Monday, October 20th, 2014

Dowlada Britain Oo Yaboohday Dhaqaale Ay Ku Bixindoonto Dhismaha Xabsiyada Iyo Maxkamadaha Soomaaliya

Published on June 23, 2013 by   ·   No Comments  ·   1,229 views

Dowlada Britain ayaa sheegtey in dhaqaale gaaraya ilaa 14 million ay ku bixin doonto dhismaha Xabsiyo iyo maxakamdo ay ka hergeliso Soomaaliya, kuwaasi oo lagula dagaalamayo argagixisada iyo Burcad badeeda.

Sida ay qortay Jariirada The Sanday oo ka soo baxda dalka Britain Xukumada London ayaa wadda qorshe ay ku doonayso sidii Soomaaliya looga hirgelin lahaa nidaam sahlaya qaadista dacwadaha  argagixsada iyo Burcad badeeda Soomaalida kuwaasi oo badi ku jira xabsiyo ku yaala wadamada caalamka.

Wasaarada horumarinta caalamiga ah ee dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in ay haatan diyaar la tahay bixinta lacago gaaraya 14 million oo Dolar si Soomaaliya looga dhiso xabsiyo iyo maxakamado u gaar ah  Burcada badeeda iyo argagixisada.

Justine Greening oo  ah wasiirka horumarainta caalamiga ah ee dowlada Britain ayaa sheegtey in hadafkoodi uu yahay in la helo nidaam sahlaya qaadista dacwadaha kooxaha burcada badeeda Soomaalidaa iyo dadka loo haysto falaalka argigixsanimada.

Justine Greening  oo hadalkeeda sii wadata ayaa tiri waxaan doonaya dib u dayactirka xabsiga dhexe ee Muqdisho oo 180 sano jirsaday taasina waxaa ay sahlaysaa in dad badan oo ku jira xabsiyada dalka Ingiriiska kiisaskooda ama qaadista dacwadahooda loo soo weeciyo Soomaaliya.

Ku dhawaad 400 ruux oo Soomaali ah oo loo haysto dambiyo  kala duwan  ayaa ku jira xabsiyada dalka Ingiriiska kuwaasi oo haddii dowlada Ingiriisku ay ka dhabayso balanqaadkeeda  heli kara garsoor Cadaalada ah marka dhulkooda hooyo la keeno.

Marka laga soo tago dalka Ingiriiska waxaa jirta maxaabis badan oo ku jirta xabsiyada wadamada ku yaal Africa,  Yurub iyo Maraykanka,  kuwaasi oo inta badan loo haysto falaal la xiriira Burcad badeednimo iyo argigixsanimo.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta_qaranka13

Guddiga xalinta dagaal Beeleedka deeganka Deefow oo maanta kulan yeeshay

Kulankan maanta magaaladda Muqdisho ay ku yeesheen guddi ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-20.10.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka13

Guddigii dhowaan Xukuumadda Soomaaliya u xilsaartay baaritaanka xadgudubyadii lag eedeeyay AMISOM oo maanta warbixin soo saaray

Taariikhda marka ay ahayd  18/10/2014 waxaa uu ku ...
shil-gaari

Shil-gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta ka dhacay deegaanka KM13

3 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ...
baarlamaanka

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhegeystay gudiga daraasaadka iyo soo dioyaarinta shuruucda axsaabta siyaasadda ee dalka

Bilowga Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ay soo ...
ddd

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare oo sheegtay in si cadaalad ah u qeybin doonto deeqaha waxbarasho oo Soomaaliya la siiyo

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
mi-2

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qaybgalaya shir kasocda magaalada Busan

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ...
kurtunwaarey

Xaalad nolol xumo oo soo wajahday dadka ku nool Kurtunwaarreey

Degmada Kurtunwaarreey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa laga ...
baarlamaanka

Baarlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ...
diyaaradaha-Kenya

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyn ka geystay Kudha

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa duqeeyay saldhig ...
jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed ...
IMG_05261

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan Wada Tashi ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed Kula Qaatay Nairobi:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Nairobi 19 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta iyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-19.10.20141.mp3"][/audio]
Oto-barko

Wasaaradda Gaadiidka oo qorsheyneysa in ay dib u howlgeliso Naadiga Oto-baarko “SAWIRRO”

Kulankaan uu Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee ...
Muiqdisho

Ganacsato codsatay in wax laga qabto lacago xad dhaaf ah oo laga qaado. (DAAWO VIDEO)

Ganacsatada ku dhaqan gobolka Benaadir iyo mas’uuliyiinta rugta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-19.10.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Wacyigelinta dhalinyarada la marin habaabiyay oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO VIDEO)

Dood cilmiyeed ku saabsan wacyigelinta dhalinyarada la marin ...
Danjire Maman Sidikou

AMISOM oo sheegtay inay ka xuntahay rabshado ka dhacay Hiiraan

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan ...
DSC06436

Xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO + VIDEO”

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland ayaa maanta deeq ...
jowhar

Naafo raashin loogu qeybiyay Jowhar

Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq raashin ah ...
ridwan

R/wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta oo dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO VIDEO)

R/wasare ku xigeenka xukuumada federaalka ahna wasiirka Owqaafta ...
fatahaad beledweyn

Deg Deg:- Cabsi laga qabo in wabiga Shabeelle ku fataho magaalada Beledweyn

Cabsi farabadan ayaa laga qabaa in wabiga Shabeelle ...
Golaha wasiirrada

Golaha wasiirrada oo kulan looga hadlay amniga xalay ku yeeshay Muqdisho. (DAAWO VIDEO)

Golaha wasiirrada ayaa kulan ballaaran oo looga arrinsanayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-19-10-2014.mp3"][/audio]
sareedo-maxamed

Xildhibaan Sareedo “Shirka Barlamaannada Africa wuu furmay”

Shirka Baarlamannaada Africa ayaa ka furmay dalka Kofur ...
gftv

Somalia iyo Burundi oo shan qodob ku heshiiyey. (DAAWO VIDEO)

Muqdisho 18, October, 2014 .......Dowladaha Somalia iyo Burundi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
shabaab

Maleeshiyaadka Shabaab oo dab qabadsiiyay tuulo ka tirsan degmada Buulobarde

Malleeshiyaadka Alshabaab ayaa gubay tuulo hoos timaada degmada ...
Axmed madoobe

Hoogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba oo booqday Raaskambooni

Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEN-18.10.2014.mp3"][/audio]
Howlgal Dayniile 5

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaanno hoostaga Xudur

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-18.10.2014-.mp3"][/audio]
DSC06869

Muqdisho oo looga dhawaaqay daweynta xoolaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Ololle lagu daweynayo Xoolaha Soomaaliya ayaa maanta looga ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...