Published on June 22, 2012 by Jayte · 72 Comments · 28,627 views
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Xeebta Liido oo Jimcahan ay wadajir ugu damaashaadeen Madax iyo Shacab taasi oo qeyb ka ah waxyaabaha muujinaya isbedellada nabadeed ee xiligan ka jira Caasimadda.
Muuqaalkaan waa Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya General Muungaab Oo Isagu Shacabka La Damaashaadaya Wax Hub Ahna Goobta Kama Muuqdo…..MA AAMINSANEYD IN MUQDISHO AY MADAX IYO SHACAB SIDAN U WADA DAMAASHAADI KARAAN?????
Hooyadan Soomaaliyeed 21sano waxey ku nooleyd Qurbaha gaar ahaan Yurub ayada iyo gabadheeda yar waxey Maanta Nasiib U Yeesheen Iney ka mid noqdaan dadka Ku Damaashaada Xeebta Liido,,….MAXAA KA WANAAGSAN DALKAAGA KU DAMAASHAAD????
Photo By:-C/rashiid Nuur Xuseen(Nuune)
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
gen muungab wa salaamayaa wa halyeey aad u weyn sawiradan Xeebta Liido radio muqdisho waku mahsantihiin lagamba xiisaayo ilaah ha iikaso in mar dhow tago xamar cade.
asc dhamaan soomaalay maashaa alah muqdishow magaala madaxdenii wan kuu iisnay xakiim nabad hakugu nageeyo runtiii wan rumaysanahay in isbedel jiro weligeyna raxmada alae kama quusan waqtiyada soo socdana waxan rajeynayaa sidan iyo si kawacan masha alah…………
radiomuqdisho calool xumada naga dayaa in aan muqdisho imaano waa rabnaa waa soo socanaa wax yar nookadiya waxa lee yaahay dadka janiska u helay liito nasiib wacan ii bashala dadkaygiyoow aniga neh waa soo soctaa meel ha la ii sii qabto insha allah
Thank you radio mogdisho, for bringing us these amazing pictures on Fridays. My greatest memories of Somali is going to the beach with my family every Friday. After 25 yeaars later I can still smell the beach, and feel the sand between my toes. Some memories are deeply imprinted .
thank you
manshala waa arin ilahay logu xamdu naqo in manta la arko muqdisho oo madax iyo shacab bada ku wada dabalanayan alxamdulah walaal qarankena u duceya ilahay waka shadadinti inaga adkeysiye
asc dhamaantiin waad mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad noola socosiisaan xaalada mugdisho eey markas ku sugantahay thanks guys gaar ahaan sawir qaadaha run ahaantii sawirada dhalanyarada/dadweynaha wepka aan ku arkay runtii waxa aay ku tuseysaa dadka somaliyeed sida aay isku jecelyihiin dhabna aay ka tahay in aay aduunka la qabsadaan thanks again radiomugsho
waaaaaaaaaaaaaaw masha allah adban ugu farxay wadankeyga hoyo oo nabad ah manta wan rajenaya mustaqbalka ina ku sonoqdo wadankeyga hoyo on arko ano liida ku damashadayo insha alah wan arkidona hadow alle rali kanoqdo
radio muqdisho adinkane salan qaliya aya hawada idin somarinaya asc
hashii maandeeq waa curatay ee aan inagoon iska gaagixin maalmo soomaalaay qarabnaa dadka deeqa eqabiil madeeqo
qaranku waa geed harwayn oo lagu soo hirtaa qabiilkuse waa qol yar oo ciriiri badan thanks to peace lovers
by cali-bello
waa guul shacabkeena u soo hooyatey waxaan sugnaa waa xeebta kismaayo iyo tan marko iyo mida baraawe oo saan loogu dalxiiso maasha alaah guul dowladnimo
WAA GUUL LEH FARXAD IYO REYREYN WAANA WAX LAGU FARXO TALO AMAANKA CAASIMADA AAD HALOO SUGO POLIC KA HALATAYEEYO SI AMAAN LOO HELO RADIYAHA DOWLADA WAAD MAHADSANTIHIIN EE NOOSOOSAWIRA XARUMIHII DOWLADA EE LADAYAC TIRAY SIDA GAASHAANDHIGA IWM SI AAN UDAAWANO DADKEENA QURBAHA JOOGA TVGANA NOOGASOODAAYA WAQTINA NOSHEEGA SI AAN UDAAWANO ILEEN WAN MASHQUULSANAHEE THANK YIU VERY MUCH ONE THOUSAND
xamar oo nabad ah waa somalia oo nabad ah muungaab waa tusaale muujinaya in madaxwaynuhuna markuu doono saan u yeeli karo yadaan cabsi argtiisa oolin reer muqdisho waa idinku soo socdaa anna dhawaan insha allaah waana idin la damaashaadi doonaa ilaahoow haynaga kala tuurin dadkeena maalin kasta koon fur afrika laguma xasuuqeen kenyalagu ma dulaysteeen inta cashuurta laga dhamaysto haddii xamar iyo dalkenu u nabad yahay waa laysu soo noqon wixii nool aduun yada
asc all masha allah waa faraxad mar hadi madaxdi dalka iyo shacabki si xurimo lah iskala damashadayan waa nimco illah na siye illah ha no siyadsho wariyasha qarankana waxaan ugu mahad celine sidi hufen eey nogu soo bandhigan damashadka xeebta liido waa ku mahad sanatahin
Asc dhaman shacabka somaliyeed waan salaamayaa meel walbo ay joogaaan gaar ahaan ku kuwa ku sugan xamar cadde ok mahad dhamanted alaah ayey u sugnaaatay tan xigta general mungab waxaan uga mahad celinayaa sida gaysinimada ahi ee uu ugu damaashaday xeebta isaga oo aan la waardiyeeneenin koley waad dareemi karaa in xamar cadde nabad noqotee ilaahay waxaan ka baryena inuu inoo adkeeyo nabada soo iftiimayso koley ane wan ku damaashaadi goor ay noqotaba xamar caddeee xeeebtaydaaaan u xiisaye ani xeebtayda waan u xiisaye nabad iyo horumar wacan somalia
Thanks redio Mogadishu. These pictures gives me hope and to many other Somalis . I think It would be far better if you make it as a program on tv(sntv) on Friday night in that Way it will have a much more impact On the minds of Somalia here in uk and inside Somalia as well. Well done mate
Maansha Allah. I’m very happy to see Mogadishu in this stage, and I hope we (Somalis) continue this great progress and bring our beloved city back to its glory days!! I’m 25 years old. Last time I visited the city was in Dec till Jan and I’m soon planning to visit it again, and perhaps even moving to there in the near future. I urge my people to take advantage of this great opportunity that Allah gave us and work towards rebuilding Somalia. And I ask our leaders and elders to work towards a good future by setting a good example for the young upcoming generation. Thank you. VIVA SOMALIA!!!!
ASC.. Somaaliweyn.. Guul guuul Guul masha’allah intaan shacabweyne ee ku damaashadaya xeebtooda si xor leeeh anigane insha’allaah wan ka mid noqon doonaa.. Special thanks Radio muqdisho
first alhamdu lilah ilaah inan ku shukrino maysan aheyn somaliyey@ maxuu dal qurba ah kugu dilayaa qabow ama laguugu canshuuriya wakan dalkaagii ada leh laguuugumana heysto @ somaliyey baraaruga dhista wadankiina dib ugu noqdo , waxa tihiin dadki laha cidkalena loo waaa @ radio muqdisho you guys well done brothers keep that work insha allah we proud to be somalians.
Waan salaamayaa bahda tv ga qaranka iyo suxufiyiinta qaranka oo had iyo jeer ku soo gudbiyo sawiro ama qoraalo muujinaaya najo nabadeed,had iyo jeer ku dadaala inaad abuurtaan barnaamijyo mideynaayo Soomaalida keenaayana is jecel ayaan leeyahay.
WAA FARXAD ALLE HADII AY XEEBTA LIIDA DIB U SOO NOQOTEY BAAR LIIDO DIB HA LOO FURO WAA XUSUUS MUDDO LABAATAN SANO LAGUMA DABAALAN BADDA XEEBTA LIIDO RADIYO MUGADISHO WAX WANAAGSAN BY UMMADA U QABTEEN
xamar cade ha is xanajin liido waa kuu soo socdaa aniga iyo caruurteyda insha allah waad na arki doontaa radio muqdisho u dhaxeyaha shacbiga iyo ciida calanka iyo xeebta dheer warkan ama farinta iga garsii dhaman in aan soo socdo insha allah
asc walaahi waan ilmeeyay ilaahooww nabadeey waa mahadsan tihiin bahda radio muqdishu sidaad noola soo xiriirisaan arimaha somalia ilaahoow nabad ilaahoow nabad waana ka helay sidaaad u sartaan heesaha kalgcalka wadaninimo ah i’m somali citizen proud porn and race muqdishu ilove u muqdishu & all somali cities and the rest of somalia peace and love all af u somali people…
gen muungab wa salaamayaa wa halyeey aad u weyn sawiradan Xeebta Liido radio muqdisho waku mahsantihiin lagamba xiisaayo ilaah ha iikaso in mar dhow tago xamar cade.
mashaa allaaaaaah wadakeeni wan u xiisnaay alow nabaad caadiil ah nasii iftiinkaan nobaxanee no siyadi alxamdulilah manta xeebti liido saan logu damashadaayo quurbaa waa nax naay waan u xiisnaay wadakenaa hooyo ala mahad leh iyo madaxdenaa qaraankaa
yaa rabi ilahow no siyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaadi qurbaha aan ka niibsane
Salaan kadib,
Arintaan waa arin aad loogu farxo, ILLAHAANA mahada mudan oo maanta Moqadisho nabadgelyo kusoo daboolay. Waxaan RABI kabaryayaa in oow Wadanka oo idil Nabad kusoo daboolo oo dhibataada naga qaado; AAMIN AAMIN AAMIN.
Somaliya maantay fursad DAHAB ah ayeey haysataa, KUWII ka faaideysto oo nabada u hagaansamo Soomaali ALLAHA kadhigo; AAmin.
MASHALLAH
WAA FARCAAD BASHBSH
i can’t wait. i will be there soon insha allha.
maasha allaah ilaahowo noo siyaadi nabad iyo shacabka is aaminay si qaas ah waxa u salaamaya bahda tv qaranka iyo radiomuqdisho allaya cizag wlhi runtii aad ayaan ugu farxaa sida sharafta bdn oo aad muqaalad wadankeena qaasatan xamar gaar ahaan liido waayo aniga reer xeebeed ayaan ahay ?
asc dhamaan soomaalay maashaa alah muqdishow magaala madaxdenii wan kuu iisnay xakiim nabad hakugu nageeyo runtiii wan rumaysanahay in isbedel jiro weligeyna raxmada alae kama quusan waqtiyada soo socdana waxan rajeynayaa sidan iyo si kawacan masha alah…………
ohhhhhhhhhhhhhhh alloow reer muqdisho nabada usiyaadi muqdisho hadey nabad noqoto dalka intiisa kale wuxuu noqonaa nabad insha allah
Masha allah insha allah mar dhow waxan rajeynina in laka furo xeebta hotela waaaaa wen sida curubo ooo kale
ASC Alow umadan u siyadi nabad waarta sii msha.allaaah ayan leyahay aad ayaan ugu farxay runti sidaan umada in ey wadankooda sinabad ah ugu damaashadaan waa arin farxad mudan wadanka waa qaali runti hadadan laheyn wadan runti nolasha cariiri aye kuko noqoneysaa
maasha allah aloow noo siyaadi barwaaqada muqdisho ty radio muqdisho wadankeenoo nabada iyo dadkeeni aloow isukaayekeen
baashaala walaalayaal annaga dibadda ayaa ku rafaadsanahay eebe hana so aruuriyo
radiomuqdisho calool xumada naga dayaa in aan muqdisho imaano waa rabnaa waa soo socanaa wax yar nookadiya waxa lee yaahay dadka janiska u helay liito nasiib wacan ii bashala dadkaygiyoow aniga neh waa soo soctaa meel ha la ii sii qabto insha allah
Woooooooooooooow Caadia maahan ana ilaaheey ha iikaso inaan sidaan oo kale ugu damaashaado un maalin…Inshaa Allah
Thank you radio mogdisho, for bringing us these amazing pictures on Fridays. My greatest memories of Somali is going to the beach with my family every Friday. After 25 yeaars later I can still smell the beach, and feel the sand between my toes. Some memories are deeply imprinted .
thank you
asc waxaan salamayaa dhamaan shacabka soomaliyeed iyo xukumaada oo maanta amniga sida ay ugu taxadareen dalxiis waa in oo loo aadaa dalka si dhaqaalaha isku badalo waxaan umahad celinayaa radio moqdisho sida inogu soo gud biyaan horomarka dalka qaas ahaan amniga genara mungaab waan salaamayaa sida oo sameeyey geesinimada uu suubiyey oo maanta shacabka ladamaashaadey
manshala waa arin ilahay logu xamdu naqo in manta la arko muqdisho oo madax iyo shacab bada ku wada dabalanayan alxamdulah walaal qarankena u duceya ilahay waka shadadinti inaga adkeysiye
asc dhamaantiin waad mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad noola socosiisaan xaalada mugdisho eey markas ku sugantahay thanks guys gaar ahaan sawir qaadaha run ahaantii sawirada dhalanyarada/dadweynaha wepka aan ku arkay runtii waxa aay ku tuseysaa dadka somaliyeed sida aay isku jecelyihiin dhabna aay ka tahay in aay aduunka la qabsadaan thanks again radiomugsho
a-c wr wasarada war fafinta bahda telveshionka qaranka iyo idacada qaranka qasatan agasimaha idacada qaran abdiraxim cise cadw iyo dhaman shaqalaha warbahinta qaranka wan idin salamy saln kadib runti aadbey noo farxad galisay inana manta aragno xeebta lido oo madax iyo shacab wada dabalanayan si isku mid ah waliba taas waxay natusineysa hadan nahay qurbo joog dalkeena waxan ka aminsanahay inusan ka jirin ee dalka nabad yahay anba aan ugu horeya sida ugu dhaqsaha badan wa inan dalka kuso labta oo aan xeebta lido kuso dhubasha ugu danbeyn waxan u mahad celinaya gudomiya maxkamada sare mudane hassan hussein muungaab gesinimada u sameyey xoga ayan qoslay markan arkay mungaab oo mid ka mida shacabka la lagdamaya o waliba dhulka dhigan raba kkkkkkk masha allah imiss wlhi dalkeygii allahaw dhowr dalkeyga allaw nabad noogu celi dalkayga aaaaaaaaaaaaamin rabi
masha’alaah ilaah sidaan iyo si ka fiican nabad ha inooga dhigo wadankeena dowlad caadilane ilaah hana siiyo amiin amiin amiin
maasha alaah waa wax aad loogu farxo soomali hanoolaato
masha allaah illaah hanoo siyaadiyo nana noo daaimo , insha alaah . viva somalia viva muqdisho , cadawgeeda hajabo . thnx radio muqdisho for nice pictures .
caadi maaha liido anigaa ka maqan
insha alaah waa imaan
nice to mogadisho saan ah Masha Allah ,,,, waxaan ku qoslay wiilka caaaaga lacagta ugu jirto iyo wiilka kale oo mobalka madaxa ugu xiran yahay kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Walahi waan uqaadan la,ahay in qof madax ah Muqdisho bilaa qori socdo lakin wax walba ilaahay wa awooda al xamdu ilahow. Noo siyadi.
waaaaaaaaaaaaaaw masha allah adban ugu farxay wadankeyga hoyo oo nabad ah manta wan rajenaya mustaqbalka ina ku sonoqdo wadankeyga hoyo on arko ano liida ku damashadayo insha alah wan arkidona hadow alle rali kanoqdo
radio muqdisho adinkane salan qaliya aya hawada idin somarinaya asc
masha alah alow siyadi ilahow ka yeel somaliya nabad iyo barwaqo inta somaliya jogto inta ka maqan alow qalbigooda isku duw nabada somaliya ka socotaneh alow ino adkey inona nagayeel mid wanagsan aaneh ku waarno amiin sawirada wariyasha so qaday wa mahad san tihiin ino yela markas in aad nala socosisan dhismaha wadanka ,dawalaha iwm
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay wax maanta ka socda caasimadeenii oo eeyaha dadka ku cunijieer ilaahow noo siyaadi inta aad nasiisayna waan kaaga shurinay aamiin adinkuna aamiin dhah
hashii maandeeq waa curatay ee aan inagoon iska gaagixin maalmo soomaalaay qarabnaa dadka deeqa eqabiil madeeqo
qaranku waa geed harwayn oo lagu soo hirtaa qabiilkuse waa qol yar oo ciriiri badan thanks to peace lovers
by cali-bello
waxaan ahay ruux usoo joogay soomaali dhan oo muqdishu kuwada raaxeeysata
ninkii usoo joogay doowlad awoodle oo dalka katalisa ayuunbaa fahmi kara waxa doowladnimo tahay ee soomaliyeey wadadii cadeed ayaan maanta cagta saaranay ee yaanaan uleexan dariiqii qodxaha badnaa ee an labaatanka sano ku jirnay
soomaalaay dantiina garta
qabiilka & qaranku waa sida qori dab & gaas
hadii aan lakala qarina waa halis
walaahi baan kudhaartaye qaran & qabiil
wax leeysa siisto maahan ee ilaah hanaga dhigo kuwa realistic ah oo dantooda garta
aamiin alahayoow by (cali-bello)
heesta ruuxii miraheeda siwanaagsan ugaranaya oo af soomaliga hodan ka ah xaada ayaa jiriricooneeysa
maxaa yeelay maanta sida jawigu yahay ayay
kahadlaysaa oo umadii muqdishu ineey nacabkaada garteen bay u egtahay ee alahayoow kuwii xajista nabadaa ay heleen ka dhig
kkkkkkkkkkkkkkkk maashaa allah waan qoslay markaan arkay General Muungaao oo lagdamaya, maashaa allah waxaas ayaa ka damaashaada
waa guul shacabkeena u soo hooyatey waxaan sugnaa waa xeebta kismaayo iyo tan marko iyo mida baraawe oo saan loogu dalxiiso maasha alaah guul dowladnimo
WAA GUUL LEH FARXAD IYO REYREYN WAANA WAX LAGU FARXO TALO AMAANKA CAASIMADA AAD HALOO SUGO POLIC KA HALATAYEEYO SI AMAAN LOO HELO RADIYAHA DOWLADA WAAD MAHADSANTIHIIN EE NOOSOOSAWIRA XARUMIHII DOWLADA EE LADAYAC TIRAY SIDA GAASHAANDHIGA IWM SI AAN UDAAWANO DADKEENA QURBAHA JOOGA TVGANA NOOGASOODAAYA WAQTINA NOSHEEGA SI AAN UDAAWANO ILEEN WAN MASHQUULSANAHEE THANK YIU VERY MUCH ONE THOUSAND
waa guul usoo hoyatay ummadda soomaliyed haddii maanta xeebta liido sidaan ay madaxdi ugu damaashaadeyso taas waxay muujineysaa i dadkeenu fahmay nabadu waxa ay tahay lana ogaaday muhiimadeeda.waxaa kaliya oo dhiman waa inaan dhammaan dalka ka xoreynaa dad qalatada dadka ku qaldaya diinta
GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL
ilaahayow dalka iyo dadkaba no hagaaji ilahada waan jecel yow umadaya waan jecel nahaye
ilaahayow dad iyo duunyaba noo badbaadi ilaahayow amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
ma sha allah illah ayaa mahadleh
ma sha allah xamar caadi ma aha walhi
asc mashaa allah markaan heestaan maqlo waxaan soo xusuustaa xildhibaan (jinaqoow) sida uu u jeclaa in umadu israacdo walaahi waxaan hubaa inay riyaadii (jinaqow ay rumowday waana wax illah looga mahad celyo kadibna cxds soomaaliya guul reer muqdishana raynrayn iyo farxad iyo barwaaqo amiin amiin asc
xamar oo nabad ah waa somalia oo nabad ah muungaab waa tusaale muujinaya in madaxwaynuhuna markuu doono saan u yeeli karo yadaan cabsi argtiisa oolin reer muqdisho waa idinku soo socdaa anna dhawaan insha allaah waana idin la damaashaadi doonaa ilaahoow haynaga kala tuurin dadkeena maalin kasta koon fur afrika laguma xasuuqeen kenyalagu ma dulaysteeen inta cashuurta laga dhamaysto haddii xamar iyo dalkenu u nabad yahay waa laysu soo noqon wixii nool aduun yada
asc all masha allah waa faraxad mar hadi madaxdi dalka iyo shacabki si xurimo lah iskala damashadayan waa nimco illah na siye illah ha no siyadsho wariyasha qarankana waxaan ugu mahad celine sidi hufen eey nogu soo bandhigan damashadka xeebta liido waa ku mahad sanatahin
waa wax lagu farxo alaha noo siyaadiyo dhabaha nabada ilahey hanagu haayo asaga awoode shacabka soomaliayeeeeed waxan leyahay taagera nabada ayada naslanugolehe .anigoo ka mid eh aqrista yasha waan u mahadcelimaa. radiomuqdisho kun jeer waad mahadsantihin sida aan shacabka dalka ka maqan uguso gudbineysiin xogta rasmiga eh eeka jirto dalkena ….
asc all somaaliweyn waxaan ku farax sanahey masuul kaligiis ku damaashaadaya xeebta facaweyn ee liido.. waxaan isleeyahey maalmaha soosocdo afafka hore ee xeebta inladhisidoono sida baararka hotelada iyo goobo kale… anagoo naabada iyo muqdishoo nuur ah ilaahey hanagu kulansiiyo somaliweyn.
aswrwb maashaa allaah muqdisho mwaxaan moogahay muddo bil ah aad ayaan aniga iyo caruurteyda ugu soo damaashaadney xeebta liido 20 sano kadib ilahoow u siyaadi hadana waxaan ku talo jiraa inaan usoo guuro muqdisho iinsha allaah
Asc dhaman shacabka somaliyeed waan salaamayaa meel walbo ay joogaaan gaar ahaan ku kuwa ku sugan xamar cadde ok mahad dhamanted alaah ayey u sugnaaatay tan xigta general mungab waxaan uga mahad celinayaa sida gaysinimada ahi ee uu ugu damaashaday xeebta isaga oo aan la waardiyeeneenin koley waad dareemi karaa in xamar cadde nabad noqotee ilaahay waxaan ka baryena inuu inoo adkeeyo nabada soo iftiimayso koley ane wan ku damaashaadi goor ay noqotaba xamar caddeee xeeebtaydaaaan u xiisaye ani xeebtayda waan u xiisaye nabad iyo horumar wacan somalia
waxaan la iloobi doonin sida farxada leh ee loogu damaashaadaayo maalinta qamiista iyo jimcaha oo ey kasoo qeyb galaan dhamaan waaxyaha kala duwan ee bulshada sida maxaxda iyo shacabka idiin muuqda maashaa allaah ilaah ayaa mahadaas u sugnaatey xamar oo nabad ah maanta waad u jeedaan soomaaliyeey
Thanks redio Mogadishu. These pictures gives me hope and to many other Somalis . I think It would be far better if you make it as a program on tv(sntv) on Friday night in that Way it will have a much more impact On the minds of Somalia here in uk and inside Somalia as well. Well done mate
Maansha Allah. I’m very happy to see Mogadishu in this stage, and I hope we (Somalis) continue this great progress and bring our beloved city back to its glory days!! I’m 25 years old. Last time I visited the city was in Dec till Jan and I’m soon planning to visit it again, and perhaps even moving to there in the near future. I urge my people to take advantage of this great opportunity that Allah gave us and work towards rebuilding Somalia. And I ask our leaders and elders to work towards a good future by setting a good example for the young upcoming generation. Thank you. VIVA SOMALIA!!!!
masha allah gen.muungaab nin culus wlh waa wax aad logu farxo in ay shacbka wadankoda ku damashaan wlh radiomuqdisho shacbaka iftiinkoda aya tihib la.aantin waa aabr shacbka gudaha joga wan ognahay in aad idacada ugu bahisan isbadalka kuwa dibadana sidan cml websetdkan aan sawirada kala go.la heen alxmdulilah wlh radimuqdisho wad mahad santihiin viva radiomuqdisho adaa kuleh xamar mungaaaaab waliga farxad kunoloow wadanja kala danbeen ayad u yeshay kii wax dhaco kii micnadaro wax u dilo dil,com waye kkkkk mungaaaaaaan walaga qeyliya abaa wcs
maashaallah ilahow nosiyaadi nabada iyo barwaqada amiin
waan ku dalxiisnaynay xeeebta liido quruxbadanaa dalkeena allow nabad waarta nasiiiiiiiii ammiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
ASC.. Somaaliweyn.. Guul guuul Guul masha’allah intaan shacabweyne ee ku damaashadaya xeebtooda si xor leeeh anigane insha’allaah wan ka mid noqon doonaa.. Special thanks Radio muqdisho
al.xamdulilaah.yaa rabbi yaa allah noo siyaadi oo ilahow dowalada cadil nooga dhig wax walba waa laga rayaye
maasha allaah maasha allaaah wallah runtii farxad ayaan la ilmeeeyay 2 shey waa la ilmeeyay heesta macaan saaaranka turjumeysa horo marka sida nahay iyo intaas soomaali madax shacab leh isugu yimid magaca soomali ku wada damaashadaya dhulkoooda hoooyo ilaahow ku maaan yeeel nabaddu macaanaa alla nabadu macaanaa alla nabadu macaaaaaaaaa
mashaa allah
waan imaan doonaa inteena ku harsan qurbaha INSHA ALLAAH BASE WAA IN MADAXDA SARE AY SIDAASOO KALE SAMEEYAAN
Insha alhı i will be there next friday, i missed my country and family. I will enjoy liido with my friends
waaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaaw maansha allah
first alhamdu lilah ilaah inan ku shukrino maysan aheyn somaliyey@ maxuu dal qurba ah kugu dilayaa qabow ama laguugu canshuuriya wakan dalkaagii ada leh laguuugumana heysto @ somaliyey baraaruga dhista wadankiina dib ugu noqdo , waxa tihiin dadki laha cidkalena loo waaa @ radio muqdisho you guys well done brothers keep that work insha allah we proud to be somalians.
Masha,alah alow no siyaadi nabada amiin
Waan salaamayaa bahda tv ga qaranka iyo suxufiyiinta qaranka oo had iyo jeer ku soo gudbiyo sawiro ama qoraalo muujinaaya najo nabadeed,had iyo jeer ku dadaala inaad abuurtaan barnaamijyo mideynaayo Soomaalida keenaayana is jecel ayaan leeyahay.
Masha allah ilove somalia allow somalia oo dhan dowlad awoodle usahal amiin amiin
waxaan halkan ooga mahad calinnaynaal allah aniga iyo sxb omar yare abdi in ay muqdisho raxadaan taalo guul
WAA FARXAD ALLE HADII AY XEEBTA LIIDA DIB U SOO NOQOTEY BAAR LIIDO DIB HA LOO FURO WAA XUSUUS MUDDO LABAATAN SANO LAGUMA DABAALAN BADDA XEEBTA LIIDO RADIYO MUGADISHO WAX WANAAGSAN BY UMMADA U QABTEEN
xamar cade ha is xanajin liido waa kuu soo socdaa aniga iyo caruurteyda insha allah waad na arki doontaa radio muqdisho u dhaxeyaha shacbiga iyo ciida calanka iyo xeebta dheer warkan ama farinta iga garsii dhaman in aan soo socdo insha allah
waxaa ku faraxsanahay in aan arko nabad macaan waxaa alle ka baryaa in uu ino kordhiyo nabada xasiloonida
maasha allaah walaahi aad iyo aad ayeey xaadeyda ukacdey markaan arke wadankeyga oo nabad buuxda noqdey insha alllaah anna wan usoolaabanayaa wadankeyga mcnta badnaa iyo xeebtii liido allow nookordhi nabadaan waxaan halkaan ooga jeedaa sxbkeyga qaaliga ah mr yuusuf cali cabdi oo aan ooga jeedo sawiradaan sawirkamid ah iyo xaaskiisa mawadiisa iyo wilkiisa yar oo wata funaanada maaliyada ay kuqorantahay gerard waa alle mahadiis marhaduu is araacay dalkeenii mcnaay insha allaah anna waan usoonoqonaa wadankeyga qaaliga ah bye !!!
asc walaahi waan ilmeeyay ilaahooww nabadeey waa mahadsan tihiin bahda radio muqdishu sidaad noola soo xiriirisaan arimaha somalia ilaahoow nabad ilaahoow nabad waana ka helay sidaaad u sartaan heesaha kalgcalka wadaninimo ah i’m somali citizen proud porn and race muqdishu ilove u muqdishu & all somali cities and the rest of somalia peace and love all af u somali people…
aad ayaan ugu faraxsanahay waxaana imaan doonaa maalin wadanka
Damaashaad ka daawda liido u dabaal daga MAASHAA ALLAAH