Thursday, February 23rd, 2012

Dowladda Soomaaliya Oo Taageertay Howlgalkii Lagu Badbaadiyay Shaqaalihii DDG

Published on January 26, 2012 by   ·   No Comments  ·   429 views

Mogadishu 26th January, 2012 (SONNA)…Dowaladda Soomaaliy  waxay taagersan tahay Howlgalkii Ciidmada Gaarka ah ee Maraykanku ku badbaadiyeen Nolosha Lahaystayaasha Hay’adda Denmark ee Miino barista.

Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed(Jaahweyn) ayaa yiri  “Xukuumada Soomaaliyeed, Shacabka Soomaaliyeed iyo inta maskaxdoodu xurtahayba, waxay ku faraxsan yihiin howlgalkii lagu badbaadiyay  labadii shaqaale ee la afduubtay iyagoo ka shaqeynaya sidii caruurteena miinada aysan u waxyeeleyn. Luqada kaliya ee ay fahmayaan Kuwa wax afduubta, Burcad Badeedda iyo Argagixisada waa in si xoogan loo garaacaa, xukuumada Soomaaliya waxay intii awoodeeda ah ay kaalmo ka geysan doontaa sii deynta kuwa ku afduuban gudaha Soomaaliya”

Wasiirka ayaa intaa ku daray “ afduubayaashaan iyo burcad badeeda waxa ay sabab u yihiin dhibatada aan la soo koobi karin ee heysata dadkeena, iyo dhamaan aduunweynaha intiisa kale, iaygoo Afduubanaya  qofkasta oo caawineysa dadkeen macluushu hayso ama cudurada, sidookale waxay burburinayaan ganacsigeena iyaga oo is hortaagaya  maraakiibta caalamiga ah ee  ku safraya biyaha Soomaaliya”

Wasiirka oo Hadalkiisa sii wata ayaa yiri  “Jessica Buchanon iyo  Poul Thisted waa dad naxariis badan, dadka Soomaaliyeedna ma heystaan saaxiibo uga fiican, iyagoo si  geesinimo iyo nafhurid nimo ah isugu soo biimeeyeen si ay miinooyinka uga sifeeyaan dalkeena, ayna bad baadiyaan shacabkeena gaar ahaan caruurta si aysan naftooda ama xubahooda ku weynnin.

Dhammaad

 

sonna

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_4392

DAAWO SAWIRRADA:-Qeybta Seddexaad Ee Nolosha Iyo Waxbarashada Ardayda Cusub Ee Turkiga

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Bandhiga Wareysiyada Oo Caawa Intiisa Badan Looga Hadlay Howlgalkii Lagu Xoreeyey Baydhabo”Dhageeyso”

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Janaay”Dhageeyso”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’isulwasaaraha Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Sheegayna In Howlgalka Uusan Hakan Doonin”Dhageyso”

Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Baydhabo

Dadka Baydhabo Janaay Oo Caawa Xoriyad Ku Hoyanaya Iyo Howlgalka Lagu Baacsanayo Al-Qaeda Oo Gobollada Koonfureed Xowli Uga Sii Soconaya”Dhageyso”

Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
x2

DAAWO SAWIRRADA:-R/wasaaraha Soomaaliya iyo kulamadiii uu la yeeshay madaxda Midowga Yurub

R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 22-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
ciidamada_som_jubooyinka

Faah faahinno ku aadan la wareegitaanka Baydhabo ee ciidammada dowladda

Faah faahinno dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya ...
war-deg-deg-ah1-150x150114211

Ciidamada XDS Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Baydhabo

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WAR DUHUR 22 02 12
UN somal

Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamada_Qaranka

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Baydhabo

Shabaab Oo Ka Qaxay Baydhabo Iyo Ciidamada Oo Ku Sii Siqaya

Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Sequence 56.Still001

Agaasimaha W/Warfaafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Kormeeray Dhismiha Hotelkii SYL Oo La Dayactirayo

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
xabsiga1

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
ciidamada_som_jubooyinka

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhaba

Wararkii ugu danbeeyay ee aynu  ka heleyno magaalada ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’iisul wasaaraha dalka oo faah faahiyay kulammadii Brussels uu kula qaatay madaxda Yurub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury               Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha London

Madaxweyne Shariif oo xalay gaaray magaalada London

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Bardaale

Ciidammada dowladda oo kaabiga ku haya Bardaale

Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
DSC09983

DAAWO SAWIRRADA:-Hub Iyo Maxaabiis Maanta Lasoo Bandhigay Kuwaasi Oo Ciidammada Qalabka Sida Kusoo Qabteen Howlgallo Caasimadda Ka Socda

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ahmed El-Tayeb

Baaq Imamka Al Azhar uu ku taageerayo Shirka London.AKHRISO

Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Isqarxinta Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa?

Sanadahan  dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
tubta-toosan1-150x150151

Mas’uuliyadda Bulsho Dhegeyso

Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
MSF

Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa afduubka samafalayaasha?

Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...