Dr. Dufle oo ka digay cabista Sigaarka
Published on May 31, 2011 by admin · 1 Comment · 740 views
Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ka digtay wax yeelada ka dhalan karta cabista Sigaarka xilli maanta ay ku asteysneyd maalinta loo aqoonsaday joojinta cabista Sigaarka.
Dr. Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle ayaa uga digay ummada Soomaaliyeed Cabista Sigaarka isagoo sheegay in ay ka dhalan karto halis dhinaca Caafimaadka ah.
Dr. Dufle ayaa ku booriyay Bulshada Soomaaliyeed in ay joojiyaan cabida Sigaarka isagoo ku celceliyay in ay ka dhashaan cuduro halis ah sida Kansarka, wuxuuna xusay in caalamku uu aqoonsanyahay halista ka dhalata cabista Sigaarka.
Maanta ayeey ku asteysnayd maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday joojinta cabista Sigaarka, kadib markii caalamku uu dareemay halista Sigaarka.
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
titorka wuxuu shegaayo waa run war waxaan garsinaa fariintaan inta cabta sigaarka war iska dayaa soomaali inta cabto sigaarka titorka wuxu usheegaayo waa run waa run waa run iska daya iska daya iska daya