toow fiikh




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...