Saturday, May 25th, 2013

Dadka Ceel Huur oo u jeestay Dhanka Kaluumaysiga iyo Dhalinyarada oo Burcad badeednimada laga wacyi galiyay. Daawo Sawiro

Published on January 27, 2013 by   ·   10 Comments  ·   4,227 views

Dadka ku Nool Tuulada Ceel Huur ee ka tirsan Gobolka Mudug  ayaa bilaabay in ay Ka shaqaystaan Xeebta dheer ee ku geedaaman Dagmadaas.

Hawlo kaluumaysi oo baaxad leh ayaa waxa ay ka bilowdeen xeebaha gobolka Mudug, iyadoo subax walba ay Badda u shaqo tagaan boqolaal dhalinyaro ah oo nolol maalmeedkooda ka soo saarta jilaabashada Badda.

Kaluumaysiga ayaa waxaa barbar socda wacyigalin saf balaaran ah oo ay wadaan dhalinyaro iskood isku abaabulay oo dadka deegaanka lagaga wacyi galinayo burcad badeednimada laguna dhiiri galinayo inay ka faa’iidaystaan khayraadka Badda.

tuulada Ceel-huur ee gobolka Mudug ee hoos timaada maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo xeebaha ku dhaw dhaw ayaa ka mid ah meelaha kaluumaysigu ka bilowday, waxaana xirfadleyda Baddu ay dib ugu laabteen hawshoodii ka dib markii dagmadaasi laga cirib tiray burcadbadeeda laguna qanciyay inay tanaasulaan, iyadoo dagmadaasi iyo deegaano kaleba ay ka socdaan kulamo dhalinyarada lagu wacyi galinayo, ayna ka dheceen banaanbaxyo arrintaasi lagu soo dhawaynayo.

Dhawrkii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa deegaanadaasi ku laalaabanayay wafuud kala duwan oo ka socota Ximan iyo Xeeb si kaluumaysatada loo wacyi galiyo qalabna loogu raadiyo, waxaana kaluumaysigan ka socda xeebaha Tuulada Ceel-huur noloshooda ku maareeya boqolaal qoys, iyadoo dhaqaalaha deegaankana ay wax wayn ka badashay.

 

 

 

Photo by: Maxamuud Cabdi Diirshe

Readers Comments (10)

  1. badalxafiid says:

    anaga waxa aan fahmiwaayay ayaa waxay tahay aaway dadkii wadaada isku dheegayay? Xil diina ah ayaa ka saaran inay dadka u sheegaan in burcadmadeednimadu xaaraam tahay!! cajiib!!!dhalanyarada isxilsaartay khayr Allaha siiyo

  2. kabotoy says:

    war waa laydinka tagay ee horay u socda waa lagaraa wali waxaad soo saartaan baa sharaf leh noolaadaa

  3. wadani says:

    masha’allah somali wey fahantay nolosha alla kor kadhigo hada ayay hurdada kaso tosen kimagala jogey iyo ki miyi jogaba

  4. rasmi says:

    masha alah ılaah ayaa mahadleh

  5. cali says:

    masha allah waa wax aad iyo aad loogu farxo loona soo dhaweeyo in bulshadu ku soo baraarugaan kheeyraadka bada in ay ka faa idaystaan kasoo saara kheeyraadka kabuuxa bada insha allah waa la dhargayaaye.

  6. haggi says:

    masha allah waa guuuuuul waxaan leeenahay dadka reer ceelhuur noqda kuwii garta danahooda insha allah

  7. axmed says:

    mashaa alaah guul somali dhamaan iyo shacabka ximan iyo xeeb

  8. Mohamed says:

    Alla Dhulku qurux badanaa natural kiisa, guryahuna fool xumaa, Soomaaliya waa dhul qorxoon infrastructure wanaagsan hadii loo samen lahaa meelo badan oo loo dalxiis tago ayaa la heli lahaa

  9. Alisom says:

    waw tan ayaa ah wax lagu farxo runtii maamulkasta ha ku dhiiri galiy halka uu ka arimiyo dadka jooga inay muruqoooda maalaan waxan dowlada kula talinlahaa burcadbadeednimada wixii dadka ku kalifay waa la ogyehee iney indhaha ka laabanin oo caalamka badeena kusoo duulay maaro u heshaa si loo ilaaliyo kheyraadkeena

  10. abdul gadir says:

    Ma shalaah Runtii waa arin fiican Haday id daba qabteen waxanaan in taas ugu darilaa war la shaqeeya Maamulka ximan iyo xeeb Nabada de




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*