Wednesday, July 30th, 2014

Dadka Ku Nool Baydhabo Janaay Oo Sanaddo Kadib Si Xornimo Ah Ugu Dabaal Degay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Published on July 2, 2012 by   ·   14 Comments  ·   23,480 views

Shacabka ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sanaddo kadib si xornimo leh ugu dabaal degay Munaasabadda Koowda Luulyo oo ku beegan sanad guuradii 52aad ee kasoo wareegatay markii ay gobollada Koonfureed ee Dalkeenna ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga islamarkaana ay midoobeen gobollada Koonfur iyo Waqooyi.

Magaalada Baydhabo oo dhowaan gacanta Maleeshiyada Al-Qaeda laga xoreeyey ayaa waxaa ka dhacay Munaasabaddo kala duwan ayaa Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay habeennimadii Sabtida ee ay Axadu soo galeysay lagu qabtay gudaha magaalada balse maaliinnimadii Axada ee shalay ayey dadweynaha magaalada isugu soo baxeen garoon lagu ciyaaro Kubadda Cagta oo bartamaha Baydhabo ku yaala.

Isusoo baxaasi ay dadka reer Baydhabo Janaay ku muujinayeen qiimaha Munaasabaddan ay u leedahay shacbiga Soomaaliyeed ayaa waxaa kala qeybgalay mas’uuliyiinta maamulka degmada Baydhabo,kan gobolka,xildhibaanno iyo saraakiisha Ciidammada.

Gudoomiyaha maamulka gobolka Baay Mudane C/fitaax Ibraahim Geeseey oo Munaasabadda khudbad ka jeediyey ayaa dadka reer Baydhabo uga mahad celiyey sida ay u muujiyeen qiimaha maalintaan waxaana uu gudoomiyuhu xusay in sida ay dadka isugu soo bexeen ay muujineyso Nabadda xiligan ka jirta magaalada.

Musaabadda Koowda Luulyo ayaa sanadkan si weyn looga xusay magaallooyin iyo gobollo ku yaala koonfura iyo bartamaha Dalkeenna magaalooyinkaas oo sanadihii lasoo dhaafay dadka ku dhaqan aanay xusin Munaasabaddan sababo la xiriira Maleeshiyaadkii ku sugnaa oo iyagu aanay ogoleyn muujinta Qarannimada Soomaaliya waxaana magaalooyinka laga xusay ka mid ah Beledxaawo, Garbahaareey,Baydhabo,Xudur,Afgooye,Balcad iyo Beledweyn.


Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                              +442035190460

USA & CANADA                           +17124327760

Readers Comments (14)

  1. Salaan Ka Dib, Ilaahey Baa Mahad Leh Waa Kheyr Dalka,Dadka U Yimid,Aynu U Tukano Labo Rakac Shukr Lilaal,Wayna Salaaman Yihiin Ehelka Reer Baydhabo Giddi,Waxaynu Nigu Ognahay Kheyr,Barwaaqo,Nabad Joogto Ah,Horumar Weyn IWL.Noolaada Oon Jira Weligiin Walaalo Hagaagsan Ahaada Dalka Dadka ,Diintana Ugu Horeyso Weligeed, Hambalyo Wacan Naga Gudooma Giddi,Damaashaat Wanaagsan Ku Waara…

    كل عام وأنتم ومسئولين المنطقة بيطوه بخيرين انشاءالله ورمضان كريم

  2. saciid says:

    wow reer bedhabo mansha alah horay u socda

  3. idiris says:

    masha alh wa ilah maha diis intan oo wang wadankena in u kasocdo in gobola dii waa weyna xor yihin oo ay la dabal dagayan xornimadiii ilahayow idin da rerbeydhabo i knew in aa dowlad jeceshihiiin waxan filaya in inta diman la xoreyo bay bakooool waxana nagu habon nimco walba oo u ulah nasiiyo in an dhano alxamdulilaah

  4. liibaan 12 says:

    baydhabo janaay
    hambalyo

  5. nin culus says:

    msha alaah reer bay dhabo janaay waan idin salaamay waana idiin hambalyeynaa

  6. masha alah waa malin somaaliya oo dhan ku ween in la xuso

  7. wow masha alh dadka rer baydhabo o wadaniya nimo moojeyan waaa idin leyahay sanad guuro wacan o wangsan sanadkan sanadkiis bash bash iyo barwaaaqo ka gaara rer baydhabo jinaay beerta raxad ilahey waxaa idinka baryaa inte muslm ah iyo inte somaliweyn ahba qalbigdi isku keeno nabad iyo barwaaaaaqo all somaliaweyn and i love youuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  8. jacfar says:

    yaa salaam reer baydhabo janaay waa lagu ogaa nabad jecaylka insha allah waxaan rajeeynayaa in dalkeena oo dhan noo nabdoomo vivaa baydhabooooy

  9. anas abdulqaadir says:

    ASC WRWB DHAMAAN ARIIYOGAANI MUSLIMIINTI MEELKASTO ROOGAN GAAR AHAAN SOOMAALIDI MAASHA ALLAAH ILLAAHEY WADANKAAYNI NIIN HAGAAJII INSHA ALLAAH EEDA IN MAHAD SINTIIN DADKI ROGAN BAYDHABI JINAAY ALOOW BARBAARA KINOOL BAYDHABI BAARLIIN WAL MIDHAANTI BELED NEBED EH ALOOW ILLAAHEY NIIN ZIYAADII INSHA ALLAAH ASC WRWB

  10. roble says:

    walaalahena reer baydhabo janaay waa u hambalyeyna guuleesta

  11. MAAN SHA ALAAH BAYDHABO JANAAY HAMBALYO HAMBALYO ALAHA IDIIN SII WADO NOLOSHA WANAAGSAN CARIIRIGANE ALAHA NAGA WADA SAARO DAD NABAD BAAD TIHIIN EE NABADA KA SHAQEEYE , INSHA ALAAH GUUUUUUUUUUUUUUUUUUL INOO RAJEYNAA DHAMAAN SOOMAALI WEYN MEELWALBAAN JOOGNO.

  12. wacays says:

    aad baan ugu farax sanahy sida wanaagsan ay dadku uga nasteen KHAWAARIJTII waana ilaahay mahadii

  13. abdullahi says:

    Thank you Allah, frist Ilaahay baa mahad leh kadib, aad waxaan ugu farxay muuqalka dadka iyo Gobolka ka muuqda, xaan halkaan ugu mahadnaqayaa hoggaanka heerkaan gaarsiiyey gobolka, oo uu ka mid yahay Adan Biid thanks again, waan joogaa America state Minnasota Minneapolis,

  14. seisco says:

    first thankx radio muqdishu for ur giving us aportunity to wach or to see our people our land ….waad kumahadsantihiin sidaad noo caawiseeeen thank you waxaan jogaa istanbul_turkey




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

shir way

Madaxweynaha Iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Si Isku Mid Ah U Soo Dhaweeyay Hishiiska ay Gaareen Maamulada Gobolada Dhexe “Sawirro”

Muqdisho, 30, luuliyo, 2014... Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-30.07.2014.mp3"][/audio]
IMG_5593

Heshiis Maamul loogu dhisayo Gobollada Dhexe Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho “Sawirro”

Munaasabada heshiiskani lagu kala saxiixanayay oo lagu qabtay ...
gaashaandhiga

Wasaaradda Gaashaandhiga Oo In Ka Badan 24-sano Kaddib Maanta Ku Shaqo Bilowday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Ee Deyniile

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Maxamed ...
Sequence 97.Still001

Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada oo xukunno dil iyo xabsi daa’in ku riday Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-30.07.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:- Ciidamada amniga oo toogasho ku dilay dhagar qabeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta aga ...
20140727_115323

Mataanno isku dhegan oo caafimaad dibadda ah loo raadinayo “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda ...
IMG_4427

Dr Cabdiweli Gaas oo shahaadooyin guddoonsiiyay carruur da’yar ah “SAWIRRO”

Madxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed ...
vlcsnap-2014-07-29-07h08m58s183

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland Oo Booqanaya Deegaanno Hoos Yimaada Maamulkaasi

Wafdi uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland Siciid ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-30-7-2014.mp3"][/audio]
DSCN9955

Daawo Sawirada:-Sida ay u Ciideen Soomaalida Ku Nool Magaalada Pretoria ee Dalka Koonfur Afrika

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinkugu soo ...
100_8778

Danjire Cumar C/rashiid oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee  dalka Maraykanka Danjire Cumar  Cabdirashid ...
muqdisho-habeen

Isbaddel amni oo Muqdisho looga ciiday

Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, ayaa so gabagabeeyey ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-29.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06415

Hay’adaha amniga oo fashiliyay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa “SAWIRRO”

Hay’adaha ammaanka dawlodda ayaa maanta fashilayay gaari uu ...
raashin qeybinta i c rc (7)

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin sakaatul fitri ah

Maamulka Deeganka taabto ee Gobolka Jubbada hoose ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-29-07-2014.mp3"][/audio]
100_8724

DAAWO SAWIRADA SIDA LOOGA CIIDAY BARIGA MAGAALADA MINNEAPOLIS

Salaada ciidul fitriga ee lagu qabtey bariga magaalada ...
igad

IGAD oo iska fogeysay warar been abuur ah oo ay baahiyeen Website-yada qaar

Xafiiska IGAD ee Muqdisho ayaa beeniyay warar been ...
Cabdi Catoosh (2)

Muwaadin Soomaaliyeed oo ay naafeeyeen burcad Koonfur Afrikaan ah oo codsaday kaalmo caafimaad “SAWIRRO”

Cabdi Catoosh Faarax, waa muwaadin Soomaaliyeed oo dhallinyaro ...
RIDWAAN

Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Oo Shacabka Soomaaliyeed U Diray Hambalyada Ciida

Ra'isul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka diinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-28.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06358

Wasiirka Warfaafinta oo kulan qado ah la qaatay carruur indhoolayaal ah “SAWIRRO”

Kulankan qadada ahaa ee uu Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda ...
DSC01649

Daawa Sawirrada sida looga ciiday magaalada Cadaado

Deegaanada Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa ...
Ciid

Dhageyso Barnaamijka gaar ah oo ka hadlaya sida Caalamka looga ciiday

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_5476

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Hiiraan oo la ciiday ciidamada Jabuuti “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-28.07.2014-.mp3"][/audio]
IMG_5987

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA QARANKA OO KUMANAAN DAD AH LA CIIDAYA

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC05952

Wasiirka Warfaafinta Oo La Ciiday Barakacayaal Danyar Ah (Sawirro)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
DSC06140

Wasiirka Warfaafinta Oo Booqday Ilmo Mataano Ah Oo Isku Dheggan (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ...
DSC05881

Madaxda Qaranka Oo Kumannaan Dadweyne Ah Salaada Ciidda Kula Tukatay Masjidka Isbaheysiga (Dhageyso+Sawirro)

Madaxda Qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/Warka-Subax-28.7.2014.mp3"][/audio]
isbaheysiga

Muqdisho Oo Si Farxad Iyo Nabadgelyo Leh Looga Ciidayo

Iyadoo ay maanta tahay maalintii koobaad ee ciidulfidriga ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...