Degmada Jowhar oo laga dareemay isbedel dhinacyada Amaanka, Ganacsiga iyo isdhexgalka Bulshada ah
Published on January 27, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 2,207 views
Isbadalo ayaa laga dareemayaa magaalada Jowhar ee goblka Shabelaha Dhexe kadib markii ay amnigeeda xaqijiyeen ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo bulshaduna ay hada wadashaqayn la yeesheen hay’adaha amniga.
Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe oo Laba bilood ka hor laga faramaroojiyay maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga dareemay isbedel dhinaca Amniga, ganacsiga iyo isdhexgalka Bulshada ah, kadib markii ay ciidamadu ku guuleysteen sugida amaanka Lixda xaafadood oo ay ka koobantahay magaalada Jowhar.
Howlgalada Joogatada ah oo ay habeen iyo maalin ciidamaduu ka wadaan Magaalada Jowhar ayaa inta badan lagu soo qabqabtaa maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya xaafadaha degmadaasi, iyo kooxo isticmaala Maandooriyaha.
Sidoo kale dhaqdhaqaaqa ganacsiga magaalada Jowhar ayaa laga dareemay isbedel muuqda wixii ka dambeeyay markii maleeshiyaadka Alqaacida laga saaray degmadaasi, kuwaas oo cuuryaamiyay ganacsiga degmada Jowhar, iyadoo hada ay dadku si xor ah u ganacsadaan.
Cali Cusmaan Ibraahim gudoomiye ku xigeenka gobolka Sh/Shexe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in degmada Jowhar laga dareemay isbedel iyo horumar dhinacyada Amaanka, Ganacsiga iyo isdhexgalka bulshada, wuxuuna tilmaamay in arintani ay ku timid wadashaqeynta u dhaxeysa maamulka, ciidamada iyo Shacabka ku nool degmada Jowhar.
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
asc marka hore waxaan salaamaya abaan duu laha cii damada iyo taliyaha guud g\dhaga badan iyo dhamaan ciidamada kusugan dagmada jowharwaa mahadsantahiinwaxaan idinkugu hambalyeena hormarka aadkagaarten amaanka magaalada jowhar waxaan idin rajeena bash bash iyo barwaaqo iyo inaan maqlo idinko lawareegay mgaalada mahaday waa mahad san tahin