DEG DEG:-Ciidammada Qalabka Sida Oo Afgooye Ku Fashiliyey Qarax Loo Adeegsaday Gaari
Published on June 16, 2012 by Jayte · 9 Comments · 3,643 views
Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa goor dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose ku fashiliyey fal is qarxin ah oo ay Maleeshiyada kooxda Al-Qaeda usoo adeegsadaan gaari lagasoo buuxiyey waxyaabaha Qarxa.
Sida ay saraakiil ka tirsan Ciidammada u xaqiijiyeen Radio Muqdisho gaariga ayaa waxaa ka shakiyey Ciidammo ka tirsan Dowladda kadibna waxey ku amreen wadihii gaariga inuu joojiyo ayadoo wadaha oo ahaa qofka naftii haligaha ah uu amarkaasi ka dhega adeegay balse ay Ciidammadu toogteen ayadoo markaasi kadibna uu gaariga qarxay.
Gaariga qaraxa ay kasoo buuxiyeen Maleeshiyada Al-Qaeda ayaa noociisu ahaa NOHA waxaana inta la xaqiijiyey ku dhaawacmay Seddex ruux oo rayid ah waxaana goobta gaarigan lagu istaajiyey oo uu ku qarxay ay tahay afaafka hore ee xerrada agoonta TADAAMUN Afgooye.
Falkan ayaa qeyb ka noqonaya falalka uu Alle ku guuleeyey iney fashiliyaan Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed waxaana taasi ay keentay in bilihii aynu kasoo gudubnay magaalada Muqdisho iyo deegaannada kale ee ay Dowladdu gacanta ku heyso ay noqdaan kuwo ka caagan Qaraxyada.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
maasha alah waa ilaahay mahadis sidaas ilaahay weyn ugu guuleeyaya ciidamada qaranka oo aad u dhiifoon. radiomuqdisho waa naga farxiseen waxaaa naga naxshay websetyada qaar oo sheegay in lala galay xerada ciidamada oo saraakiil iyo ciidamo badana joogeen. ilaahay baa mahad leh mar kasta oo ka qabtay ciidamada iyo saraakiisha oo lala damacsanaa dhagartaas. ilahay waxaa u baryeeynaa inuu ayag ku celsho fal kasto cadownimo oo ay soo maleegaan shayaadiinta shabaab.
waa in la diiwaan gelyo baabuurta
si loo ogaada mid kii loo adeegsaday qaraxa, hadii 3oo, oo homey jirta
baabuurka qarax loo adeegsada uu ahaa
hoomey waa in mid mid loo hubiyo
Alxamdulilaah haddii aan lagu dhamaan intii ku dhaawacntay ilaahey caafimaad ha siiyo ciidamaduna weyku mahadsan yihiin sida ay Amaanka usugayaan guul ayaan leeyahay kuwii ka hortagey
alxmadulilah caala kuli xaalin CXD waxan leeyahy marka ad soconeeysan is tira kooba inta gaari oo ad ka kooban tihin iyo noocyadooda si lo ogado waxii idinku soo biray oo idin daba socd marksas waxa sahlananeysa in ad ogatan baaburta qaraxa ama jaajuska ah
asc dowladu waa in la diiwaan gelyo baabuurta
si loo ogaada mid kii loo adeegsaday qaraxa, hadii 3oo, oo homey jirta
baabuurka qarax loo adeegsada uu ahaa
hoomey waa in mid mid loo hubiyo
asc all waa ilaahay mahadii qaraxu fashilmay waxan dawalad kula talin inay ahadaan dad feejigan markasta waayo al shabaab waa ma naxa yaala nin iyo naagab ha laga feejignado ha la baaro waa iga talo
qofkasta oo nabad modisho diidan ha la dilo waayo 21 sano qurbo ito dalkaba ku rafaadsan nahay
asc.waa illaheey mahadiisa dhib wadaha dhibaatada waday oo laga hortagay. waxaa wax laga xishooda ah ninka dhiigcabaha ah ee cali dheere in uu ku fanaa waxaan dilnay dad badan haduu uu geesi yahay uu wax dili karo muxuu habeen walba uu fakad u yahay uu ka baqaayo in la qaarajiyo wallee waa lagu qaban kaama hari doonaan ciidamada ummada soomaaliyeed dhibaatada aad u geysatay ummada soomaaliyeed adiga dhiigcabyada kula nool waa lagaaa gooyn doonaa insha allah nin daad qaad xumbo cuskay.
Hadanuu nahay dhalinta dgmda afgoye aad ayan uga xunahay qrxa allaha na ha cafiyo dadkii ku dhawacmay wana idin slamay shaqlah rdoi muqdisho
Masha allah ilaahay ha idinla joro ciidamada xooga dalka soomaaliyeed qaraxaaad fashiliseen aad ayaad ugu mahadsan tihiin guulaysta