Dambiyada ka dhanka ah Bani’aadminada
Published on September 4, 2012 by Liibaan · No Comments · 1,957 views

Xadgudubyada dadka lagu dhibaateeyo way fara badan yihiin, waxaase jira kuwo kuwo ka mid ah oo diimaha iyo xeerarka caalamiga ah oo dhami ay ugu yeeraan Dambiyo ka dhan ah Bani’aadminimada.
Falalka loo aqoonsanyahay Dambiyada ka dhanka ah bani’aadminimada waxaa ka mid ah Dil-wadareedka ama Gumaadka, Barakicinta,Kufsiga, Xarigga xaq-darrada ah , Boobka hantida Guurto iyo Ma guurto mid ay ahaataba, guurka khasabka ah, Xorriyadaha qofka ama dadka meel ku nool oo la xakameeyo iwm.
Dalkeenna waxaa ka dhacay xad-gudubyo fara badan ,inkastoo ay kala darnaayeen, marka la eego nidaamyadii ama kooxihii geysanayay.
Dowladihii dalka soo maray qaarkood, Qabqablayaashii dagaalka iyo maleeshiyo beeleedyadii dalka isaga dambeeyay waxay dhammaantood ku keceen falal laga naxo oo dad marras ah naftooda iyo hantidooda lagu wax yeelleeyay, iyadoo awood la adeegsanayo
Waxaas oo dhanse waxaa isku duudsaday Maleeshiyada Alshabaab ee haatan gabbalkeedu sii dhacayo, oo geysatay gabood falladii ugu xumaa ee Soomaaliya ka dhaca inta la xusuusan yahay.
Dambiyada ka dhanka Bani’aadminimada waa mowduuca toddobaadkan ee Barnaamijka Tubta Toosan oo uu nagala qeyb gelayo Sheikh Muuse Macallin CagaweyneBAR.TUBTA TOOSAN 03.09.2012
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...