Danjire Ameeriko”Safaaraddu wax badan ayeey ka qabataa dhibaatada heysata Jaaliyadda ku nool Kenya”
Published on October 17, 2012 by Mowliid · 1 Comment · 881 views
Danjiraha Soomaaliya ee dlka Kenya ayaa sheegay in uu dadaal dheer ugu jiro sidii hey’adaha gargaarka ee fadhigoodu yahay Nairobi ay ugu soo guuri lahaayeen Magaalada Muqdisho.
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameerico oo xalay ka qeybgalay barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa sheegay in safaarddu ay dadaal dheer u gashay sidii ay ugu qancin laheyd hey’adaha ka shaqeeya gargaarka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Nairobi in ay u guuraan magaalada Muqdisho si ay fursad shaqo uga helaan dadka Soomaaliyeed intii qarashkaasi uu ku lumi lahaa dalka Kenya, isagoo xusay in arrintaasina ay meel wanaagsan u mareeyso.
Dhinaca kale Danjiraha oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in dowladda Kenya uu kala hadlay in safaardeeda ay Muqdisho dib uga furato, si ay u daboosho baahida dadka Soomaaliyeed ee u safraya dalka Kenya, isagoo tilmaamay in dowladda Kenya ay ka aqbashay arrintaasi maadaama laga baxay xilligii KMG ahaa.
Danjire Ameerico ayaa hoosta ka xariiqay in safaaraddu ay wax badan ka qabatay dhibaatooyin farabadan oo lagu heyn jiray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya, isagoo tilmaamay in kuwa falalka amnidarrada ah ka geysta Kenya aysan aheyn Soomaali taasina waxa lagu ogaaday ayuu yiri qaraxyadii ka dhacay Nairobi iyo Mombasa oo dadkii loo qabtay aysan ku jirin Soomaali.
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
ma sha allaahı allaah haku dhaafo
shaqo wanagsan ayadu qabta somalıda akhı
garabkaag allaah ha galo hana ku xıfdıyo