Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho
Published on January 27, 2012 by Jayte · 1 Comment · 780 views
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana ay dhageystayaasha ku dhageystaan Salaamaha iyo Hambalyada ay isku diraan Shacbiga Soomaaliyeed iyo Sugaan.
Hadaba inaga oo tixgelineyna Codsi farabadan oo inooga yimid Akhristayaasha bogga radiomuqdisho.net kaasi oo ay ku dalbanayeen in Barnaamijkan uu ka mid noqdo Barnaamijyada Maqalka ah ee Webka laga dhageysan karo ayeynu Barnaamijkan Imaqashii bilaabeynaa wixii hadii ka dambeeya in aad Webka kala socon kartaan Insha Allah.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Barnaamijka Imaqashii Imadadaali 27-January-2012
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Barnaamijka Imaqashii Imadadaali 27-January-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Wasaardda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ayaa maanta deeq ...
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
hoyo xalimo maxamed maxamud iyo maadeey aweys xusen aweys cumar aweys cali aweys iyo geni aweys bala aweys iyo ruqaya aweys dhaman waxa tah nayad aros u darana cabdirax man salax iyo sucad jimcale o dhawan ku aqal galay muqdisho