Saturday, May 25th, 2013

Dowlada Djibouti oo isku diyaarinaysa in ay qabato hogaanka sare ee UNESCO.. WARBIXIN+SAWIRRO

Published on October 27, 2012 by   ·   12 Comments  ·   8,835 views

Dowlada aynu walaalaha iyo Saaxiibada nahay ee Djibouti ayaa isu diyaarineysa in ay qabato hogaanka hay’ada Qaramada midoobay u qaabilsan  waxbarashada iyo dhaqanka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan UNESCO, United Nations Educationnel, Scientific and Cultural Organisation.

Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaanciil Cumar Geelle ayaa Qaramada Midoobay  u gudbiyay dhawaan dadaalkan ay dowlada Djibouti ku dooneyso in ay qabato mas’uuliyadaas balaaran.

Madaxweynaha ayaa soo bandhigay in safiirka Djibouti u fadhiya dalka Faransiika Ambassador  Rachad FARAH uu yahay mas’uul aad ugu haboon jagadaas, Ambassador Rachad oo  ah rugcadaa aad looga yaqaan golayaasha caalamka ayaa soo ahaa  Wasiirka arimaha dibada Dalka Djibouti laga bilaabo sanadkii 1977 isagoo xiligaasi wax badan ka qabtay xiriirka Djibouti la leedahay beesha caalamka, isla markaana suurto galiyay in ay furmaan qaar ka mid ah safaaradaha dalka Djibouti ku leeyahay caalamka.

Rachad ayaa ka mid ah safiirada caalamka ugu taariikhda fog isagoo dalkiisa safiir uga soo noqday wadamo badan, Waxyaabaha sida gaarka ah loogu xusuusto Ambassador Rachad waxaa ka mid ah doorkii uu ku lahaa dhax-dhaxaadintii iyo heshiiskii dowlada Soomaaliya iyo Ethiopia ee ay xiligaas kala hogaaminayeen Madaxweyne Mohamed Siad Bare iyo Mengistu H. Mariam, Sidoo kale doorkii uu ku lahaa aas-aaskii urur goboleedka Intergovernmental Authority on Development (IGAD) .

Waxaa durba arintaan soo dhaweeyay wadamada Carabta iyo Africa, HE Rachad FARAH ayaa sheegay in uu wax badan ka qaban doono horumarka dhanka waxbarashada, dhaqanka iyo isgaarsiinta ee wadamada Soomaaliya iyo Djibouti, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in xiligaan ayan UNESCO ka howl gelin gudaha dalka Soomaaliya, Qabashada xilkan hadii dalka Djibouti ku guuleysto waxay noqoneysaa guul u soo hoyatay wadamada Geeska Africa gaar ahaan Africada bari.

Ahmed Guled

 

Rachad FARAH

Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary of the Republic of Djibouti to France

Permanent Delegate of Djibouti to UNESCO

 

Personal Representative of the Head of State to the Organisation  Internationale de la Francophonie (OIF)

Since 2004, Rachad Farah has been resident Ambassador to France, where he has also been representing Djibouti in Italy, the United Kingdom, Tunisia, Algeria, Portugal, Spain, Monaco and Iceland.

He was accredited to the Republic of Germany, the Helvetic Confederation and the Kingdom of Morocco until 2011, on whichdate Djibouti opened embassies in these three countries.

A permanent Delegate to UNESCO,Rachad FARAH strives to achieve the goal of “Building Peace in the Minds of Men and Women” through education, culture, and dialogue among peoples andcivilizations.

Elected to the Executive Board of UNESCO in 2009, he has been Vice Chairperson of the Africa Group to said Board since 2012.

Assisted by UNESCO, Mr. Rachad FARAH organized the first Think Tank in East Africa, “The Great Horizon,” in liaison with Universities in East Africa and the Intellectual Diaspora. Djibouti has been appointed to house the Headquarters

For its fifth edition, the latest meeting took place in Djibouti in 2010, in the presence of the Ministers for Youth in East Africa and the Assembly of Youth of East Africa.

As part of his activities for the Francophonie, Rachad FARAH has been dealing with cultural and political issues.

Japan / Asia, a diplomatic action, a commitment to bringing people together

Accredited to Japan for fifteen years (1989-2004), Rachad Farah developed his country’s relations with many other Asian countries, Residing in Tokyo, he was the representative of Djiboutito the PRC, the Republic of Korea, the Republic of Singapore, the Republic of Philippines, Malaysia, the Kingdom of Thailand, Australia and India.

In 2000, he attended the first Forum on China-Africa Cooperation in Beijing.

With these governments and as a part of the bilateral relations, Rachad Farah contributed to increasing development projects (education, health, agriculture, infrastructure, etc.)

His concern for these matters encouraged the Japanese Government to have him participate in the preparation of TICAD (Tokyo International Conference on African Development). He attended TICAD I in 1993, TICAD II in 1998 and TICAD III in 2003, and set up a working group of Tokyo-based African Ambassadors, a group that will build strength of proposal in the Conference.

He became the Dean of the African Group in 1994 and was the Dean of the Diplomatic Corps from 1999 to 2004.

Rachad Farah took part in cultural, artistic and humanitarian activities.

Support to AMDA (Association of Medical Doctors of Asia), an NGO founded by Dr. Shigeru Suganami,in which Mrs. Tazuko, the Ambassador’s wife who participated in its foundation, was appointed Secretary-General.  Upon her recommendation, AMDA first got involved in Africa and the Arab countries in 1993.  AMDA then took many actions in conflict or post-conflict areas (Djibouti for refugees, Kenya, Uganda, Somalia, Soudan, Rwanda, Burundi, Darfur….).

With the help of his wife, Rachad Farah struggled for the ONG’s international recognition.  In support of this cause, they both met Boutros Ghali, Secretary-General of the United Nations, in New York.  AMDA became a member of the United Nations Economic and Social Council (UNECOSOC) in 1996.

Contribution of Tazuko and Rachad Farah to the creation of the ASIAN PACIFIC UNIVERSITY, an institution that welcomes both Japanese and foreign students and teachers. Rachad Farah is a member of the University’s Board.  He called the attention of the Diplomatic Community to this project.  He also advocates the University’s opening to students from Southern countries.

Foreign Affairs: A ministry to create … diplomacy to affirm

After his studies and the independence of Djibouti in 1977, Rachad FARAH was appointed to the Ministry of Foreign Affairs, to whose creation he contributed.He successively served as Head of Department for Bilateral Relations, Director and Interim Secretary-General.

In these positions, he was particularly in charge of:

Creating the first Djibouti embassies (in Paris, New York, Cairo, Addis Abeba);
Preparingand participating in major summits and international meetings (General Assembly of the United Nations from 1977 to 1988, Francophone summits, the Non-Aligned Movement, the Organization of African Unity, the Arab League);

Liaising with the Francophonieand the Cultural and Technical Cooperation Agency. As such, he led several missions on behalf of the Agency (Zaire, Cameroon, Mauritius, Seychelles, Rwanda, Burundi…).

As part of his duties with the Ministry of Foreign Affairs, Rachad FARAH was involved in reconciliation negotiations between Somalia and Ethiopia after the Ogaden War (Meeting inDjibouti between Presidents Mohamed Siad Bare and Mariam Mengistu).

In 1985, Rachad FARAH took part in a significant project to help the people living in the war and famine-stricken Horn of Africa, i.e. the creation of IGAD (Intergovernmental Authority on Development )He was specifically responsible for preparation with Western countries and USSR and coordination between the future Member States (Djibouti, Ethiopia, Kenya, Uganda, Somalia, Sudan).

In 1986, during the Civil War in South Yemen, he was appointed chairman of the Committee for Evacuated People in Yemen, which evacuated more than 300,000 people in ten days, including, Japanese, Brazilians, Indians, Pakistanis, Philippines, Indonesians and people from many other countries.

In charge of security in the Red Sea, he met officials from all of the countries surrounding the Red Sea (Egypt, Yemen, Ethiopia, etc.) on several occasions.

Rachad Farah was born in Djiboutiin 1950. After a degree in History and Geography (Paris-Sorbonne), he graduated from the Institute of Public Administration (IIAP-Paris), International Relations Department – diplomatic section.

Rachad Farah was awarded the Grand Cordon of “The Order of the Rising Sun”in Japan and the medal of Grand Officer of the Order “Rio Branco” (Brazil) for rescuing the PETROBRAS survivors during the Civil War in South Yemen.

He is also Commander of the Order of June 27 of Djibouti.

Rachad FARAH wrote two papers;“Djibouti et son environnement politique” in 1977 (for IIAP) and “L’Afrique en marche” on the occasion of TICAD IIin 1998.

Readers Comments (12)

  1. Ali Dahir says:

    Maasha Allah, waa wax lagu farxo in walaalaheyn Djibouti ay gaaraan heerkaas, Ilaahey run ahaka dhigo
    Djibouti GUUL

  2. siciid says:

    Walaahi waa khabiir, marar badan ayaan maqlay rachad Farah, Soomaliya wax wuu u qaban karaa maxaa yeelay waxbarashada waan ka dhimanay

  3. luqmaan says:

    BAL AAN ARAGNO WUXUU QABTO, YAANAN HOR DHICIN EE AAN SUGNO,

  4. noor ali abdille says:

    waan soo dhoweynayaa wana tagerayaa wana isku day wanaagsan oo wax tar leh

  5. ali mohamed hire says:

    ascww. salaan ka dib waa guuuuuuuuuul usoo hoyaday dhamaan umada ku hadasho afka soomaaliga meel kasto oo ay ka joogaan caalamka gaar ahaan shanta soomaaliyeed

  6. Waaa hagaag towfiiqda allaha nawaafajiyo hadii aan soomali nahay

  7. mohamed says:

    maasha alaah waa wax lagu farxo arinkan

  8. abdiwalli says:

    Somalia/Djibouti waa isku key mid waana ku faraxsanhy hormarka lagaarey ilaahay ha barakeeyo

  9. bashiir says:

    waw ka aqbala anakana wax hanoo qabto insha allah

  10. wadani says:

    Maasha’allaah waxaan u rajeynaa in illaah ku guuleysiiyo qabashada howshaan. Aamiin

  11. Nimco says:

    ASC MAANSHAA ALAAH DADAALAA WUU GAARAA HADAY QEYR UGU JIRTANE ALAHA GAARSIIYO HADII SHARI TAHAYNE ALAHA KA HAAYO, VIVA REER JABUUTI QALBIGAA IDIN JECEL WALAAHI IDINMA ILOOWNO HADAANU NAHAY DADKA NABADA JECEL EE SOOMAALIYEED , GUULEYSTA WALAALA YAAL.

  12. Aisha says:

    Very nice to hear that great news, I really like our brothers Djibouti
    Guul Mr Faarah, I am sure you will win, Somalis…. what we can do for him in order to make him histical achivement??? let is think guys




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*