Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Xusuusta Murugo Ee Qaraxii Shaamoow
Published on December 3, 2012 by Jayte · No Comments · 2,895 views
Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxey diyaariyeen islamarkaana bulshada u tabinayaan barnaamijyo gaar ah oo ku saabsan xusuusta murugo ee qaraxii ay kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen mustaqbalkii berri ee Dalkeenna,dhaqaatiir iyo hogaankii dalka qaarkood.
Hadaba barnaamijkan oo uu inoo aqrin doono Maxamed C/laahi Xaaji ayaa waxaad ku dhageysan doontaan wareysiyo iyo codad qaarkood aynu ka duubnay dadkii dhacdadaasi xanuunka badnaa usoo joogay.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Barnaamijkan Gaarka Ah Ee Ku Saabsan Masiibadii Shaamoow
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Barnaamijkan Gaarka Ah Ee Ku Saabsan Masiibadii Shaamoow
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...