Dhaarintii Xildhibaannada Oo Soo Gebageboowday Iyo Baarlamaanka Oo Gudoon Doortay
Published on August 20, 2012 by Jayte · 8 Comments · 2,851 views
Waxaa hada soo gebageboowday dhaarinta Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayadoo Munaasabaddana weli ay socoto.
Xildhibaannada la dhaariyey waxey tiradoodu gaareysaa 211 Xildhibaan waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Abukaate Ceydiid Ilkaxanaf.
Dhaarintii markii ay dhamaatay kadib ayaa gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka wuxuu xildhibaannada cusub ku wargeliyey iney iskasoo dhex xulaan xubinta ugu da’da weyn oo Gudoomin doona shirarka Baarlamaanka waxaana ay Xildhibaannadu u doorteen inuu gudoon KMG ah u noqdo General Muuse Xasan Cabdulle oo isagu xiligan ah xubinta ugu da’da weyn ee Xildhibaannada cusub.
Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Mudane General Muuse Xasan Cabdulle oo hadal kooban jeediyey ayaa xildhibaannada ku wargeliyey in laga bilaabo xiligan ay bilaabaneyso qabashada xubnaha musharaxiinta u ah gudoonka Baarlamaanka ayadoo gudi doorashana loo saari doono arintaasi.
WIXII WARAR EE SOO KORDHA IYO SAWIRRADA NAGA FILLO INSHA ALLAH
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
guuuuuuuuuuuuuuuuuul inshaa allaah
we supporty our government of somalia
Wow masha allah
Maasha allah waxaan isleeyahay waa ifafaalo muujineysa inaan dhankaa iyo nabada u tilaabsani rabno
ascm salaan kadib waxaan kurasanahay hadaanhay udasomaaliyeed waxaa farxaad noo ah in ilaahay uunasiiyay baarlamaan aanu isleenahay waxaa loogabaxayaa dhibaatadii kajirtay wadankeen hooyo waa guul waa guul ilaahay nasiiyee waxaan leeyahay cidkasta oo qabata waan soo dhaweynaynaa hadii aanu nahay shacabka soomaaliyeed meekasta oo ay joogaan waanfarax sanyihiin caawa dawlad baan leenay saanjecelnay ilaahay hanoogadhino midii nugu hogaamiso laakiin waan leeyahay nimanka udhaartay wadanka hadiid sir iyo qayaano latimaadaan kitaabku hadin qabto aaaaammiiiii aaaaaamiiiiinnnnwsm calaykum
hadii aad daacad ushaqaysaa saan kor alah idikadhi hidiikale qabiilku waa qurun eekafogaadaa ayaan leenahay
Marka kowaad waxaan leeyahay eeilaahay ayey mahad usugnaatay marka 2aad waa guul aan gaarnay umada soomaaliyeed waxaan leeyahay waa geedi socod ama horamar lagaaray markaa walaalayaa aan taageerno waxa halkaa ka miro dhasho insha alaah waan kuu laysanayaa waana ka baxaynaa dowlad la aanta nagu habsatay dhoer iyo 20 sano waa mid subxaalaah bye
Masha allaah ilaah hanagu guuleeyo