Monday, May 20th, 2013

Dib u dhis lagu sameeynayo wadooyinka magaalada Muqdisho oo si toos ah uga socda qeybo ka mid ah gobolka Banaadir.

Published on January 25, 2013 by   ·   23 Comments  ·   8,004 views

Dhismaha marshabiyediyada iyo wadooyinkan oo haatan kasocda isgoyska  km-4 ilaa iyo akademiyada general  Kaahiye ayaa waxa kasocda howl isugu jirta bur burinta marshabiyediyadii bur buray hagaajin iyo nadiifinta jidadka iyo marshabiyeediyada haatan dhismaha lagu wado

Dhismahan oo  haatan sitoos ah uga socda agagaarka suuqa Beerta ee degmada Waaberi  ayaa lagu wadaa cabir xaaqis iyo dhismo ay kaqeyb gelayaan qalab culus oo,ay leedahay dowladda turkiga iyo shaqaale isugu jira Somali iyo Turkish

Marshabiyediyadii kubur buray 22-kii sano ee laso dhafay ayaa hadda la arkayaa iyagoo dib loo dhisay inta udhaxeysa akademiyada general kaahiye ilaa km-4 iyadoo jidadkana lahagaajiyey hase yeshee ay sugayaan oo keli ah in lasaaro agabkii loogu talagalay oo kadhigi lahaa siduu ahaanjirey laamigu xiligii hore.

Afhayeenka gobolka Banaadir Maxed Yusuf Cusmaan oo Tv-ga iyo Radio Muqdisho kula hadlay goobta howshu kasocotey ayaa sheegay in talaabadani tahay mataneyntii magaalooyinka iyo casimada ah  labad ee Istanbul   iyo Muqdisho

Maxed Yusuf Cusmaan  Afhayeenka gobolka Banaadir ayaa qeexay in marka lasoo gunanado hagajinta wadooyinkasi laga hirgelin doono dhismaha nalalkii kushaqeynayey ileyska cadceedda .

Magaalada Muqdisho ayaa haatan leh muuqaal aad uga wanaagsan keedii hore markey maamulka gobolka Banaadir u istaageen sare uqaadista bilicdii Xamar iyo dhismahan hadda kasocda gobolka Banaadir oo soo jiitey darteenka bulsha weynta Soomaaliyeed.

Readers Comments (23)

    • wadani man says:

      asc bahda radio muqdisho waa idin salamayaa salaan ka dib waxan idinka codsanayaa in aad sawirada jidadka la dhisaayo aad noo soo galisaan webka si aan indhaheena ugu raxeestaan quruxda magalada muqdisho.
      thnks all

  1. Harun says:

    Masha allaah waa wax fiican oo lagu mahadceliyo alle ka sakoo dowllda turkiga

  2. Dj ayub ali says:

    Asc bahda radiomuqdisho aad ayad u mahadsantihin sida ad u bahineysan nabadeynta muqdisho iyo soo celinta bilicda magalada muqdisho waxan sugeyna muqdisho wada cos ah iyo lami insha allah somali ha is racdo

  3. mohamed says:

    marka hore waad salaaman tihiin dhamaan shaqaalaha radio muqdisho iyo telefishinka qaranka waxaan idinka rabnaa sawirada goobaha ay dib udhiska ka socdaan in aad noo soo gudbisaan sida ugu dhaqiyaha badan maxaa yeeley waxan ku faraxsan nahey inaan aragno dib udhiska wadankeena iyo sidoo kale shaqada aad u haysaan dalka iyo dadka soomaaliyeed guul ayaan idiin rajeynaa insha allaaaaaah

  4. Axmad-deeq says:

    Maashal alaah waan ku farax sanahay dib udhiska balaaran kasocdo wadangena hoyo aloow nabada nosii siyaadi amiin maa maamulka gobolka banadir waaku mahad sanyihiin hoosha ee qabten thnks all

  5. rasmi says:

    masha alah horu mar guul ıyo wax ku oole ayaan urejeyneynaa wadan keena ılaah rejada aan ka kalenahay kam weyn doono ınsha alah

  6. ibrahiim says:

    masha alaah ilahey haidin garab galo weynu jecelnahay dalkena oo lamid ah dalalka calamka okale weynu maserna markan aragno dalkena sida uu u burbrusan yahay iyo dalalka eynu kunolnahay sidey uu dhisan yihiiin aloow kuwa caqliga laga xaday uso cili o damiir uyeel

  7. Wada jirbeey labo gacmood wax ku qaban an is weheshano walala yaal wadamadan qurbaha ah dad koda aya dhistay ee an dhisano keena viva turkish and dowlada asc

  8. Ina hasan says:

    Waxaan xili walba kutaamaa in aan tago dalkeeyga hooyo balse su,aasha ugu horeeysa ee aan is weydiiyaa waxay tahay in dhaheygu jidad nuu cee ah bey qaban doonaan qalbigeyguse siduu noqon doonaa waayo waxaan wayahaan danbe u bartay jidad qurux badan iyo gawaari si nidaam san usocda jidka waxaan xili walba abi ka barya ain aan tago muqdisho oo jidad qurxoon iyo daara dhisan horu mar uu ka socda waxaan dhihi karaa jiddadka oo la dhisaa waa udub dhaxaadka dib u dhiska dalka Allaah baa mahad idilkeed u sugnaatay marka xigana wlalaaha turkey iyo intii ka shaqeysay in aan helno jaaniskan

  9. yuuda says:

    Maashaallaaj waa wanaagsantahay in laga shaaeeya dib udhiska wadankeena dadkiina qurbaha kaalintiina waa liidataa ee dhexda soo xerta aan wada dhisano wadanka inshaaallaah

  10. WAABERI says:

    WEBKA RADIO MUQDISHO ILAA 6 BILOOD KAMA HAYNO SAWIRADII QURUXDA BADNAA EE MAGAALADA MUQDISHO IYO HEESAHA LA SOCON JIRAY …
    FADLAN SOO CELIYA DADKA QURBAHA KU NOOL AAD IYO AAD AYEY UXIISEYNAYAAN

  11. ibra bitoole says:

    alx ;;;; mash,alah aad ugu farxay aale hanoo hagaajiyo turkiga kheyr allaha siyo dowladana aalaha cadawga haka qabto

  12. Ahmed Omar Says says:

    asc dhamaan asxaabta aan wadaniga isla nahay , tankale waxaan uga mahadcelinaya Ilaah ha ka sokow Maamulka Gobolka Banadir, Radion Mogadisho, iyo Dooladda Turkia oo si wada jir ugu soo celinaya bilicda wadooyinki Mogadisho, inshaa’Allaah, Soomalia waxay noqonaysaa wadanka ugu wanaagsan Caalamka Ilaahow wadankeena wanaaji rajada fiican ayaan noo soo iftay inoo dhabee. Radio Mogadisho waxaad ciyaartaan dowr wayn dhankiina hadaan ardayda soomaaliyeed annagana dowrkeena ayaan ciyaaraynaa insha’Allaah

  13. YuuSuf says:

    marka hore waxan uga mahad celina radio mogdisho sida quruxda ee Mar walba ee noogu soo gudbiso waxa ka jira wadankeena mideeda kale gudoomiya gobolka banaadir waxaan leeyahay shaqo fiican ayaa heesaa ee meshaas kasii wad

  14. Cukash says:

    Masha allah wlh dalkayga wan uxiisay mar dhawne wan iman donaaa {Somaliya Hanolaato}

  15. wadani114 says:

    mashaa allaah horumar wanaagsan ayaa inoo muuqdo inshaa allaah muqdisho mardhow ayaa la arki doonaa iyadoo ifeeysaa nabadda ayaa keeneeyso ee allaha noosii kordhiyo nabadda. aamiin.. aydalkeena qurxisanno oo aynu ka shaqeeysanno nimcad buu alle nasiiyee…

  16. somali says:

    Radio Muqdisho fadlan sawirada caasimada soo badiya , baryahan sawiradii Muqdisho masoo dabacdan.

  17. maxamed husen says:

    Masha allah hda waxaa moodaa in maseerki iga batay iga yaraan rabo masha alah aduunku waanaga tagay intaa isku mashquulsaneyn maanta ilaah ayaa mahad usugnaaty iyo walal somalieed iyo turkish ka raadiyaha iyo leveshinka qaranka waad mahadsantihiin

  18. cabdi casiis maxamed ibrahim says:

    maaaasha allah wa wax lagu farxo af hayeenka gobalka banadir maxaned yusuf hadalka uu ka dhawajiyay ee ah mataneyt istanbul vs mogdisho alle wa inoo rumeyn karaa Riyadas mida kale radio muqdisho aadbat u mahat santihiin subax walbo marki aan indhaha soo kala qaado waxa ugu horeeyso o aaan eego wa Radio muqdisho wax qeyr qabto masoo shegtay duca qabtada ayan dhahaa adin kana waxan idinka rajeynayaa in aad sawirada vidio hadii aad awoodan aad naga soo haqab tirtaaan bcz waxaa tihiin isha kaliya ee aan somalia ku aragno madama aan qurbaha joogno mahat sanidiin gudomiyaha ganac satada Restunburg south africa ganac sade abdul aziiz mohamed

  19. c/raxman says:

    masha alah masha alah masha alah masha alah masha la

  20. pr.kulane says:

    acsww waaw waa arin qaali ah oo loo fadhiyay mudo dheer waxaan dheheynas waa allah mahadi tan shaqalaha iyo dhaman bahda wariyaasha radio muqdisho waa mahadsantihiin iyo dhanman madaxadeeba dalka waa howl bilowgee tan illah waxaan ka rajeyneynaa in uu noo dheystiro malin walba waxan runtii eega dal aan joogo sida uu yahay iyo sida dalkeyga yahay waxaan dhahaa illahow dalkena noo hagaaji waa meel aan qabow laheyn waa meel hawada tan ugu wanagsan allah ku maneystay cuntada freshtahay nuucaa u bahato aad ka heleyso illahow noo hagaaji kuwa aan danta garana garansii

  21. dal jecel says:

    xamar cade waan ku jecelaha




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.05.2013
k.gacanta doorasho (11)

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
daaru shifa

Isbitalka Daarul-shifa oo laga bilaabay qaliimo lacag la’aan ah “sawirro”

Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
General Bashiir Goobe

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Beenisay In Ciidammo Ka Tirsan Ay Xildhibaanno Ka Hor Istaageen Shir

Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
madaxweyne xasan

Halkan ka daawo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyada ee arimaha Jubooyinka iyo gobalada Waqooyi VIDEO

Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
DSC_2708

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED

  Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso  
booliiska

Booliiska Galmudug oo faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen Gaalkacyo

Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
howlgal ciidamada xds

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo soo bandhigay dhoolatus melateri

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Sawir Kismaayo Ah

Dibadbax looga soo horjeedo natiijada shirkii Jubbooyinka oo maanta ka dhacay Kismaayo

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
DSC09914

R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
DSC09899

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta ee booqanayay Muqdisho oo dalka ka ambabaxay”Sawirro”

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
caabudwaaq

Maamulka degmada Caabudwaaq oo soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay daadad kusoo rogmaday degmadaasi.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo imtixaanadka dugsiyada.

Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka subax ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Magaalada Baledweyne oo ay ka socdaan howlo lagu dariseynayo xaafadaheeda.

Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho inay ka faa’iideystaan mashaariicda laga hirgelinayo caasimada

Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
tiiceey

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo nasiib daro ku tilmaamay is qabqabsiga dhinaca maamulka ah ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*