Diinta Islaamku maxay ka qabtaa in kas loo dilo Muslim aan waxba galabsan-Dhageyso
Published on December 4, 2012 by Yusuf Isse · No Comments · 2,485 views
Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka aan waxba galabsan ee Muslimka ah, Allena wuxuu ugu gooddiyay qofkii si kas ah u dilo qof Muslim ah oo aan waxba galabsan cadaab daran.
Maleeshiyada Al-Shabaab ee diinta ka been sheegtay ayaa jabiyay ammarkaas, waxayna dilaan dadka bulshada indhaha u ah oo ay ku jiraan Odayaasha dhaqanka, Dhaqaatiirta iyo Wariyeyaasha.
Sidoo kale Shabaab waxay dileen dad badan oo u shaqeynayay qaranka Soomaaliyeed oo isugu jiray ciidan iyo shibil, ayagoo gaaleysiiyay si ay u dilaan qof kasta oo aan ku feker ahayn.
Shareecada Islaamku sida ay u reebtay in la dilo qof Muslim ah oo aan waxba galabsan waa mowduuca uu ku saabsan yahay todobaadkaan barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti ku yahay Sheekh Muuse Macalin Cagaweyne oo ka mid ah Culunada Soomaaliyeed.
Barnaamijkaan waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah dhageystayaasha oo su’aalo weydiiyay Sheekha, waxaana ka dhageysan kartaa link-gaan hoose.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...