Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay Howlgalkii Buulo Mareer iyo golaha wasiirada oo kulan deg deg ah ka yeeshay
Published on January 13, 2013 by Gaani · 6 Comments · 3,210 views
Kulan gaar ah oo ay xalay xubnaha golaha wasiirada kuyeesheen xafiiska R/Wasaaraha Uuna Shir gudoominayay R/Wasaare C/faarax Shirdoon ayaa waxa ay uga hadlayeen Duqeyntii ay Ciidamada kumaandooska dowlada Faransiisku ay Ka sameeyeen Deegaanka Buula Mareer oo Ay Ku doonayeen inay Kusoo furtaan sarkaal Faransiis ah Oo Sanadkii 2009 laga afduubtay Magaalada Muqdisho duqeyntaas oo wax yeeshey dad Shacab ah oo ka agdhawaa goobta ay Argagaxisadu kuheysteen sarkaalkii u dhashay dalka Faransa waxa ayna xubanaha golaha Wasiirada kulankoodi xalay Ku cadeeyeen In Ay aad uga xunyihiin arintaasi.
Dowladda Soomaaliyana ay cambaareyneyso waxa ayna sidoo kale xubnaha golaha Wasiirada Katacsiyeeyeen dadkii Soomaaliyeed ee Ku geeriyooday duqeyntaasi Iyo Dadka Dowladda Faransa uga geeriyooday weerarki Buula Mareer.
R/wasaare Kuxigeen ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ayaa markii uu soo gabagaboobay Kulankii ay xalay yeesheen golaha wasiirada Xukuuumada Soomaalya lahadashay Warbaahinta Qaranka waxa ayna tilmaamtay in Xukuumadu ay Ka Xuntahay raalina Ka aheyn duqeymihii Dowladda Farinsiisku ay Ka Sameeyeen deegaanka Buulo Mareer ee gobalka Sh/Hoose.
Dhinaca kale wasiirka ariimaha dibada Soomaaliya ayaa tilmaamtay in guul ay dowlada Soomaaliya Ka gaartay Burcad Badeeda Soomaalida ah iyadoo loo marayo hab wada Hadal Taasna ay suurta galisay in si shuruud La’aan ah ay Kusoo daayaan dad Ay Heysteen Burcadu Iyadoo sidoo kale R/wasaare kuxigeenku faraxad Ku tilmaamtay in Tiro Burcad Badeed ah oo Gaaraya 120 ay isisoo dhiibaan.
Habeen kahor ayey aheyd markii deegaan Kuyaala gobalka Sh/Hoose ay Ka fuliyeen Diyaaradaha dagaalka Faransiisku howlgal ay Kusoo Furanayeen Denis Alakis oo 2009 Laga Afduubtay magaalada Muqdisho howlgalkaasi oo Qasaaraha Ka dhashay Ilaa hadda Ay Faahfaahino dheeraad ah Kasoo Baxayaan, iyadoo Faransiiskuna war ay Kasoo Saartay Howlgalkaasi lagu Sheegay in hal Askari Iyo Denis Alakis oo ay afduubka u Heysteen Al Qaacida Ay Ku geeriyoodeen howlgalkaasi.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
asc, waxaan marka hore salaamayaa dhamaan umadda somaliyeed, salaan ka dib, waxaan aad iyo aad oga xumahay duqeynta ay ka geesteen ciidamada dalka france somalia.
waxaana si deg deg ah oga codsanaya dowladda somaliya in ay wax ka qabato arintaas, oo ay dowladda france kala xisaabtanto arinkaas. golaha wasiirada shika ay isku gu yimaadeen wax ka soo baxay oo miro dhal ah majiraan. sida aan ka aqriyay , ilaah ayaa u maqan u mad waynta somaliyeed. waaa wlaakiin gaalkacyo oo idin leh somaliyey noolaada oo ka tashada arimihiina iyo cadowgiina.
ASCW MAANSHA ALAHU DAWLADDA SAACID SIIWADA HORUMARKA WADANKA CIYAALKANA ILAAH BAA XAQA TUSIN OO WAXAYNU NAHAY QAYRU UMA WAXANA ALSHABAA KA SUGNAA TUBO KEENIS DEG DEG AH IYO INUU DARIIQA DHABTA AH TUSIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN MAXAA YEELAY KUWII TUNKA WEYNAA OO QARAASINADA HADAYBA XAQA FAHMEEN IYAGANA INSHAA ALAAHU WAY FAHMIDOONAN ILAAHOOW SOO HANUUNI WAA DHALINTEENII BIRITOO ILAAHOW KASIIB FAKRADA XUN EEYHEESTAAN AAMIIN AAMIIN AAMIINN ASCW
Asc dhaman umada somaliyed nabad buuxada allaha nasiyo amiin tedakale waxaan leyahay dowlada duldulelada iskafiriya manta shacabka 100% 90% weey idintagertay waxaa maqan 10 oo kaliya waana shabaab igana allaha keeno lkn dowladnimo mujiya oo waxkasta adinka haledankala tashado oo hormuud u ahaada unashega neto iyo qasinkeeda in eey fulinkarin wax dambe oo howlgal eh wabilaahi towqiif
Ascw waxaan salamayaa dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ka xumahay weerarkii foosh xumaa oo loogu sooxad gudbay wadakeena in aan wax ilaa iyo hada wax lagu qancikaro aysan kasosarin waasida anka aqriyay warka shirka golaha wasiirada markii an maqlay aad baan ugu farxay lkn waxa anka naxay markii canbaareen kaliya ay kaso baxday waxaa cad runtii halka sargaal ee france in uu kaqaali sanyahay dhamaan umada somaliyeed waxana cadeynaya in shacabka somaiyeed laduqeynayo guryahooda iyo naftoda lagoynayo hal shaqsi ee cadaan ah qofkii somali ah oo wax u geysta ama badeena asagoo xalufinay qafaala cidkale inta aan lagaarinba somalida ayaa dhaheysa waa burcad war somaliyey su aal maxaa wiil keena kadhigay burcad wiilka dalka iyo dadka duqeynayana loga aamusay dowladuse xitaa waykala xishotay france xadgudubka ay sameysay…somali alle ayaa umaqan
ascww dhamaan umada soomaliyeed intaa kadib waxaa mahadle allah islaamka nagu maneystay marka labaad waxaan aad ugu mahadcelinaa xukuumada saacid waxaan u maleynaa ama aan hubaa waa xukumadii kowaad ee ku diiratah in ay dhib garay dadkooda ka hadasho in ay dhameystiran oo ayaan rajeynaa inshallah dhalinyatada waxaan leyahay war nimanyohow ogada dadka waa dadkiinii maxaad dhowreysan marka dadkiina adnka aad dishaan qeyb qeybta kalana uu darxumo owgin u dhinto allah ka xishooda oo waxaan iska daaya oo kanoqda dadkiina dhimashadooda malinkasta sabab ha u noqonana wabilaahi toowfiiq
Ascl waxaa wax laga xumaado ah dowladahaan faragalinta ku haaya soomaaliya haddey dowlad buuxda tahay iyo haddey ku meel gaar aheydba waxaana wanaagsan dowlada faransiiska in talaabo sharci leh laga qaado ILAAHAY shabaabna xaqqa ha fahansiiyo