Sunday, December 21st, 2014

Dowladda Turkiga Oo Beenisay In Ay Ku Lug Leedahay Ololaha Dowladda Soomaaliya Ay Ku Banneeyneeyso Dhismayaashii Dowladda

Published on February 12, 2012 by   ·   6 Comments  ·   2,742 views

Dowlada Turkiga ayaa beenisay in ay ku lug leedahay ololaha dowlada Soomaliya ay dadka ku nool uga saareeyso dhismayaasha dnata guud iyadoo sheegtay in ay dhawaan bilaaban doonaan mashaaricda lagu dayactirayo waddooyinka Magaalada muqdisho,

Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambsaddor Kani Toru oo Saxaafadda maanta shir jaraa’id ugu qabtay xarunta safaadda Turkiga ay ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyntii ka hadlay warar sheegaya in Dowladda Turkiga ay ku  lug leedahay ololaha ay dowladda Soomalaiya uga rareeyso dadkii ku noolaa xarumaha dowladda.

Safiirka ayaa hoosta ka xariiqay in dowladda Turkiga aysan ka codsan dowladda Soomaaliya in dadka laga saaro Isbitaallada iyo guryaha dowladda isagoo hoosta ka xariiqay in dadka guryo la’aanta  haysato ay aad uga xunyihiin islamarkaasna uu caalamka ka codsanayo in gurmad loo fidiyo dadkaasi.

Ambasador Torum aayaa dhanka kale ka hadlay qorshe yaasha ay hay’adaha Turkiga ka wadaan gudaha Soomaaliya waxa uuna farta ku fiiqay in dhawaan ay bilaabadi doonaan dib u dayactirka lagu sameynayo waddooyinka caasimadda iyo sidoo kale dhismaha qaar ka mid ah Isbitallada.

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay socdaan dadaallo lagu dhisayo suuqyo cusub oo laga hirgelinayo magaalada, isagoo tusaale ahaan u soo qaatay suuq ay dowladda Turkiga ka fureyso degmada Boondheere ee Gobolkani banaadir.

Safiirka Turkiga ee Somaliya kani Torym ayaa dhanka kale sheegay in dowladda Turkiaga y ka caawineyso Soomaaliya waxbarashada, caafimaadka , isagoo hoosta ka xariiqay in dowladda Turkiga ay diyaar u tahay in ay dib u dhis ku sameyso xarunta jaamacaddii hore ee Ummadda haddii ay ka codsato Dowladda Somaliya.

Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

Readers Comments (6)

  1. mahamed says:

    wey mahadsanyihiin walaalaheen turkiya allah xifdiyo abaalka aakhiro iyo aduunba illaah ha ka siiyo cadowgeedana illaah ha u jebiyo meel kastooy joogaan

  2. fardowso says:

    Turkey jaceel kal iyo laab ah walahi waa walaalo dhab ah …..

  3. Ahmed says:

    waaaaaw we love Turkish government and their people, we never seen such brotherhood and humane, Turkish people will always be remembered in the history of somalia and i hope one day Mogadisho become the commercial city Between Africa and Ankara. i hope to see that soon inshalah

  4. AKHII FILAAH says:

    SALAAN KA DIB WALAALAHEEN TURKIDA AH WAXAAN LEE NAHAY OO KALIYA JIZAAKALAAHU QEYRAN WAX WALBA OO AAD NOO QABATAAN OO QEYR KU JIRO ILAAHAY HA IDIN KA ABAAL MARIYO ADDUUNYO IYO AAQIRABA .
    WAXYAALAHA AAD NOO QABANEYSID DOWLADAHA KALE XATAA KUWA AAN ISKUGU DHAWNAHAY OO AH CARABTA AMA JAAMACADA CARABTA KAMA HELMO WAANA OG NAHAY INEEY YIHIIN CADOWGEENII KOOWAAD WAA CARABTOO DHAN OO AAN KALA SAAR LAHAYN IYAGAANA KA DANBEEYA INUU WADANKEENU BUBURO LAAKIIN ILAAHAY WUXUU NOO SOO DIRAY DOWLADA TURKIGA OO WELIBA AAN MEEL WALAALO KA NAHAY OO DHINACA MUSLIMKA HORAY AYAANA ILAAHAY U YIRI INAMAL MUMINUUNA IQWA TAAS AYAANA KEENTAY INUU ILAAHAY NOO SOO DIRO OO AY KA XANUUSADEEN DHIBKA NAHAYA OO AAY U DUL QAADAN WAAYEY WAANA MIDA AY HADA NOO SAMEYNAAYAAN EE WALAALAYAALOOW OGAADA KANA BARTA YAA WAX NOO TARAY YAANA WAX NOO TARIN WAA SUAAL NAKALA RABO INAAN OGAANO .
    MAR LABAAD JIZAAKALAAHU QEYRAN WALAALAHEEN TURKIGOOW .
    WABILAAHI TOOWFIIQ

  5. abuukar says:

    ASC MARKA HORE ILLAAH AYAA MAHADA ISKA LEH WAXAA WAX LALA YAABO AH DADKII KOOW IYO LABAATANKA SANO KU NOOLAA DHISMAYAASHII DOOWLADA EE HADANA MAANTA WELI U SII BUKA INEEY ISKA SII HAAYSTAAN WAABA IS LAHEEYSIIYEEN MA OG TAHAY XATAA UBADKA AAD KU DHASHEEN INUU KA DHAXEEYO SOOMAALIDA MAXAA YEELAY WAXAAD KU DHASHAY HANTIDII DOOWLADA KUNA KORISEEN SAAS AAWGEED WAA INAAD KA DIIWAAN GELISAAN DOOWLADA SI LOOGU BIIRIYO CIIDAMADA QARANKA

  6. Yasin Wadani says:

    maashaa alaah aad baan ugu mahadcelinayaa walaalaheena turkiga dadaalka hagar la aaneed iyo garabka ay nasiinayaan markasta xaqiiqdii walaalasheena Taariiqdeena meel culus ayay ka gelidoonaan waxaana rajeeynayaa Somalia oo libaaxi africa ah in dib loo arko. Thanks ..




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

sax

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee ...
IMG_0741

Xaflad lagu weyneynayo sanadguurada ciidanka booliiska oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-20.12.2014.mp3"][/audio]
IMG_0734

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan ...
1

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
xukun1

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Soomaaliya oo laga caawin doono xagga dib u dhiska

Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha ...
vlcsnap-2014-12-20-15h28m24s0

Munaasabadda xiritaanka sanad dugsiyeedka Dugsiga agoonta Rajo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VIDEO”

Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee ...
Danjiraha Somalia ee Talyaaniga

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo Hambalyo u diray ciidanka Booliska

Rome.20.December..2014.Sabti,, Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka ...
Cawad

Baarlamaanka oo ka hadlay wax ka badal lagu sameeyo Hindise sharciyeedka Guddiga Xuduudaha

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 20aad ee maanta waxaa shir ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-20.12.2014.mp3"][/audio]
ATAM

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo liiska cunaqabateynta 1844 loooga saarayey Sheekh Atom

Mogadishu, 20 December 2014 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Taraafiko

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko oo xusay aas aaska ciidanka booliska

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko ayaa maanta ...
gudon

Booliiska Malta oo wali wada baaritaanka meydka gabar Soomaali ah oo ku geeriyootey dalkaasi

Guddoon Cabdulaahi Xasan waxay ahayd gabar yar oo ...
unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-ciidanka-boliiska

Sanad guurada 71 aad ee Boliiska Soomaaliya oo maanta laga xusay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka

Munaasabad balaaran oo lagu weynaynaayay maalinta Ciidanka Boliiska ...
IMG_4725

Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay Xubinnimadii Machadka Qorsheynta Carabta ”SAWIRO”

Xarunta Machadka Qorsheynta ee wadamada carabta ee Dalkan Kuwait ...
IMG_30321

Arday Soomaali ah oo Qeyb ka Ahaa Arday Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada Kenyatta ee Nairobi:-MUUQAAL+ Sawirro

Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii ...
Kenyatta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Maanta Saxiixay Sharciga Muranka Dhaliyay ee Ammanka Dalka

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qalinka ...
unnamed (6)

R/Wasaare Cumar C/rashiid iyo qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka oo Muqdisho ku kulmay “Sawirro”

Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/war-habeen-19-12-2014.mp3"][/audio]
ddd

Isbitalkii deegaanka Godinlabe oo dib loo howlgaliyay”sawiro”

Munaasabadda dib loogu furayay Isbitalka deegaanka Godinlabe oo ...
Ahmed1eca

Agaasimaha Guud ee Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qeybgalay shir ka dhacay Addis-ababa

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane ...
Qurba-joog

Mu’assasada Al-minhaaj ee Galdogob oo kulan u qabatay qurbajoogta ka soo jeeda deegaanadaasi (Sawiro)

Mu’assasada Alminhaaj  degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-DUHUR-JIMCO-TABIYE-DACAD-19.12.2014.mp3"][/audio]
wfp

WFP iyo UNHCR oo sheegay in ay dib u soo celiyeen Raashiinkii Qaxootiga horey ugu jareen

Iyadoo bishii November ee sanadkan ay hay’adaha Qaramada ...
20141218_225049

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga”sawiro”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane ...
beyle 2

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibada oo maanta ka sagootiyay shaqaale Wasaaradaasi ka tirsan oo Turkiga u aaday Siminaar

Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale ...
DIGITAL CAMERA

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay magacaabista R/wasaaraha (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
Astaanta-booliska

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Djibuti.

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tiradoodu gaareysay ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo xalay ka qeybgalay kulan looga hadlayay amniga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-TABIYE-CABDI-MAHAD-19-12-2014.mp3"][/audio]
DSC01578

Munaasabad Lagu Tageerayay Ra’iisu l wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Oo lagu Qabtay Galkacyo “Sawirro”

Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee ...
image7

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou “SAWIRRO”

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...