DEG DEG:-Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Baargaal Lagu Dilay
Published on January 27, 2012 by Jayte · No Comments · 666 views
War goor dhow naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay duleedka degmada Baargaal ee isla gobolkaasi Bari ka tirsan ay ku toogteen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland.
Allaha u naxariistee Xildhibaanka ayaa waxaa lagu magacaabi jirey Xildhibaan Bille Maxamuud Yuusuf waxaana Xildhibaanka geeridiisa ay timid markii ay rasaas ku fureen gaari uu watay isaga iyo wiil uu dhalay Maleeshiyo hubeysan oo iyagu Xildhibaanka ku amray inuusan u gudbin dhanka Caluula oo safarkiisa uu ku wajahnaa.
Majiro wax war ah oo kasoo baxay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku aadan sababta dhabta ah ee keentay in Maleeshiyadan ay dilaan Xildhibaankan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland lamana oga sidoo kale sababta iyana Maleeshiyada ku xambaartay in Xildhibaankan safarkiisa ay ishortaagaan.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
War Habeen 22-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...
Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
WAR DUHUR 22 02 12
Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno magaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
War Habeen 21-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sanadahan dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...