Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Gabayga Abwaan Guure Ee amiiradu mey isdilaan Abwaan Guure
Published on December 1, 2012 by Jayte · 5 Comments · 3,407 views
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Gabayga Abwaan Guure Ee amiiradu mey isdilaan Abwaan Guure
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
WARKA SUBAX 17.6.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
WAR HABEEN 16.06.2013
Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...
danbiilayaal afkaduuban amiiradu may isdilaam ahaahu agbar laa/ilaaha ilalaah muxamed rasuululaa/ maxaa idiin haray oo halaag iyo jahanamo aheeyn wiilkeygii waan indiin heytaa amiiradiyow jahanamo gala gala gala idinma cafin
abwaan guure aad ayan uga mahadcelinaa sida wacan ee uu murtidiisa ugu muujinayo dareerka hada kataagan wadankeena waan ognahay in naftaada ay galayso halis qofka kahadla xaladan oo kale lkn wxd muujisay geesinimo waa wado mudan in lugu daydo alle ha kaadhowro wixii cadow ah
dib hadeey u laabtaan godane ayaa dilaa marka waa ineey dariiqa ku qarxan
Kufar didan islamka degan lama wadagno somalidu dir umalaha Gorma galo lagu daray qoyske dab cabuda yaasalam cisman c/lahi guure waa aabaha wadaniyinta walahi wan filayay inu ka amuseynin dhaqanka alsheydan waxan ilahey kaga barya adunka inad nabad ku nolato akhirana janada aduunyada wa la yab bal fiiri farqiga u dhexeya cali dhere iyo cisman c/lahi gure
Ascwrwb waa erayo xaq ah oo ilaah afka abwaaka ka so saaraywaana in xaqa lagu cabiro waxaan leeyahay abwaanka xaq baad ka hadashay ee Alle sw ha kugu bedello kalimadaha ajir iyo xasano wana suaasha aan dhowr jeer is weydiyay ma cali sheydhaan cali dheere isagu janada doonto oo is qarxiyo wa kan mar walba la so istaagi jiray waxa maanta janadi helay hebel oo isku qarxiyey xudunti cadowga sido kale shangole sheydhaan sow jano ma rabo wa kan caruurta yar yar u aqrinaya camiliyada iyo istish haadiyada ku qoran kutubta sheydhaanka ee u garbaha ku sito ma kutubteey ku qoran yihiin hadu is qarxiyo in jano galeyn muxu beenta da yarta ugu sheegaya wa lagu heysta intaad janada beenta ah u sheegtay hadi Alle idmo Abwaan guure xaq ayaad ku taagantahay ee ku sabir inshaa allaah dhimashadu wa mar qura wana markii ajashaadu timaado insha allaah taas aamin .