Deeq dhar ah oo maanta Cadaado loogu qaybiyay Qoysas sabool ah “SAWIRRO”
Published on February 21, 2013 by Jayte · 3 Comments · 2,061 views
Boqolaal ka mid ah Qoysaska saboolka ah ee ku nool magaalada Cadaado ayaa waxaa maanta deeq dhar ah gaarsiiyay Mu’asasada waxbarashada ee Iftiin.
Deeqdan dharka ah ee saaka loo qaybiyay Qoysaska saboolka ah ee ku dhaqan magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa soo dhiibay Hay’adda RAJO, iyadoo qaybinteeda u soo wakiilatay mu’asasada waxbarashada ee Iftiin.
Boqolaal ka mid ah Qaysaska saboolka ah ayaa ka faa’iidaystay dhar qaybinta, iyadoo ay qaabka ay qaybintu u socotay ay kormeerayeen mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Ximan iyo Xeeb.
Agaasimaha mu’asasada Iftiin qaybta Gobolada dhexe C/llahi Sh Xassan Muxumud ayaa faahfaahin ka bixiyay dharkan iyo inta Ruux ee la siiyay, isagoo sheegay in dharkaasi uu gaarayay ilaa 700- oo shay lana siiyay 250-Ruux, sidoo kalena ay gaarsiindoonaan magaalooyin kale oo gobolada dhexe ka mid ah.
Agaasimaha wasaarada arrimaha gudaha Ximan iyo Xeeb C/llahi Cabdi Geedi ayaa arrin wanaagsan ku tilmaay mucaawinada dharka ah ee maanta Qoysaskan la gaarsiiyay, waxaana uu talaabadaasi ku tilmaamay mid ku dayasho mudan.
Qoysaska dharka loo qaybiyay waxa ay soo dhaweeyeen kaalmada ay ka heleen Mu’asasda Iftiin iyo RAJO, iyagoo tilmaamay inay baahi wayn u qabeen oo aysan jirin cid hadda ka hor ka saaciday arrintaasi.




















Photo By:-Maxamuud Cabdi Diirshe
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Allah ha itself gaaro kuwa masaakiinta caawiya.
masha allah waa wax aad loogu farxo iftiin aad bey u mahadanyihiin
good job lakiin waxaad bixiney saan iyo waxa dadka xiran yahiin isku mid ma ahan ee jalabiib ka badiya fadlan.