Thursday, October 2nd, 2014

Dowladda Soomaaliya oo Sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga:-WARSAXAAFADEED+“SAWIRRO”

Published on June 10, 2013 by   ·   3 Comments  ·   3,519 views

Muqdisho 10 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada.

Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu madaxweynahu yiri “Maanta Saaxiib ayaan sagootineynaa. Saaxiib nala joogey waqtiyo adag iyo kuwo kaleba. Saaxiib aan ka daalin caawinaada Soomaaliya oo suurtogeliyey in Soomaaliya ay afar sano isbedel muuqda ka sameysey amniga iyo siyaaasadda.

“Mahiga waa saaxiibkeyga iyo sidoo kale saaxiibka Soomaali oo dhan. Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan is naqaano, oo marka buugaagta taariikhda la qoro in doorka Dr Mahiga iyo kaalmadiisa Soomaaliya aad loogu riyaaqi doono oo loo sacab tumi doono.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadiyado isgu jiro shahaado sharafeed, iyo dharka dhaqan Soomaaliyeed iyo weliba baat iyo mindi guddoonsiiyey.

“Dr Mahiga waxuu ahaa qoraagii Roadmap-ka. Inkastoo ay jireen shakiyo in si nabad ah lagu dhameystirayo Roadmap-ka, haddana waxuu ahaa Roadmap-kan oo isu keenay Soomaali oo dhan, oo u horseeday dib u heshiisiin keentay in la helo dowlad rasmi ah.

“Khibradiisa, waayo aragnimadiisa, degennashihiisa, dulqaadkiisa iyo dabeecadiisa wanaagsan iyo xushmaddiisa aad baa loo tabi doonaa.

“Waxuu aaminsanaa Soomaaliya goor ay dad badan diidanaayeen. Waxuu shir guddoomiyey shirar badan isagoo ogaa in shirarkaas oo isu tagay inay muhiim u ahaayeen mustaqbalka. Diiradiisu waxey marwalba u saarneyd shacabka Soomaaliyeed, waxuuna ku guuleystay in si nabad ah dowlad rasmi ah loo helo oo dad badan ay aaminsanaayeen inaysan dhaceynin.

“Waxuu Soomaaliya gaarsiiyey waddadii soo kabashada, waxaana u ballanqaadeynaa inaan sii wadeyno shaqadii uu bilaabay inagoo siduu aaminsaa rumeysan. Magaca dalkan wanaagsan ayaa ugu mahadcelinayaa Dr Mahiga.

IMG_9569

IMG_9570

IMG_9571

IMG_9573

IMG_9575

 

IMG_9579

IMG_9581

IMG_9582

IMG_9591

IMG_9596

IMG_9597

IMG_9598

 

 

IMG_9616

IMG_9622

IMG_9656

IMG_9661

IMG_9676

IMG_9687

Photoby:-Maxamed Ibraahim Raage (Honest)

Readers Comments (3)

  1. mahiga.mahaa.qof somalida ilobi karto.waxow so shaqeyaay xili ad iyo ad u adak.?waxan lenahay.mahadsanid mudane mr mahigaa?……waxan ku rajey neynaa sinabad ah inaat dalkage ugu labatiit…..by

  2. ruqiyo says:

    mudane mahiga noo soo noqo adigaan ku baranee insha allah

  3. mahiga says:

    mahiiga mahadsanid 100000000000000%




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Jilib

Duqeyn ka dhacday degmada jilib iyo deegaano hoostaga

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa lagu soo ...
shabaabaaa-620x330

Kaslsoonida shacabka iyo kurbada Al-Shabaab”Qormo Xiiso leh Akhri”

Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda diinta iyo Owqaafta oo sheegtay in maalinta sabtida ah ay tahay Ciid kuna baaqday in laga faa’iideysto maalmaha cibaadada

Agaasimaha guud ee wasaaradda   Owqaafta iyo arrimaha diinta  ...
13214

Diyaarado duqeeyay fariisimo ay Shabaab ku lahaayeen Jilib

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa dhinaca cirka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-2-10-2014.mp3"][/audio]
abaanduulaha

Abaanduulaha ciidanka XDS oo ka hadlay howlgalka Badweynta Hindiya

Taliska ciidanka XDS ayaa faah faahin ka bixiyay ...
dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo sheegay in dilkii Godane ay fursad weyn u tahay shacabka Soomaaliyeed

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali ...
dubad 006

Dr. Beileh : “ waxaa ii muuqata yididiilo wanaagsan” (Sawirro)

  Mogadishu, October 01 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dekeda-Muqdisho

Isfaham La’aantii Ka Dhex Jirtay Muruqmaalka Iyo Maamulka Dekeda Muqdisho Oo La Soo Afjaray

Kulan ujeedkiisu ahaa dhameynta isfaham waa ka dhex ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEEN-01.10.2014.mp3"][/audio]
DSC02628

Xubna Ka Socda Guddiga Farsamada Ee Maamul U Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Gaaray Cadaado “Sawirro”

Xubnaha oo ka kooban 13-xubnood oo gudiga farsamada ...
sheekh bashiir

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada Ee Beri oo looga hadlayo fadliga Maalinta Carafo

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
gaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Sheegay In Ay Shabaab Ka Saareen Gal-Gala

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ...
unnamed-8

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q.M Oo Booqasho Ku Yimid Muqdisho “Sawirro+ VEDIO”

Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ...
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare oo la kulmay Madaxda Jaamacadaha Gobolka Benaadir “DAAWO VEDIO”

Wasiirka hidaha iyo tacliinta sare mudane Ducaale Aadan ...
tartan

Xaflad lagu soo gabo gabeynayay Tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VEDIO”

Munaasabad lagu soo xirayay tartan cilmiyeedka bishii Ramadaan ...
Dagaal-1

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-DUHUR-01-10-2014.mp3"][/audio]
ciidanka

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Cadale

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
dhalinyaro

Dhalinyarada Soomaaliyeed oo codsaday in loo abuuro fursado shaqo

Munaasabad lagu soo bandhigayay xaaladaha ay ku suganyihiin ...
Sawir hore Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo Agaasimeyaasha guud ku booriyay tayeenta shaqaalaha”DAAWOVEDIO”

Kulanka dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
DSC_0193

Wasiiro iyo Xildhibaanno garoonka ku sii sagootiyay arday ay Jaamacadda SIU u dirtay Jaamacadda Makerere “SAWIRRO+VEDIO”

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa garoonka ...
KIsmaayo

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

Kulan looga hadlayay doorka ay haweenku ka qaadan ...
raaga ceele

Saraakiisha ciidanka XDS oo kulamo la qaatay bulshada deegaanka Raaga-ceelle

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa kulamo la qaatay odayaasha, ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-arbaco1-10-2014.mp3"][/audio]
2

Madaxweynaha J. F. S. oo gaaray magaalada Jidda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Somali-National-Army-1

Ciidammada Xoogga oo kaabiga ku haya Baraawe

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidammada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-30.9.2014.mp3"][/audio]
DSC03935

Ra’iisul Wasaaraha oo soo xiray shirka New Deal (Sawirro)

Muqdisho, 30, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
1

“Sawirro”Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Luuq dagaal

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Raage Ceelle

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
Agoonta Gaalkacyo 5

Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Agoon ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Deeqdaan lacageed oo aheyd mid ay soo dhiibeen ...
Wasiir ku-xigenka iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

[caption id="attachment_207430" align="aligncenter" width="360"] Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...