Dadweynaha ku nool Kismaayo oo soo dhaweeyay furitaanka idaacada Radio Kismaayo
Published on January 27, 2013 by Mowliid · 3 Comments · 1,222 views
Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalda Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa soo dhaweeyay furitaanka Idaacada Radio Kismaayo oo mataan la ah warbaahinta dowlada, iyagoo ka dalbaday wasaarradda warfaafinta Soomaaliya in ay sii kordhiso adeegyada warfaafineed ee ay u hayso bulshada Soomaaliyeed.
Dadweynaha ku nool magaalada Kismaayo ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Radio Kismaayo uu noqomdoono mid ka shaqeeya isku xirka bulshada, wacyigelinta iyo horumarka ganacsiga, iyagoo sheegay in ay u baahnaayeen idaacad ay kala socdaan akhbaaraadka caalamka.
‘’Waxaan Rajeynayaa in idaacadan cusub ay noqondoonto mid ka shaqeysa danaha bulshada Soomaaliyeed, isla markaana ay horsed ka noqoto isdhexgalka iyo wacyigelinta bulshada’’ ayuu yiri Bashiir Cumar Xaaji oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Kismaayo.
Radio Kismaayo ayaa noqonaya Idaacadii ugu horeysay ee laga furo Kismaayo tan iyo markii magaaladaasi laga saaray argagixisada Shabaab Alqaacidda.
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
Maajo 16, 2013, Muqdisho
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
WAR DUHUR 16.05.2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Waxaa idiin harey in Radio Afka maayga ku hadla laga furo Muqdisho iyo Baydhabo, Illen Dasturka ayaa sidaa qoaraaye. Waa in ay jirtaa equal opportunities.
Wa wax lagu farxo in idacad laga furo kismayo lkn baydhabo idacad loma geyo
Idacad ku hadasha afka maayga maxa loo waayey dasturku soma qoreyn. radio muqdisho maxa afka maayga loga so deyn la’yahay