Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho
Published on January 19, 2013 by Jayte · 1 Comment · 1,983 views
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana uu ka baxaa Radio Muqdisho Habeenka Jimcaha ah ayadoo si ku celis ahna loo baahiyo habeenka Isniinta ah waxaana barnaamijka uu xambaarsan yahay Macluumaad badan oo isugu jira Murti,Madadaalo,Mucjisooyin,Suugaan iyo Sheekada Xiisaha badan ee Qabrigii Lamaanaha.
Barnaamijka oo hadaba todobaadkan xambaarsan Xiiso gaar ah waxaa inoosoo saaray halkaanna kasoo jeedinaya Wariyaheena Maxamed Abuukar Axmed (Ma’da).
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Barnaamijka Nasashada Todobaadka 18-January-2013
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Barnaamijka Nasashada Todobaadka 18-January-2013
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
hadii an ku bilabo aniga waxaa igu faraxad badned anigo ka kacay subax ayan waxan shitay radiyaha waxan ka maqlay hees wadani ah oo ahed eryaay waxan ku xigtay xalay saqdii dhexe waxaa gabi ahaan iskaga baxay magalada muqdisho qawarijta al shabab tas ayaa igu faraxd badned