Friday, October 31st, 2014

Dagmada Godinlabe oo ay ka socdaan mashaariic sara loogu qaadayo bilicdeeda “SAWIRRO”

Published on February 27, 2013 by   ·   14 Comments  ·   8,668 views

Dagmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka soconaya mashaariic kala duwan oo wax looga qabanayo bilicda magaaladaasi.

Mashaariicda sara loogu qaadayo bilicda dagmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, oo ka tirsan Ximan iyo Xeeb ayaa waxa ay isugu jiraan dhismayaal dan guud ah iyo dhirayn magaalada guri walba oo ku yaal lagu talaalayo geed, waxaana si wada jir ah isaga kaashanaya maamulka dagmada iyo ururada bulshada.

Ururka Dhalinyarada dagmada Godinlabe ayaa bilaabay dhismaha Aargo cusub oo qayb ka ah astaamaha gaarka ah ee sara loogu qaadayo bilicda magaalada, waakan gudoomiyaha ururkaasi C/naasir Cali Wirwir oo ka waramaya hawsha ay wadaan.

Xussen Baalma ah Injineerka dhisaya Aargadan ayaa isna sheegay in  qarashka ku baxaya Aargadan uu gaarayo 10-kun oo Doller hawsheeduna ay soo bilaabatay bishii koobaad ee sanadkan ayna rajaynayaan inay dhameeyaan bisha sadexaad.

Gudoomiyaha dagmada Godinlabe Cabdi yare Macalin Qase ayaa sheegay in dhismaha Aagadan ay ka mid tahay mashaariic badan oo dagmada xilligan ka socda, kuwaasi oo ay ka mid yihiin hawlgalinta Isbitalka, xarunta dagmada, Saldhig Boolis iyo kuwo kale.

Dhinaca kale Gudoomiyaha damada ayaa saaka furay mashruuc kale oo magaalada lagu dhiraynayo, kaasi oo la doonayo in guri walba oo ku yaal dagmada Godinlabe iyo goobaha bulshada ka dhexeeya lagu abuuro geed miroodyo ama kuwa harsiimada leh.

Axmed Sh Xassan Jagejage oo ah qurbajoog dalka dib ugu soo laabtay mashruucaana ka wada dagmooyin badan oo ka mid ah Ximan iyo Xeeb ayaa bulshada ku dhiiri galiyay inay u istaagaan sara u qaadista bilicda magaalooyinkooda.

Godinlabe oo sanadkii 20120-ka qaadatay dagmo islamarkaan 30-KM dhanka koofureed kaga began magaalada Cadaado ayaa xilligan waxaa ka soconaya mashaariic kala duwan oo lagu hormarinayo adeegyada bulshada iyo bilicda magaalada, kuwaasi oo ay iska kaashanayaan maamulka iyo bulshada dagmadaasi.

Godinlabe Mashaariic 1 (1)

Godinlabe Mashaariic 1 (2)

Godinlabe Mashaariic 1 (3)

Godinlabe Mashaariic 1 (4)

Godinlabe Mashaariic 1 (5)

Godinlabe Mashaariic 1 (6)

Godinlabe Mashaariic 1 (7)

Godinlabe Mashaariic 1 (8)

Godinlabe Mashaariic 1 (9)

Godinlabe Mashaariic 1 (10)

Godinlabe Mashaariic 1 (11)

Godinlabe Mashaariic 1 (12)

Godinlabe Mashaariic 1 (13)

Godinlabe Mashaariic 1 (14)

Godinlabe Mashaariic 1 (15)

Photo By:- Diirshe

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (14)

  1. caasha says:

    maasha,alaah guuuuuuuuuuuuuuul qofkasto hadhisto meeshoo egenyahay waan soo dhaweenenaa

  2. haggi says:

    masha allah Dad walba iyaga ayaaa dalkooda dhisto ee soomaaliyeeey hurdada ka kaca , reeeer ximan iyo xeeeeb horay u socda ayaan leenhay , dowladda federalka soomaliyeeedna waxaan leenhay guuuuuuuuuuuul

  3. Ruti wa wax aad loogo forxo in lagashaqeeyo wax walbo oo qurxinaya magalada aad kunoshaha wa waxa homar lagu gaaro momaliyey ha lagu tartamo horumarka oo isugu faana hormarka intaad dib udhac utartamilahaydeen

  4. jamaal says:

    asc wr wr bacda salaan bulsha kasta ineey isku tashato ayahedana qorsheysato qabkey u hormarineyso waa wax qurux badan waxaan kalo ad ugu farxay qabka dhireynta ee ka socota deg mada godinlabe waxaan kalo ku faraxsanahay daku iney fahmen dhurta hormarka ey u ledahay dhulka

  5. xasan says:

    waxaa lagu kala hormaraa waa waxaan oo kale ee haka daalinina sxbayaal anana waa idin garab taaganahay insha alaah

  6. ALI says:

    MASHA,ALLAH ALLAH HA USIYAADSHO DAD KAAN DEGMADOODA WAA AY KU DADAALAYAAN HOREY USACDA.

  7. Mohamed says:

    well done galgaduud guys, halagu daydo dadkaan katashanaya ayaahooda

  8. alle aamin says:

    mashaa allaah walaalayaal wadadaaleeysaan allaha idinla garabgalo good job

  9. garaad yusuf says:

    waxay ila tahay waa wax lagu farxo dad iskaa wax u qabso ku qurxinayo wadankooda gaar ahaan deegaankooda aad ayaan oogu farax sanahay guulaysta soomaaliyeey kudayda oo dalkiina dhista maansha alaah

  10. Ayman says:

    Maashaa Allaah, Godinlabe waxay u soo jeesatay Kor u-qaadista Bilicda magaalada, kaddib markii ay kamid noqotay magalooyinka ugu ammaanka fiican, I hope in Gudoomiyaha Dagmada Godinlabe Mr.Abdiyare inuu ka dambeeyay howshaas ku dayashada mudan, VIVA Godinlabe. Mr.Diirshe aad ayaad u mahadsan howl wanaagsan ayaad qabatay.

  11. Omer Nure says:

    Waxaan u sheegayaa Raga Magaalada Yagleelaya inay Magaalada ku beeraan Geed Mirood dadku cuni karo oo ay ka daayaan Geedaha aan dhana ku roonayn ee Gaaladu ugu tala gashay inay ku sumeeyaan Tayada shacabka .
    Iska daaya Qabiil Qabiilka iyo Qolo qolada sxbayaal Midoobana meel cidkastoo dhisataa leedahayna ka dhigta Magaalada

  12. muqtaar caruuse nuur shuriye says:

    waaaaaaaaaw masha allah wlh waa arin lagu far xo ree godilabe i miss u

  13. Wowww woww wa arin farxadleh thanks oll bulshada degmada waa dadaal fcn waainan kaqebqadanaa anakana

  14. Barlin ali matan says:

    Mansha alah wad mahadsan tihin dhaman mamulka kudumiya ururka bulshada xiiman iyo xeeb dhamanti salan sare waxan rajenaya qof walbo inu idin ku tesan duna insha alah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-29.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta-Puntland

Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 October 2014 ...
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Oo U Ambabaxay Dubai

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Ban ki Mon

Madaxda sare ee dalka oo kulan la qaatay Ban-Ki Moon iyo madax kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
astaanta_qaranka11 ok

Digreeto Madaxweyne oo garsoorayaal shaqada looga joojiyay “Daawo Video”

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdsiho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-29.10.2014.mp3"][/audio]
Luuq dagaal

Maleeshiyada Shabaab oo jab loogu geystay dagaal xalay ka dhacay duleedka Ceel Garas

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ka ...
AU FORCES/REUTERS

Dowladda Uganda oo ciidamado gaar ah u soo direysa Soomaaliya

[caption id="attachment_213902" align="aligncenter" width="640"] AU FORCES/REUTERS[/caption] Ciidamada dowladda Uganda ...
banki1

Ban Ki-moon iyo Madaxweynaha Bankiga Adduunka oo taageero u ballanqaaday amniga iyo horumarinta gobolka

Muqdisho, 29ka Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee ...
Wasiirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo la kulmay Madaxweynaha Rwanda

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Maxamed Ibraahim oo ...
Banki Moon

Banki Moon oo goor dhaw soo gaaray muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayay Xoghayaha guud ee Q.midoobay Banki Moon ...

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...