Tuesday, October 21st, 2014

Dadka ku nool Buulo-Barde oo ka cabanaya caburin joogta ah oo ay ku hayaan malleeshiyaadka Shabaab

Published on December 5, 2012 by   ·   2 Comments  ·   1,564 views

Shacabka ku nool degmooyinka Buula Barde iyo Jalalaqsi ayaa ka cabanaya dibadbaxyo qasab ah oo saacado badan qaadanaya oo maalin kasta ay sheegeen in ay ku seegaan howlmaalmeedkooda caadiga ah.

Qaar ka mid ah dadkan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay in malleeshiyaadka Shabaab ay ku amreen in maalin kasta ay ka soo qeybgalaan dibadbax micno adarro ah oo ay doonayaan in ay muujiyaan Afkaartooda guracan ee xagjirnimada ah.

‘’ Dadka ku nool deegaannadaasi waxey isugu jiraan xoola dhaqato iyo dad tuula joog ah oo leh meherado ganacsi, waqtina uma heyno ka qeybgalka didbaxa micnadarrada ah oo ay maalin kasta nagu qasbayaan kaas oo saacado badan qaadanaya, qofkii ka soo qeybagaliwaayana uu ciqaab adag la kulmayo’’ ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaankaasi oo codsaday inaan magaciisa la shaacin.

Dadka ku nool deegaannadasi ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya in ay soo gaarto deegaannadaasi si ay uga dulqaaddo gumeysiga iyo xadgudubyada joogtada ah oo ay ku hayaan malleeshiyaadka Shabaab.

Dhinaca kale maamulka gobolka Hiiraan ayaa shalay cambaareeyay dibadbaxyada ay malleeshiyaadka Shabaab ku qasbayaan dadka ku nool degmooyinka Buulo Barde iyo jalalaqsi iyo deegaannada hoosyimaada oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Sidoo kale dadka ku nool deegaanno ka mid ah G/Sh/Dhexe ayaa ka cabanaya dhac iyo baad ay ku hayaan malleeshiyaadka Shabaab oo ay sheegeen in ay xoog ku qaadanayaan hantidooda iyagoo ku andacoonaya in ay qaadayaan Seko.

Malleeshiyaadka Shabaab oo ciidanka XDS ka xoreeyay inta badan gobollada dalka ayaa hadda u muuqda in ay sii kordhiyeen tacadiyada iyo cadaadiska ay ku hayaan dadka ku nool deegaannada yar oo ay dalka kaga hareen.

Readers Comments (2)

  1. ma'aani says:

    arinta buulla barda ka socota waxa ay qayb kamid tahay dhibaatada ay shabaabku ku hayaan umada soomaaliyeed dabcan shacabka deegaanasaas iska ku sugu illaah maalin un waa uu idinka dulqaadi karaa dhibatadaas la sheegaayo maruna waad soo galaysaan gacanta dowlada fidiraalka soomaliya taso aad aduunka intiisa kale ku xermi kartaan
    waa macaani yare oo idn leh sabra in sha allaah waad ka baxaysaan

  2. hakiin says:

    waa wax lugu yaqaan kooxda ma ahan arin ugud ku ah umada somaliyeed waayo waa manaxayaal aan diir nixin alle hakadulqaado




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka

Dhageyso warka subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-21-10-2014.mp3"][/audio]
Jowhar

Jowhar: Wasaaradda arrimaha gudaha oo deeq gaarsiisay barakacayaal

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa deeq raashin ah ...
beeraha

Dood cilmiyeed ku saabsan wax soo saarka beeraha oo Muqdisho lagu qabtay

Dood-cilmiyeed looga hadlayay sida loo kordhin karo wax ...
Nicholas-Kay

Danjire Kay oo baaq u diray bulshada gobolka Hiiraan

Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada ...
Baydhabo

Beydhabo: Dastuurka maamulka koofur galbeed oo la diyaariyey

Gudiga  farsamo ee maamul u sameynta gobollada koonfur ...
o11

Shir looga hadlayay Shidaalka Soomaaliya oo lagu qabtay London

Shir looga hadlayay shidaalka Soomaaliya oo ay ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astanta-warka-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEEN-20.10.2014-ok.mp3"][/audio]
Golbal_Summit_Afrika_16

Shir looga hadlaayo maalgashiga Africa oo maanta ka furmay dalka Ingiriiska,”sawiro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabduweli Maxamed Cali Gaas ...
DSC06954

Labo kunteenar oo khamri ah oo lagu bur buriyay Muqdisho.“SAWIRRO + VIDEO”

Labo kunteenar oo ay ku jiraan waxyaabaha maanka ...
astaanta_qaranka13

Guddiga Amniga ee xumuuadda Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaal Beeleedka deeganka Deefow ee gobolka Hiiraan (DAAWO VIDEO)

kulanka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-20.10.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka13

Guddigii dhowaan Xukuumadda Soomaaliya u xilsaartay baaritaanka xadgudubyadii lag eedeeyay AMISOM oo maanta warbixin soo saaray. (DAAWO VIDEO)

Taariikhda marka ay ahayd  18/10/2014 waxaa uu ku ...
shil-gaari

Shil-gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta ka dhacay deegaanka KM13 . (DAAWO VIDEO)

3 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ...
baarlamaanka

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhegeystay gudiga daraasaadka iyo soo dioyaarinta shuruucda axsaabta siyaasadda ee dalka. (DAAWO VIDEO)

Bilowga Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ay soo ...
ddd

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare oo sheegtay in si cadaalad ah u qeybin doonto deeqaha waxbarasho oo Soomaaliya la siiyo

Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
mi-2

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qaybgalaya shir kasocda magaalada Busan

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ...
kurtunwaarey

Xaalad nolol xumo oo soo wajahday dadka ku nool Kurtunwaarreey

Degmada Kurtunwaarreey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa laga ...
baarlamaanka

Baarlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ...
diyaaradaha-Kenya

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyn ka geystay Kudha

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa duqeeyay saldhig ...
jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed ...
IMG_05261

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan Wada Tashi ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed Kula Qaatay Nairobi:-War-Saxaafadeed+Sawirro + VIDEO

Nairobi 19 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta iyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-19.10.20141.mp3"][/audio]
Oto-barko

Wasaaradda Gaadiidka oo qorsheyneysa in ay dib u howlgeliso Naadiga Oto-baarko “SAWIRRO”

Kulankaan uu Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee ...
Muiqdisho

Ganacsato codsatay in wax laga qabto lacago xad dhaaf ah oo laga qaado. (DAAWO VIDEO)

Ganacsatada ku dhaqan gobolka Benaadir iyo mas’uuliyiinta rugta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-19.10.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Wacyigelinta dhalinyarada la marin habaabiyay oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO VIDEO)

Dood cilmiyeed ku saabsan wacyigelinta dhalinyarada la marin ...
Danjire Maman Sidikou

AMISOM oo sheegtay inay ka xuntahay rabshado ka dhacay Hiiraan

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan ...
DSC06436

Xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere oo deeq lacageed la gaarsiiyay “SAWIRRO + VIDEO”

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland ayaa maanta deeq ...
jowhar

Naafo raashin loogu qeybiyay Jowhar

Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq raashin ah ...
ridwan

R/wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta oo dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO VIDEO)

R/wasare ku xigeenka xukuumada federaalka ahna wasiirka Owqaafta ...
fatahaad beledweyn

Deg Deg:- Cabsi laga qabo in wabiga Shabeelle ku fataho magaalada Beledweyn

Cabsi farabadan ayaa laga qabaa in wabiga Shabeelle ...
Golaha wasiirrada

Golaha wasiirrada oo kulan looga hadlay amniga xalay ku yeeshay Muqdisho. (DAAWO VIDEO)

Golaha wasiirrada ayaa kulan ballaaran oo looga arrinsanayay ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...