Tuesday, June 18th, 2013

Dowlada Kenya oo safaarada Soomaaliya si buuxda ugu wareejisay dhulkii safaarada oo si sharci daro ah uu hore ugu iibsaday muwaadin Kenyati ah

Published on February 23, 2013 by   ·   4 Comments  ·   923 views

Dowladda Kenya ayaa safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi si buuxda ugu wareejisay dhulka Safaaradda Soomaalida oo si sharci darro ah uu u iibsaday nin ganacsade ah.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo muddooyin sannado ah dadaal ballaaran ugu jirtay sidii ay ula soo wareegi laheyd dhulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ku yaalla caasimadda dalkaasi.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa sheegay in dadaal badan kadib ay ku guuleysteen in ay dowladda Kenya si rasmi ah ugu soo wareejiso wasaaradda deegaanka warqadda sharciga ah ee cadeyneysa in Safaaradda Soomaaliyeed ay la wareegto Documents-kaasi si ay ugu howlgasho.

Sidoo kale Danjire  Ameeriko ayaa meesha ka saaray in aysan jiri karin cid Abbiil ka qaadaneysa dib u soo celinta dacwaddii ay qaadday maxkamadda sare ee dalka Kenya, waxa uu dhinaca kale si weyn ugu mahad celiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya, dhawaanna ay safaaraddu billaabi doonto dhismaha xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya.

Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo hadda dib ugu soo laabatay gacanta Safaaradda Soomaaliya ayaa soo billaabatay sannadkii 1995-tii waqtigaas oo ay dacawaddu gaartay meeshii ugu sarreysay, waxaana dib loo sii billaabay sannadighii 2006-dii iyo 20010-kii,  iyadoo markaana guullo laga gaaray kaddib markii Jaaliyadda iyo mas’uuliyiinta Safaaradda oo iskaashanaya ay u tafa-xeeyteen sidii ay u soo dhicin lahaayeen dhulka Safaaradda oo ah hanti Qaranka Soomaaliyeed uu leeyahay.

Readers Comments (4)

  1. Kenya runta ayey araktay somaliya cagaheeda ayey ku istagtay dad wadani ah oo an isqab qab saneynin ayana hogaminaayo wa guul

  2. Maryan axmed kampala says:

    Waa Safiir wadani ah sidaa ayaa la rabaa soo dhacso xaqa wadanka ka maqan wadanigooo guulayso guuuuuuuuuul

  3. mohamed says:

    Masha allah waa arrin wanaagsan arintaaas burburki somalia kudhacay ayaa safaradihina kudhacay lakin maanta waxkaste si wanaagsan ayay usoo hagagayaan maalinba maalinta kadanbeysaa wax ficn ayaa dhagaheyga kumaqlaa indhaheygane ku arkaaa waa alle mahdi kadibne waxaan kumahdsan dadki utafaxaytay islaaxxinta dalkeena somalia !

  4. Mahad oo dhan waxa ay u sugnatay allah waxa kalo mudan madaxda somaliyed o idil gabi ahanba inta udoday ama sodhicisay hantida qaran ee ay banesten galada hada somali waxan u rajeynaya guul tii kale e ku talay taliyaniga aya u harsan in ay ku dhigan gacanta weyna ku dhigayan insha allah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 18.6.2013
South-Africa

Burcad Koofur Afrikan Ah Oo Boob U Geysatay Hanti Ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Ciidammada Asluubta

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Muddo Bil Ah U Qabtay Iney Uga Guuraan Dadka Deggan Dhulalkii Asluubta

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
astaanta_qaranka13

Shir-weynaha Qaran Ee Dib U Habeynta Waxbarashada Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho

Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
wiish

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA “SAWIRRO”

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
12

Soomaalida Malaysiya Oo Markii Ugu Horeysay isugu Yimid Dood Wadaag Kana Dooday Dowlad Wadaaga“Sawirro”

Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
xasan

Madaxweynaha Cusub oo Sheegay in Dowladiisa aysan Joojin Doonin Barnaamijka Nukliyeerka

Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
turky

Dowlada Turkiga oo Sheegtay inay Awood Milatari u isticmaaleeyso Mudaharaadayaasha.

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 17-06-2013
DSC01274

Ardada Jaamacadda Plasma oo Maanta Laga Talaalay Cudurka Dabeysha“Sawirro”

Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
CECAFA Referees at a fitness test Photo By Gishinga Njoroge

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo si Weyn uga Dhex Muuqda Tijaabo Laga Qaaday Garsooreyaasha CECAFA

Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
mahdi

Kulan Wadatashi ah ah oo Looga Hadlayo Nabadda Gobollada Dhexe ee Dalka oo Maanta Muqdisho ka Furmay

Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
dubad

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo Al-shabaab kala Wareegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan“Sawirro”

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

war duhur 17.06.2013
Jen.-Cabdi-Xasan-Cawaale-Qeybdiid

Wafdi uu Hogaminayo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo Gaaray

Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Gaafoow

Gaafow oo ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyed inay Qaataan Baasaboorka Electaroniga ah.

Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
DSC05726

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Kormeeray Goobo ay Socdaan Howlo Nadaafadeed“Sawirro”

Mas’uuliyiin ka titsan maamulka   Gobolka  Banaadir ayaa maanta  ...
safar imaasho

Wafdigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dib ugu soo Laabtay.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
G8

Shirka Wadamada G8ka oo Furmay Diiraddana lagu Saari Doono Xiisadaha ka Taagan Dalka Suuriya.

Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
South-Africa

Danjiraha Soomaaliya Ee Koofurta Afrika Oo Kulan La Qaatay Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee dalkaasi

Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Maryan qaasin

Drs. Maryan Qaasin ”Si Loo Helo Road-Map Laga Ambaqaado Dib u Habeynta Waxbarashada Waxaan Go’aansannay Inan Qabanno Shirweyne Qaran”

Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 17.6.2013
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Oo Soo Gebagebeeyay Xalay Booqashadiisii Britain

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
baaritaano

Ciidamada ammaanka Oo Saaka Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Wada Degmada Hodan

Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
goodax-1

Mudanayaal Ka TIrsan Baarlamanka F.Soomaaliya Oo Xalay Lagu Weeraray Nairobi

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
taji1

Xaflada Lagu taageeraayey Wax Qabadka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Holland lagu Qabtay ” SAWIRO ”

Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Somali NOC president Abdullahi Ahmed Tarabi and Secretary General Duran Ahmed Farah at the meeting

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Natiijada Kulanka Ururka ay ku Mideysanyihiin Guddiyada Olombikada Wadamada Caalamka(ANOC)“Sawirro”

Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
ciraaq

Dad ku Dhintay Qaraxyo Maanta ka Dhacay Dalka Ciraaq

Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
kk

Rabshado Cusub oo ka Biloowday Dalka Turkiga Xili Ra’iisulwasaaraha Dalkaasi uu la Hadlay Taageerayashiisa“Sawirro”

Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 16.06.2013
DSC05561

Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada “Dhageyso+Sawirro”

Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
DSC09404

Ergada ka Qeyb Galeysa Shirweynaha Qaran ee Dib u Habeynta Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ku soo Qulqulaya“Sawirro”

Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala ...

Tubta Toosan

TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
TubtaToosan1

Maxaad ka taqaan Afrika iyo Midowga Afrika?-DHAGEYSO

Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...

*