Wednesday, May 22nd, 2013

Wasiirka Gaashaandhiga”Uganda waxaan ku heshiinay in tababarada ciidamada XDS loo soo wareejiyo gudaha dalka”

Published on January 14, 2013 by   ·   2 Comments  ·   874 views

Dowladaha Soomaaliya iyo Ugandha ayaa isku raacay in wixii hada ka dambeeyo Ciidammada ka mid noqonaya Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee markii hore lagu tababari jirey dalka Ugandha loo soo wareejiyo gudaha Soomaaliya iyadoo ciidamada ay si wadajir ah u tababari doonaan saraakiisha Midowga Yurub iyo Saraakiishii hore ee Soomaaliya.

Heshiiskan ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ayaa Muhiimadiisu waxa ay tahay in hadda wixii ka dambeeya ciidamada Soomaaliya lagu tababaro gudaha dalkeeena Soomaaliya halka markii hore lagu soo tababari jiray dalka Uganda.

Sidoo kale heshiiska ayaa lagu xusay in saraakiisha Midowga Yurub ee Ciidamada ku tababari jiray dalka Uganda ay yimaadaan gudaha Soomaaliya si ay ciidamada XDS ugu tababaraan dalkeena, iyadoo Midowga Yurub uu Maalgeliyo tababarada ciidamada.

Heshiiskan ayaa yimid kadib markii wafdi uu hogaainayo wasiirka Gaashaandhigga uu tagay magaalada Kambala iyadoo wasiirkuna Wadahadalo arintaasi ku aadan uu la qaatay dhiggiisa dalka Uaganda iyo taliyaha ciidamada dalkaasi.

‘’Wadahadalkenu waxa uu ku qotomay sidii tababarada ciidamada XDS loogu soo wareejin lahaa gudaha dalka, arintaasina waan isku afgaranay sidoo kale waxaan isku raacnay in saraakiisha ama Leyli Sarkaalka lagu soo tababaro dalka Uganda’’ ayuu yiri wasiirka Gaashaandhiga mudane C/xakiin Xaaji Fiqi oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan Nairobi.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in saraakiishii ciidamada XDS ay qeyb ka noqon doonaan tababarrada ciidamada XDS kuwaas qaarkood ay ku suganyihiin gudaha dalka halka kuwa kalena laga keenidoono dabadda, taas oo qeyb ka ah dib u dhiska guud ee dowladdu ku sameyneyso ciidamada XDS.

Readers Comments (2)

  1. Baashi says:

    Mansha alah wasiirka gashan dhiga waa ugu hambalyena sida u wajibkisa u gudanayo in ciidamada dowlada gudaha dalka lagu taba baro dhan walbo ee ugu ficantahay dhaqalo ahan&caafimaad ahaan soomaliya ha isracdo wasirada galena fadhiga ha ka kacan ilaa haatan labo wasiir aan aragna wax qabadkoda u ugu horeyo halyey fiqi

  2. Waaku salamay mudane wasiir alle waxa an kaaga baryayaa in aad kuguuleysato howshada wanagsan runtii waxaan dhihi karaa tobanka wasaradood ee xukumada waa wasarada kaliya oo shaqadeedu aysan gala go in oo had iyo goor kujirta shaqadii logu talagalay oo ayka sugeysay umada somaliyeed ee haraadku daashaday waxa aanku leeyahay mudane c/kariin xaji fiqi nolow nolow guuleyso sagaalka kale ka wacanow alle haku garab galo.guuuuuullll




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
RW Saacid Studiyaha RM

R/waasaare Saacid oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya

R/waaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*