Dood kor loogu qaadayo ganacsiga haweenka oo Muqdisho lagu qabtay
Published on January 2, 2013 by Gaani · No Comments · 1,216 views
Dood kor loogu qaadayo ganacsiga haweenka ayna ka qeybgaleen mudaneyaal katirsan baarlmaanka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Doodan waxaa soo qaban qaabisay hay’adda horumarrinta adeegga Bulshada oo kaashaneysa hay’adaha ILO iyo Iida, waxaa uuna ku saabsaneydi horumarrinta Ganacsiga haweenka iyo guulaha ay iminka ka gaareen arrimahaasi, iyadoo ay ka soo qeyb galeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Soomaaliya Ururro, Haweenka Ganacsatada qaarkooda, iyo Culumudiin.
Intii aan la guda galin dooda ayaa hadal uu jeediyay Sheekh Axmed Cabdullaahi “Garruun” waxa uu uga hadlay waxa ay ka qabto |Diinta Islaamka in haweenka ay ganacsadaan iyo in ay ka qeyb galaan shaqooyinka caamka ah ee Bulshada isagoona sheegay in diinta ay qabto in haweenka ay ganacsadaan.
Markii ay billaabtay dooda ayaa inteeda badan diirrada lagu saaray sida horumar loo gaarsiin karo Ganacsiga qeybta ay ku leeyihiin haweenku, waxaan dooddaasi kadib laga bixiyay madasha casharro.
Ururka Ganacsatada Haweenka Soomaaliyeed xog-hayeeda guud ayaa faah faahin ka bixisay guulaha ay Haweenka ka soo hoyeen horumarrinta Ganacsigooda muddooyinkii la soo dhaafay iyadoo sheegtay in ay gareen hormar balaaran.
Ugu dambeyntii agaasime ku xiggeen NGO-ga soo abaabulay doodda horumarrinta ganacsiga haweenka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in u jeedada siminaarkan uu yahay sidii loo hormarin lahaa ganacsiga haweenka.
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
R/waaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...