Tuesday, June 18th, 2013

Sawirro”Dowlada Turkiga oo xarun ay Caruurtu ku madadaashaan ka hirgelisay Xerada barakacayaasha Rajo ee degmada Wadajir

Published on February 22, 2013 by   ·   17 Comments  ·   7,528 views

Jimco 22 February2013 waxaa maanta xerada jasiira camp laga furey meel ay ku cayaaraan caruurta Barakacayaasha ah ee ku nool xerada Rajo ee degmada Wadajir maada horey looga hegaliyey iskool iyo Rug caafimaad iyo weliba garoomo yar yar oo ay caruurtu ku madadaashaan xiliyada fasaxa ama ay ka nasanayaan goobaha waxbarashada.

Kaamkan ayaa waxaa ka gacanta ku haaya hay’adda Bisha Cas ee Turkiga

Xafalada furitaanka ayaa waxaa si wadajir ah u furay  siihayaha Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Ariamah gudaha iyo amniga qaranka Mudane Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baale) iyo  safiirka Dowlada aan walaalaha nahay ee Turkiga  Dr. Kamaludin Kani iyo   Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga Mr. Serdar Gunel.

 

Xaflada ayaa waxaa sidoo  kale kasoo qeygalay mas,uuliyiin kale oo ka yimid wadanka Turkiga iyo NGO’s Dalalk Turkiga intooda badan waxana xaruntan maanta lahirgeliyaay ay qeybweyn ka Qaadaneysaa barabarinta caruurta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa danyarta ah ee kunool kaamamakasi Iyadoo dowlada aan walaalaha nahay ee turkigu ay amshaariic horumarineed oo waxgal u ah bulshada Soomaaliyeed kawado gudaha caasimadda dalkeena.2

 

Baale

 

IMG_0105[1]

 

11

 

Turki Caruur

 

 

 

Photo by.Maxamed C/laahi

Readers Comments (17)

  1. aad iyo aad ayaan uu soodhaweyna farxada iyo qalbi dhiiska walaha somalia ee uu sameysa walahaa turkiya waa ariin aad iyo aad uu ah qalbi dhis iyo mid dhiirii galiiso walahaa kale somalia kuwa leh iskulada ganacsada dhaman in ee ku dayadaan ariintaan ee sameyse bisa caas

  2. nuurka says:

    Masha allah wan kufarxa sanahay waxa walabo isbadal ku imado wadanak nah qorxinayo

  3. allamagan m cise says:

    walaalaha turkiga waa mahadsanyihiin inbadan lkn waxaan codsanayaa in ay eegaan priority ga ama mudnaanta mashaariicda . waxa jiro mashaaric dalka daruuri u ah oo ay dowladduna aad ugu baahantahay in laga taageero marka kuwas hasoo hormarsiiyaan madadaallo iyo maaweelo hanoo dambeeyan qof dhimanayo madadaallo kamagaare mahadsanid all sntv group.

  4. jamal007 says:

    Walaaha turkiga ha jiraan ha jogaan somaliyana ma ilobi donaan abaalkey no galeen xiliga adag oo wajaheyno

  5. maryan says:

    Thanks to allaha for sending Turkey to Somali and thank you Turkey poeple for what you have done for Somali people and what you are doing.May allaha grant to paradise those who help us and may allaha make somali and turkey relationship strong.

  6. maxamed says:

    maasha allah allaha dhowro oo quweeya walaalaha turkiya iyo dowladeeda xakiimka ah. radiomuqdisho noo soo kordhiya sawirada dadka kaliya ayaad noo soo sawirteene mahadsanadiin

  7. bilal says:

    asha Alaah ilahayoo uadada isogargar weydhibtotee wax dhiwoo a hanee wax kafarxiiyaba aeysaan hiliin inshaALLAAH soaaliya oo dhaan qer iyo bashbash iyo barwaqo iyo nawaad waarta aa uubanbeyn toontaa amiin amiin alahayoow

  8. nuur gelle farax says:

    aad iyo aad ayeey dowladda turkiga ugo mahadsantahay sida ay u taakuleysoo shacabka somaaliyeed waana u mahad naqeynanaa waxaanu leeyahay guuleyso turkiyo !

  9. gaduudoow says:

    waan ku farxay caruurtena oo loo sameeyay meel ay kuciyaaraan ow kabaxaan dhibka

  10. masha,alah hadan nahay aqoon yahanada somali yeed wan so dhawenenaa wax walba oo wanag ah mis umada dalka faaido ugu jirto marka waxii xuna marnaba maka aamuseeno midaana waad ku mahadsan tihin walal yaal xiligeeda ayan idin godeena deen hanagu ahaato somali yeey deenta waa inan iska gudnaa si aan u noqono dal madax banan oo deen lagu laheen

  11. khadija says:

    ALLOOW TURKIGA KHEYR BADAN SII WALEE WAANAGA DUCEYSTEEN SOO KOWAAS MAAHA CARUURTII BARAKACAYSSHA MAANSHA ALLAH WAX KA WEYNA WAA KA FILEYNAA, WAXAAN WELIBA JECLAAN LAHAA IN AY HOTEEL CURUBA IYO JUBA NOO DHISAAN OO DOWLADEENU KA CODSATO HADII AAD GANACSATO SIISAAN WAXAA DHICI KARTA IN AAD EED KALA KULANTAAN HADHOWNA UU NOQDO HOTEEL DOWLADU AYSAN SHAQO KU LAHEYN BALSE HADAAD IDINKA CODSATAAN IN LA IDIIN DHISO WUXUU NOQONAYAA MEEL DOWLADU LEEDAHAY SHAQAALHU AY NOQDAAN SHAQAALE DOWLADEED LACAGTA KA SOO BAXDANA AY NOQOTO LACG TOOS UGU DHACDA BANGIGA DOWLADU MAAMUSHO WAA IGA TALO WAX FIICAN OON LA JELLAHAY DOWLADEENA IYO DALKEENA.

  12. abdala says:

    masha allah aad iyo aad ayaa uku mahad noqay naa walaha nacaawiyo had iyo jeerba way mahad san yihiin

  13. Ahmed says:

    Mar walba waxan idinka codsanaa hadaad tihiin sawirqaadayaasha Radio Muqdisho in aad soo sawirtaan goobaha cusub ee la furo sidda dhismooyinka iyo wadooyinka ee aadan keliya inoo soo sawirina dadka goobta furaya, fadlan u dhega nuglaadda codsiyadda akhristayaasha, ileen cidda aad wax u soo bandhigaysaan waa akhristayaashee,,,,,,,,,,

  14. barre says:

    sariw qadaha sawiradan qaaday active ma ahan xerada sawiradeeda ma so qaadin

  15. Masha alah runti waa wax aad loogu farxo waayo bulshadeyna waxey u bahanyihin wax farxad galiya iyo mel ey ku indha doogsadaan waa bulsho ka soo daashay wax eyna adunka inta badani eysan arag wlh waan ku taageyna hormarka wadanka iyo wax walba oo farxad galiya bulshadeyna insha alah/wabilahi towfiq WSC

  16. axmad says:

    maasha alaah i love turkey

  17. XUSNI says:

    MAASHAA ALLAAH, walaaleheen turkiga way ku mahadsanyihiin wanaaga ay noo sameynayaan, anagana Allaah ha naga dhigo kuwo u mahadceliya una abaal guda. (Allaah ma mahadiyo, kii aan mahadin dadka_abaalka kuu gala.) Muxammadu Rasuululaah.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Kulan kula Qaatay Odoyaasha Dhaqanka“SAWIRRO”

Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
DSC06024

Xaflad Loogu Dabaal Degayey Aas Aasyada Dhalinta Ubaxa Qaranka Oo Lagu Qabtay Degmada Wadajir “DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Sequence 01.Still008

Hay’adda CCD oo Maanta Kulan Lagu Wacyi Galinayo Dhalinyaradda Ku Qabtaya Degmada Kaaraan“SAWIRRO”

Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Sequence 05.Still001

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Jubboyinka oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay“SAWIRRO”

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 18.06.2013
MOBASA

Booliska Kenya oo Mombasa ku toogtay Laba Nin oo Argagixiso ah

Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
DSC01420

Ra’iisul Wasaaraha oo Maanta Furay Shirka Heerka Qaran ee Dib-u soo Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya:-WARSAXAFADEED+(Sawirro)

Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Ra'iisulwasaare Saacid

Ra’iisulwasaare Saacid”Waxbarashada waxaan siin doonnaa ahmiyad ka badan gaashaandhigga”

Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
DSC01183

Daawo Sawirradda:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka oo Goor Dhow Ka Furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 18.6.2013
South-Africa

Burcad Koofur Afrikan Ah Oo Boob U Geysatay Hanti Ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Ciidammada Asluubta

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Muddo Bil Ah U Qabtay Iney Uga Guuraan Dadka Deggan Dhulalkii Asluubta

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
astaanta_qaranka13

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho

Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
wiish

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA “SAWIRRO”

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
12

Soomaalida Malaysiya Oo Markii Ugu Horeysay isugu Yimid Dood Wadaag Kana Dooday Dowlad Wanaaga“Sawirro”

Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
xasan

Madaxweynaha Cusub ee iiraan oo Sheegay in Dowladiisa aysan Joojin Doonin Barnaamijka Nukliyeerka

Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
turky

Dowlada Turkiga oo Sheegtay inay Awood Milatari u isticmaaleeyso Mudaharaadayaasha.

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 17-06-2013
DSC01274

Ardada Jaamacadda Plasma oo Maanta Laga Talaalay Cudurka Dabeysha“Sawirro”

Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
CECAFA Referees at a fitness test Photo By Gishinga Njoroge

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo si Weyn uga Dhex Muuqda Tijaabo Laga Qaaday Garsooreyaasha CECAFA

Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
mahdi

Kulan Wadatashi ah ah oo Looga Hadlayo Nabadda Gobollada Dhexe ee Dalka oo Maanta Muqdisho ka Furmay

Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
dubad

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo Al-shabaab kala Wareegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan“Sawirro”

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

war duhur 17.06.2013
Jen.-Cabdi-Xasan-Cawaale-Qeybdiid

Wafdi uu Hogaminayo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo Gaaray

Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Gaafoow

Gaafow oo ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyed inay Qaataan Baasaboorka Electaroniga ah.

Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
DSC05726

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Kormeeray Goobo ay Socdaan Howlo Nadaafadeed“Sawirro”

Mas’uuliyiin ka titsan maamulka   Gobolka  Banaadir ayaa maanta  ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*