Thursday, May 17th, 2012

Dib u milicso muuqaaladii degmada Hodan (Sawirro)

Published on May 31, 2011 by   ·   87 Comments  ·   14,601 views

Waxaa u suurogashay qaar ka mida warfidiyeenada wasaaradda warfaafinta inay sawiro kala duwan ka soo qaadaan goobihii ay xoreeyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Haddaba waxaan idiin soo bandhigaynaa muuqaaladii goobahaas, iyadoo aan rajaynayno in akhristayaal badan ay dib u xasuusan doonaan goobo aad u qurux badnaan jiray haddase dagaaladu halakeeyeen.

qaar anaga inaga mida ah ay daawam doonaan goobo ay si fiican u yaqaanan

waa dugsigii ku dhexyiilay AFRICAN VILLAGE

Dhismaha AFRICAN Village DHEXDEEDA

Askari ka tirsan Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo kasoo dejinayo calankii madoobaa oo ay sureen samaafaraha isgoyska KPP

ee Shababka kaga carareen kuna bedelayo calanka Soomaaliya

 

Gudoomiyaha Degmada Hodan oo fiirinayo sideey u qodeen wadadii laamiga aheyd

Dugsiga kaasa balbalaare ee isgoyska KPP

Wadadii aadeeysay Guriga shaqaalaha

dhinaca loo aadayo tareebuunka ee wadada wadnaha

Askartan oo qabatay guri kamid ah guryaha ay ku diyaarin jireen waxyaabaha qarxa

Askeri ka tirsan CXD oo kasoo dejinayo calanka mugdiga ahaa ee maleeshiyadu suratay samaafaraha isgoyska

Readers Comments (87)

  1. Sahra says:

    Waa geesi geesi dhalay wiilka calankaa madoow ee foosha xun soo dejiyey kheyr Allaha siiyo aamiiiiiiin

    • WADANI says:

      wiilka calanka dajinaaya sawirka kale waa isaga baasukaha gacanta ku hayo u fiirso dharkiisa labada sawir waa isla asagii geesi geesi dhalay alaha ku amiin amiin

      • WADANI says:

        qof waliba waxbaa u muuqda geesinimada kasukow aniga waxaan la yaabanahay wiilkaan see baalaha u koray ma wiish aa loo keenay ani ilaa xalay taas aan ka fakaraayay shinbir miyaa subxaanalaah??

  2. ali says:

    walahi aad baan ooga naxay markaan arkay say noqotay muqdisho waa kasii dartay

  3. Arnhem says:

    ASKARIGAN CALANKA MADOW SIIBAYA WAA MID WADDANI AH,OO GEESI AH,HADDABA HALKA LAGA SIIBAY CALANKA MADOW WAXAA FIICNAYD IN CALANKA BULLUUGGA SOOMALIYED LA SAARO.CIIDANKA XDS HA GUULAYSTO ILLAAHAYNA DARIIQA TOOSAN HAKU HAGAJIYO,AAMIIN

  4. Waw! Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa ( ministry of information) wasaarada warfaafinta tan 2aad CXDS tan 3aad Radio muqdisho. Lol..aad baad u mahad san tihiin shaqaalaha radio muqdisho..sida wanaag san ee aad noogu so gudbiseen Meelihii laga far maroojiyey maleeshiyada shabaab.. ALLOW NAGA QABA SHARWADAYASHAN SHABAAB EE NOO DIIDAY NABADII .!amin.. Write bye abdirisk nur.. SOUTH AFRICA.. PRETORIA.

  5. hamza says:

    maashaalah maadamaa maanata laga taagay calankii umuda soomliyeed astaanta u ahaa kpp… waxaan oran karaa asakarigani waa sidee askarigii gobanima doonka ahaa ee xalane la oaran jiraya
    aad buu umhadsanyahay guul geesagaa dhulkiisa guusha u horseedaa geerdi dihaa >>>>>>> waxy geeridu dhibaysa kan dhoofka ka ga yimid afgaanistaan.. iyo bakstaan
    soomliya ha noo laaato

  6. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Sxbkey meeshaan fuulay soo ku koray lkn?.. daanyeer miyaa,kkkk almost 3 saac isagan ku mashqul sanaay..askarigan caaadi maaaaaaaahin wlhi.. xataa Google waan ku arkaayi goormee soo geliyeen orod badanaa..sxb noolow lkn calanka ha layska ilaaliyo waxaa ku qoran magaca allah iyo nabigena magacisa SCWS Marka hala xifdiyo ayaan dhihi lahaaa,

  7. muxsin says:

    walaahi radio muqdisho waxaad isoo xasuusi seeen xaafadeyda aan arkin mudo 4 sano ah walaahi shabaab waa aboor sideey ka dhigeen xafadeydii quruxda badneyd alla ciil badanaa ciidanka XDS waxaan leeyahay dhameystira howsha aad u heysaan shacabka shacabka soomaaliyeed guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  8. waxaan ka codsanaa madaxda qaranka ugu sareeysa sida ra’isulwasaraha iyo madaxweynaha in askarigaan lagu magacaab xalanaha 2aad wuu muteestay naftiisana khatar ayuu geliyey maxaa yeelay dabaq yada ka danbeeysa laamiga ee schoolka imaamu shaafici ayaa laga yaabaa iney ayaga saaranyihiin marka waa XALANE midkaan waxaan rajeeynaa inaan akhbar ka helo hadeey ra’yigaas igu raacaan madaxda.MHADSANIDIIN DHAMMAAN

  9. SOMALIA says:

    guuuuuuuul waxaan u mahad gaar ah u soo jeedinayaa wiilka dhalinyarada cxds ah naftiisa u huray calanka soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa radio mugdisho in askarigaasi niyada u dhisaan wareysi gaar ahna la yeeshaan si qaas ah hambalyo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  10. xoriya says:

    ASC wiilkaan yar ee xds ilaah ha xafido oo hankiis ilaah ma jebsho waa geesi somaliyeed masha alah.

  11. somali baan ahay says:

    kkkkkkkkk kanna siib kanna saar cml shabaab gumaysigii ayb na soo xusuusiiyeeen

  12. abdifitah says:

    kkkkkkkkkk maansha alah acadi maahan ninka askariga ee fuulay samaafaraha kkkkkkk waa geesi geesi dhalay waana umahad noqayaa isaga iyo ciidamada qalabka siga qeeb tooda dagaalka la galay shabaab mar walbo guul ayaan urajeyna

  13. ali says:

    waa wax runtii in laga abaal mariyo uu mutaystay askrigaas waa nin shraf le oo wadni ah somaliya soomaali baa le long life for somalia

  14. abdiwahab20@hotmail.com says:

    waan idin salamayaa iqyaarta radiomuqdisho.net waan ku farxay askarigan dajiyey wax madoow aan la aqoon calanku shaaga alshaab.
    tan kale mahayn in ay joojiyaan dagaalka waxay ahayd in lagu wado labo meel dagaal labo meel iska fadhi waan la yaabay runtii dowlada wax ka qaldan.

  15. sucdi says:

    maasha alah waa la xaaqay mooryaantii shabaab waa alle mahadiis, wiilka geesiga ah ee meeshaas haduu kasoo dhoco naftu dhul la dhacayn isku biimeeyay dalka difaaciisa iyo calankii inuu soo celsho, wiilkaas munaasibad qaran waa in loo sameeya oo loo aqoon sadaa xidig .. geesiga dhulkiisa– guusha u horseeda– cimigis ha waaro walaalken

  16. jalteey says:

    ASC WALAAHI WAA WAX DARAJO LAGU QAATO WAXA UU SAMEEY AAWAY WASIIRKII GAASHAN DHIGA NINKAAN WAA IN LADARAJEEYO WAANA INAAN HELNAA EMAILKIISA SI ANN U TUSNO ASKARI WALBA OO WAX WANAAGSAN SAMEEYO INAAN ISHA KU HAYNO MARKA FADLAN ANIGA WAXAAN CODSANAA IYO DADKA REER CANADA NINKAAN MEEL AAN KALA SOO XIRIIRNO FADLAN PLZEEEEEEEEEEEEE RADIO MUQDISHO ASC

  17. hussein cadde says:

    ciidan ka xooga dalka somaliyeed sxbyaal waxaan wax ka ween ayay qaban karaan oo loo soo tababaray marka allaha xifdiyo allahana kadhigo dad kii maanta samata bixin lahaa dal keena iyo dadkeena wax kale oo aan u awoodno malahan aan uwada duceeno dhamaanteen in alle markastaa guuleysiiyo . mahadsanidiin

  18. allifle says:

    CAADI MAHAAN GUL GUUUUUUUUUUUUL CXDS HA NOOLAAADAAN NIMANKA SHABAAAB WA CDOOW KII U XUMAA MEELWALBO WAY QODEN DAADKIINA NOLOL AYAY U DIIDAANYIHIIIIN ALLAHA CIRIBTIROOOOOOO

  19. asc wa ku mahad santihii wilasha somaliyeed oo naftoda uhuray inay mesha kasaran kuwa diinta ku qarabanoyo oo dadka muslinkaa dilooyo oo wax ay yiihin aan la aqoon iyo meel ay kasocdaanba calankii somalia waxay ku badaleen calan madoow ah

  20. ak says:

    wiilkaan yar waa wadani anagana waaa saas oo kale dalkeena waa jeclanhay lkn shbb ma ahan dad wadan rabaan waa in la faramaroojiyaa ciidanka xooga dalka allaha la ´garab galo aaamiin mahadsanid radiqo muqdisho wariyaasha gaar ahaan sxbdeey aan isku iskoolka iyo isku xaafada kala aheen ismael oranjo ex mujamac umul quraa iyo cuufeey ex hayga sxbkeeyga qaaliga ahoow salaan sare

  21. GarbahareyASWJ says:

    GUUUUUUUUUL CIIDAMADA QALABKA SIDA EE XOOQA DALKA SOOMALIYEED. CADOWGA SOOMALIYEED ITOOBIYA IYO KHAWARIJTA HA DACAAN!

    ALLAHU AKBAR

  22. Wadani says:

    Maasha allah ilaahay ayaa mahadaleh cadowga alaha jabiyo cxgd iyo xkm waxaan leeyahay hambalyo guulesta

  23. Somali says:

    Askariga baalahaa dheer dusha ka koray si uu calanka Somalia uga taago halkii marada madoow ey al shabaabtu ka taagtay,waa askari wadani ah wuxuu mudan yahay in lagu daro dadka Taariikhda Somaliya baalka dahabka ah uga jira.waa aduun casri ah askarigaa sawir nadiif ah ka qaada oo xasuus meel umada ugu dhiga Mahadsanidiin.

  24. waa ka xumahay calanka madoow dhib ma keenaya isaga xataa maxaa yee xadiis ayaa kusoo arooray in rasuulka isticmaali jirey marka anaga umada nabi maxamed nahay ee danbi yuuna idinka kasoo gaarin inta dowlada ku taageeraysaan qabiil iyo jaahil

  25. Cabdla musa says:

    Waaaw waxasa kaa geesiya lakin waxaa wanagsaneyt in lasuro calanka baluga somalia Los siwada dagalka kunaa dadala sida ubad badi lahed dadkarayadka oo dhibatada dashatay

  26. Arnhem says:

    ANIGA MARKII SAWIRADA KOOWAAD AAN KU ARKAY ASKARIGA BIRTA WELI WADA FUULIN IN AAD U NAXAY OO WAXAAN IS LAHAA ASKARIGA MA DHACAY OO MAXAA LOO SOO SAWIRI WAAYEY MARKII SOO DEGAYEY,LAAKIIN HADDA MARKI SAWIRKA LABAAD AAN KU ARKAY ASKARIGA OO SI NABAD AH KA SOO DEGAY BAALAHA,AAD AYAAN U FARXAY,EE NOOLADAN RADIO MUQDIHO IYO CXDS.

  27. SOMALI U DHASHAY says:

    Askariga walahi waxa uu sameyay waa wa darajo lagu qaato, ciidanka xooga sarakishoda waxaa ka codsanaa in askarigaas il gaar ah lagu eego. waxa la joogo waqtigi la dhahaayay SAREEYOOW MA NUSQAAMOOW AAN SIDUU YAHAY EEGNO’E KANA SIIB KANA SAAR……………..Allow wixi qaranimada Somalia ka soo horjeedo ama ay dhiibeeso dhulka ka hooos mari

  28. WAA GEESI NAFTIISA U HURAY SHACABKA WALAALAHIISA SOMALIYEED,GUUL INSHA ALLAH

  29. viva xds loz khawaarijda is my daer village jk

  30. jaamac says:

    waa geesi geesi dhalay oo halyay ah askarigaan abaal marin wayn ayuu mudan yahay wuxuu naftiisa u huray dalkiisa iyo dalkiisa ilaahay waxan ka baryayaa inuu aakhiro iyo aduunkaba guuleeyo.
    magaca naftii hure la iskama qaato ninkaan ayaa mudan magaca NAFTII HURE

  31. wsm says:

    acw askariga fuulay baalaha dheer waa naftiis hure ee magaciisa iyo sawirkiisa oo sax ah hanaloo soo gelsho wabseydka radiomuqdisho waana ninka lagu dhaaran karo in ow muwaadin saxa yahay
    wabilaahi towfiiq

  32. Waaan hambalyo u dirayaa ciidama Koonfurta Somaliya oo Cagaha la dulmaray maleeyo diimeedkii Alshaab, Siiba raganimo ayuu muujiyey wiilka Calanka madaw soo dajinayaa.
    Waa hablayo ka timid Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo leh halkaa ka wada walaaha somaliyeed halganka aad ku jirtaan.

  33. ayan says:

    geesi hadan la noqon waxaan filin in markasta dowlada laga adkan lakin geesinimadaas sii badiya

  34. abdiwahaab says:

    walahi kanu waa door geesi ah sifiicane u tababaran lehna qiirad wadani nimo askarigaas oo kale wey ku jiraan ciidanka xds lkn waxey u baahan tahy u kuur gilid iyo kan oo laga abaal marioyo si kuwa kale u soo baxaan bilad sharaf iyo dalacsiin iyo wiliba maaliyad lacageed oo la siiyo dadki uu ka dhashay intaas hadii la sameeyo waa la hubaa in la helayo kuwo kale oo geesiyaal ah .

  35. xuska says:

    asc aad ayaan oogu faraxsanhay cxd somaliyed guusha eey gaareeyn waxana ilaah ooga baryaa in eey mar walbo guusha xagooda noqoto waxan u jeeda xaafad kpp oo ah xaafad aan ilaawi arkin

  36. dr wadani says:

    KANA SIIB KANA SAAAAAAR NIDAAM WALBA OO AN SHACABKU RABIN SIDAA AYA U DANBEEYSO ILAHOW WADANLA NABAD NOGA DHIG KUWA HORUMARKISA KA SHAQEEYNAYANA GARAB ISTAAG KUWA JAALAAFADA KUWADANA SO HANUNI AMIIIIIIN

  37. nasax says:

    maashaallaah waa guul waa guul
    ilaahey qeer hasiiyo askarta kadanbeesay guushaan,,,, aamiiinyaa Rabb

  38. Ali Moahamed says:

    Anigu waxaa kaliya oo aan leehayay guuleysta

  39. Ordaaye says:

    RA’YIGEEYGA HADAAN KA DHIIBTO RAADIYO MUQDISHO WAXAAN DHIHI LAHAA WAA MID MAR WALBA SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN DADWEEYNAHA SOOMAALIYEED INTOODA U OOMAN NABADDA KA HAQAB TIRA WARBIXINADII UGU DANBEEYAY TAASNA WAXAA KUU CADEEYN KARA SIDA AY ISKU WAAFAQSANYIHIIN SAWIRADDA IYO WARBIXINADA,TEEDA KALAY ASKRIGAN CALANKA SOOMAALIYEED KA DUL TAAGAY BAALAHA KU YAAL WADADDA KPP ,MAGACIISA AMA MAGACA GUUTADII UU KA TIRSANAA HALAGU MAGACAABO WADADAN UNA GUDBIYA RAYIGAAN MADAXDA AY QUSEEYSO

  40. Momamed says:

    Jabiya Way jabeen qawaarijtee , Jabiya allaa jabshee . ViVa dowlada Somalia

  41. abuu hamza says:

    ASC waa ALLAH mahaddi KANA SIIB KANA SAAR /ALLAHU AKBAR

  42. caliyare says:

    DADKA QAAR MARABAAN DOWLAD EE WAXAY RAJEYNAYAAN IN AY KULAABTAAN LEEJADI AY KUNOOLAAYEEN MARKA SHABAAB LARIIXO
    WAA HUBAA IN AYSAN ISKU MURAAD AHAYN AMISOM IYO INTA LASOCOTA

  43. sacdiyo says:

    asc?waa wax aat loogu farxo in qawaarijiinta laga saaro degmada.waxaan qabaa marba hadii qawaarijiinta laga saaro somaliya in ay dib u dhismi doonto insha alaah.

  44. shugri says:

    AWALAN WAXAAN U MAHAD CELINAYAA RABIGEENA NA ABUURAY MARKA XIGA WIILKAAN AYAAN U MAHADCELINAYAA CALANKA MADOW EE WASAKHDA AH KA DAJIYAYEY MEESHA WAXAAN KALOO HAMBALYO U DIRAYAA MADAXWEYNE SHARIIF IYO RAYSULWASAARAHEENA IYO GUDOOMIYAHA DEGMADA EE GOBOLKA BANAADIR TALSEN WAXAAN ISIN LEEYAHAY NOOLAADA WAXAAD U DHIMANEYSIIN WAA WADANKIINA ILAAHEY HA IDINLA GARAB GALO AAAAAAAAAAAAAAAMIIN

  45. cabdulqaadir says:

    walaahi waageesi mudan in ladalacsiiyo waan ucodeenay giisigaas calannka kor suray

  46. daljir says:

    askarigu waxuu gutey waajibkiisii qaranka waxaana leenahay sii wad halganka lagula dagaalamayo khawaarijta wadanka ku soo duushay….

  47. fartuun abdi says:

    maashaa alaah waaa guul lama ilaawaan ah alaha jabsho qaran diidka soomaali diidka askarigaana ilaah janadii ha geeyo cimrigiisana alaha dheereeyo waa halyaay soomaaliyeede hawaaro ha jiro nabad haku jiifto dhulkiisa hoyo insha alaah.

  48. fartuun abdi says:

    waaw waaka haya sebenka waa runtaaa waa isaga ee laha amaansado calanka soomaaliyeedow arlada kanuur cirkaad u egtahaye alahayoow llagaa cabsado kuwii ku caawini lahaa kaama caajisaan. aamiin amaiin kuligeen nakeena aan difaacneeeee dalkii hooyo.

  49. jaamjiim says:

    waxaan leeyahay askariga dajinaya astaanta qawaarijta marada hakajaro towxiidka ALLE KADINA KIILA KHABTO RAASHIN HALOOGA DHIGO .
    GUL AYAAN IDIN RAJAYNAA MARKAAD JABISAAN INTA KUHARTAY XAFADAHA IYO NAGAHODABA ANAGAA DHAMAYNAYNA LKN HOTA WALI WEYNOOLYIHI EE HADHINTAAN OK

  50. xal doon says:

    maxaa geesi waa moor yaan la sha qeeya ciidamada gaalada ah ee shi sheeye mana ah askari doolad waa mooryaan qabiil waadna ogaan doontaan

  51. waxan leyahaya wiilka waa wiil gees gees dhala waxa huba ina umdanayahya darajo qaliya ina wadaba lagu magacbo si cidamada mural u helan isla asiiga hadana galaya mesha qaraxa lagu samen jiraya

  52. karate says:

    WAA WADANNMO AAN WANAAGEEDA HALKAAN LAGU SOO KOOB KARN WAXAAN KA CODSANAYAA CXDS N AY WLKAAS DALACAAD GAARSYAAN

  53. geesi yoow waa guulesata noolow mid waalpa idinka midah hakudaysado geesi ga walalkena ah shapaap wajaptay hanpadood dadsha waa maxamed sufi from saudi arapic

  54. wee jabeenee jabiye jiibta alshabaab jabiya wee jabeenee jabiya jiibta xulufada shabaab jabiya

  55. somali says:

    sxb waan salaamayaa
    asxbt reer hodon
    waxan filayaa in aadan garanaynin xaafadiini
    laakiin mat ayey mugdiga kabaxday
    ciidanka xds hanoolaado

  56. somali says:

    xds hanoolaado

  57. dal jecel says:

    waan ku farxay in aan arko calanka madoow oo dagaya kii buluuga ahna uu saro marayo waa guul iyo ifafaale nabadeed radio mogdisho codsi soobadiya sawirada waxa aaan raadiyaa una xiiso qabaa wardhiigleey oo aan ku nolaaa inbadan waan jecalahay calanka iyo dhulka somaliya shaababna dhulka haka hoos maraan idan ilaah

  58. waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in aan arko sawirada KKP iyo meelo badan oo dib u soo gashay gacanta dowlada soomaaliyeed waana in la baabi’iyaa khawaariijta ururka Al-Shaydaan…

  59. kkkkkkkkkkkkkk waxaan saakay la qoslayaa farxad aan la soo koobi karin ilaah ayaana mahadaas iska leh Al-shayaadhiin oo saakay Boondheere iyo Afarta darjiino laga xureeyay……….
    kkkkkkkk inta raacsan waxaan u sheegayaa in ay u tahay tan fursad qaali ah ayna isku soo dhiibi karaa walaalahooda Soomaaliyeed……….

  60. maxamed says:

    as.c.w.w
    waa wax lagu farxo runtii horumarka ciidamada xds gaarayaan iyo shacabku ugu heelanyihiin waxaa madaxda laga rabaa iney ka faa iiideystaan rabitaanka shacabka,waayoo dal burburay waa ladhisi karaa lkn dad burburay(akhlaaq beelay) lama dhisi karo in la iska wareeji mahane.
    mahadsanidiin.

  61. nasir says:

    duli illahay idinbad gaalo ayaa idin wada fuushay gaalo raacyayahay duliga ah raayada towxiidka kuqoran ayaad wax kashegaysaaa markaa saad noo amaneysaa kuwo american uu soo anshax xumeyay oo soo fuulay inshallah ama kanaxa ama kufarxa waa lataagi raayada towxiidka bi’idnillah ee caradiina udhinta illahay ban idinbaryaye

  62. gaabshe says:

    maashaaa allaah, soomaali dhab ah

  63. salaad says:

    geesiyiinta allaah guul siiyo dowladeyna barakaysan in sha aala

  64. hasan says:

    ilaahoow nooga gar gaar shaab iyo xisbul islaam iyo qabiilka, iyo dagaal oogayaasha sida n yusuf ina cade iyo maxamed dheere
    war dadkiina taageera

  65. Abdiweli Diriye says:

    Marka koowaad waxaan ku mahadinayaa alle oo nasiiyay dad u hurayo naftooda in ay ka xoreeyaan dadkooda iyo dalkooda kuwa diiinta ku qaraabta ( Alshabaab). Marka xigta waxaa mahad leh ciilanka qalabka sida iyo wasaarada warfaafinta iyo radio muqdisho gaar ahaan. waxaan idin leeyahay alle ha idin guuleeyo dadaalka aad muujiseen. aamiiin.

  66. waxan umahad celinayaa ciidan xooga dalka somaliyeed guushii ay gaareen siiwada ilaahay haydinku garab qabto guulaaysta aamiin

  67. higsade says:

    dabalka afkaduubtayow gadal masoo damoon kartaa , soo damoon karo maxa ayelay libaxayada qaranka somliya aya eryanaya
    buriyay buriya w baxenee buriya baldkenan ka bixiya

  68. Mohamed says:

    YUWERI is our african hero waan ka helay guul musafeni noooloow la aantiis waxba masuuro gasheen..guul ayaan u rajaaynaa Qaranka qawaarijtana jab iyo bur bur

  69. MIDNIMO says:

    waa mahadsan yihiin cxd somaliyed qaas ahaan wiilka dalinyara ah ee kartida intaas leg muujiyay iyo r/wasaaha somalia mudane farmajo somalia ha noolaato

  70. higsade says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninkan firiya waxuu taganahay siduu balah u koray waad ku kikirtid sedee shaba laga sray dulka aya qoteen sidii bahalihi miyan arkin miya tas kkkkkkkkkkkkkkkkk waa tabwabar walal cidanka qaranka kusoobiir w algu baraa tas somalia hanoolato

  71. waxaa aad ugu xumahay dagmadii hodan oo sidaa isku badashay ala ayaa mahad leh hadii laga bixiyay balaayo qabooshinkii muqdisho qaribay

  72. awdal state says:

    khayr ilaahay ha siiyo xooga dalka soomaliyeed ooo ka xoreeyay muqdisho dulmigii ay ku hayeen al-shabaab alshydaan

  73. Jamal Ali says:

    Asc…xafade Hodan hadey saan ka dhigeen..waa inaan ka tir tirnaa tariiklhda Al shabaab..ay ka geysatay xafdaas…ninkaan askariga ah ee calanka dajinaayana ..waa mudan sare..oo wadani ah..si ma dowlad baa la oran karaa dowladaan aanba xitaa la hayen wax qalab ah..waa mucjiso..in aan ka seexano xaqiiqda manta ka jirta wadankeenii somalia..Allow adaa Talo ku saaranay ee noo gar gaar amiin

  74. sahro abuukar says:

    wlhi waa askari wadani ah waxaan filayaa in uu waajibaadkiisa sii wato si meessha looga saaro qawaarijta qasay wadankeenalooga sifeeyo soomaali ha is raacdo diinta ku dhuuntoow meel raadso

  75. kadis says:

    waxan leyahay doladeena jir oojoog kuwasnaa illahaye nuguma soo celiyo inshalaha

  76. saalax says:

    ASCW mahadinayaa alle oo nasiiyay dad u hurayo naftoda iyo malkuda insha allah inta noo diman illah ahano damestiro <wadani bro marka yared balaha mafuuli jirin miya bro balaha marka yar yaren aan isku xujee san jirnay masha allah askarikan waa wadani waa jibkiisa woo kutay askarta kale saan iyo si kafiican aan idin rajena insha allah rabi ha idina garab galo insha allah guuuuuuuuuuuuuuul ascw

  77. mohideen mohamood says:

    asc ani waxa layaabanahay kalimada toowxiidka kuqoran calan maxaa laga yeelaa? waa suaal? ileen shahaadaa kuqoran maxa lagayelaa shahaadadaas sxbyaal? ????

  78. Garaad Wadani says:

    walaalayal wadaniyaasha ayaa fahmaya kaliya arintaan. ciidanku waxuu la dhaafi laayahay meesha waa waqti lumis umada somaliyeed lagu wado , si aysan u dhamaan qilaafkan . haday run sheegayaan ciidanka xooga dalka hub fiican halagu wareejiyo africankana ha baxeeen . walaahi inaysan moqdisho qaadateen bil kaliya. lakin maalin walba xaafad yar aayaa la rabaa in laqabto oo hadana dib looga soo noqdo oo meshii bishii hore laga soo bilaabo ,dad ayaa mesha biil ooga socda …hala fahmo walaalayaal. farmaajo iyo asxaabtiisana arintaas way fahmeen ,waanad aragtaaan.

  79. Soomaali says:

    waad salaaman tihiin dhamaantiin, fadlan walaalayaal hala qiimeeyo calanka madow kalmada qaaliga ah ee ku qoran, keliya yaan la fiirinin madowga iyo micnaha gaarka ah ee dadka qaar ka leeyihiin. Intaan waxaan ka wadaa qoraalada qaar ayaa waxaan ku arkay “calanka madow ee foosha xun”, taas runtii waxay nagu tahay dambi aad u weyn wax walba oo ciqaab ahna aan ku muteysan karno. Mar walba hala foojignaado mar walba oo caadufad yay naga xoog badinin.
    Mahadsanidiin.

  80. wadani says:

    Ilaah baa mahad leh waxaase guul u ah cxd somaliyeed kuwaas o siibay calanka madow ay wateen kooxaha qalbiga madoow e ka dhax dagaalama shacabka hadii ay ahlu towxiidyihin jihaadna wadaan dib uma laabteen kalmada calanka ku taal madoow hadii ay yaqaan meel cad uguma carareen

  81. somali boy says:

    waa geesi geesi dhalay guuleeyso waa geesi somaliyeed mash alaah alle hadaaayo waa wiilka calanka foolxumada badan ee qawaarijta soo dajiyay oo saray calanka quruxda badan ee somaliyeed 1 luulya mash alaah guleeyso somalia hanoolaato

  82. Adnaan says:

    scwrt dadka qaar ee noo amaanaya anaga dhaqan uma lihin calan madow teda kale wisaxaa fiican laga soo maanguuriyay waadamo ey dgaal ku ragaadiyay 30 sano iyowax ka badan dagaal oo ey ka mid tahay afganistaan yaan lagu kadsoomin daad ayaa soo qoray hala xafido ma xuma laakiin dal dhan ee leh calan istaan sedee loo bedelay kiisi hore ma ,isweydiiseentaas marka hore

  83. hodan says:

    waxaan leeyahay aniigo aha qof wadani aha inuu qofkaasi yahay qof wadani aha oo mu taasatey inuu calaanka qaliga aha qaado oo uu saro meshuu lahaa ee dadka duleeysan ka qaadeen ii waa inuu helo dadnimo oo la aqoonsado inuu yahay wadani

  84. Suhuur says:

    haye walle wadanku sii hore hada wuu dhaamaa.
    alle hanaga qabto qumayoyinka WADANKA GUBAYAY

  85. Suhuur says:

    aamin Aamin aamin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...