DAAWO SAWIRRADA:-Xeebta Liido Iyo Damaashaadka Shacabka Ee Jimcaha
Published on December 2, 2011 by Jayte · 124 Comments · 22,539 views
Ayadoo Nolosha Muqdisho ay maalinba maalinta ka dambeysa kusoo laabaneyso caadigeedii ayaa hadana waxaan horey idiinkugu ballan qaadnay inaan idiinsoo gudbino hadaba isbedelka magaalada ka jira ayadoo sawirro dhowr ahna aad horey u daawateen.
Xeebta Liido dad badan oo Soomaaliyeed ayey ku leedahay xusuus gaar ah waxaanna hada maalin walba oo Jimce ah u damaashaad taga Shacabka reer Muqdisho waana qeyb ka mid ah Sawirrada aan isbedelka Caasimadda idinkaga soo gudbineyno kadib xornimadii Lixda Agoust kolkaasi oo magaalada inteeda badan laga saaray Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab.





































































































































Photo By:- Abdirahim Adde
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga si lacag lacaan ah adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA 17124327760
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
bisinka damaashaad bee beekujiran dhalintii dalkeena kudalxiis dalkaaga yaah waa raaaxo ilaahow usiyaadi
waah waah waxasaa dalxiis ah ku dadaala dheh nabadda nabad wax ka fcn waa lawayee markee joogeen shabaab sidaan uma camirneynin
asxaabta soomalıyeed ın badan waxeey ku mashquulsanaaayeen dagal alxm mantana wa kuwan u soo jeestay damashaad ılaaah aya mahadaas ıs kale wadnkkenana wuxuu ku soo noqday sıdıısııı
asc xeebta liido quruxbadnaa waxeeyba u ekatay california beach camal alshabab umada somaliyeed ineey qabestan xataa waa udideen alow adaa mahad leh oo alshabab naga qabatay iyo dowladena somaliyeed cafis all
Well peace is always sweet as we can see all we need is peace!!!!!
inshaAllah we’ll have peace ASAP
Masha Allah allow sidaan si kasii daran inooga dhig dalkeyna hooyo midani waxey kutusineysa in nabada ay tahay laga maarmaan waayo nabad la’aan waa nolol la’aan waxaan u rajeynaya ciidamada dalkeyna guul viva r.mugdisha asalaamun caleikum warahmatullah wabarakaatuhu bye allow nabad nagu daryeel allow allow allow nabad nagu daryeel
Abdirahim Adde WAAD MAHAD SANTAHAY WALAALKAY WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAD SOO GALISAAN VIDEO AH SI MARKAAS SOMALIDA MEEL WALBA AY JOOGAAN AY AAD UGU FARXI LAHAAYEEN .MARKAAS WAXAA DHICI LAHAYD IN DAD BADAN KU SOO DHIIRTAAN INAY IMAADAN XILIYADA FASAXA.MAHADSANID -Abdirahim Adde
waxaan aad u gu farxsabnahay in maanta loo dubaal tago xeebtii liito oo aan jimaca kasta aan tagi jiray ilohow xamar cade nabad noogadhig waxay ahay magaalo aan jeclaa walaahi meel aan siisto dunida ma jirto barisamaad xamar siday ahaaan jirta dadkii joogay ayaa ka sheekeen kara xamar nabad alaha nooga dhigo lkn talo waxaan soo jeedin lahaa in dowlada ay dadka guryohooda laga haysto dib loogu soo celiyo si xamar nabad u noqoto amin dhaha aqiyaray ku raxaysta codki faarax siidow
maashaa alaah walaahi waa baashaaleen dadkaan
Abdirahim Adde, Thank you very much. This has made my day.It’s unfortunate that Allah has blessed us with such a beautiful land and so many of our people living in such conditions. I consider myself one of the lucky once by living in west, yet I live a place that very cold that some one in Muqdhisho won’t understand. or maybe you do, it’s like an ice cream freezer. xaax. God bless Somalia. Amiin
mashalah waa wax lagufaraxo dibalonoqonayaa
ilaahow wadankeena nabada noogu soo celi anagana angoo nabada wadankeena dib noogu soo celi yaa rabi nabadii waa taa soo muuqato woooooooooooooooooooooow
masha allah wadankii nabad ayuu noqday anaga waa in aan ku noqona aad iyo aad ayaan ugu farxay markii aan arkay radio muqdisho waxaa inoo so gudbiyaa waxyabaha anaga natabanaayo oo nagalinaayo dhiira galin umada somaliyeed weey in aay ku soo noqdaan wadankooda hooyo
Haa barnaamijkaan iyo heeskaanba waa u bogaa beelo waaye waxayna na xusuusuneysaa waagii wadanku nabadda ahaa kalitalisnimoba ha jirteee aad bay u fiican tahay ee Allow nabad aan ku nasanao na siii wadankeena noo degi umaddana far iyo foolkeed alle ha kayeelo Illaahay idankiis aamiin aamiin
asc war ciilka i haayo maba malaykartid xeebtii waa laygaga hormaray jimco walba waxaan iraah jimcada danbe waa taadii waqtiga aana iidiidan laakiin waa soo socdaa bahda radio muqdisho waad mahadsantihiin 100% laakiin waxaan idinka codsanaayaa inaad dadka waraysataan soona galisaano wadamada ay ka yimaadeen waxaan arkaayaa qurbo joogbadan laakiin wadanka ay kayimaadeen manaqaan illahow nabada noo kordhi amiin amiin asc
maansha allah nabada allah noo siyaadiyo waan ku soo laabnaynaa aad ayaan ugu xiisay xamar cade
walahi waan ilmeeye, waan u xisay xamar iyo dadkeyga,
waxaan la yabay dadka nabada markey heleyn aad beey u qurux bateyn, mansha alah,
waxaan shacabka somaliyed ugu baqaya in dowladeyna aan garab galno, nabadana ka shaqeyno
AAD AYAA UMAHAD SAN TIHIIN DHAMAAN WARIYAASHA QARANKA SIDA WADANIYADALEH OO AAD NOOGU SOO GUDBISEEN XEEBTEENA RAAXADA BADAN. DAMASHAADKAAS ANIGAA KAMAQAN WAAN UXIISAY (LIDO BEACH) ALOW NABADA NOO BIDHAANTAY NOO BALAARI CADAWGANA DHULKA LAGOOY.AAAAAAAAAAAAAAAAAAD AYAA UFARAXSANAHAY MAHAD SANIDIIN……………..
asc ww walaal aadbaad u mahad santahay maadaama aadnasoo xasuusisay waxyaaba aan marhore noogu danbeysay waxaan leyahay ilaah hanooga dhigo dalkeyna nabad iyo barwaaqo kuwa isjecelna aalaha naga dhigo
maaashaa alaah ilaahey ha inoo siyaadiyo nabada hada ay heestaan reer muqdisho inshaa alaah tan kale dowlada waxaa ka codsanaaya in security police in ay sameeyaan oo dhar cad ah saas nabad lagu helaa dadka si loo ogaado dhaq dhaqaaqooda pls
alxamdulillah illaah ayaa mahad iskaleh.
illaahay wadankeena sidaan meelkasta nabad allaha uga dhigo insha allah. umada soomaaliyeed ee lakala irdheeyayna illaahay ha tuso sida ay maanta u wada dhamaayeen oo kale inay wax wanaagana ugu mideysnaadaan. waxaana illaah ka baryayaa in uu uur kooda burcad isku mariyo soomaali insha allah…..
mansha allah we need peace all the time .
i wish i will be there i love liido and mugadihso and all my country and i will came there in sha allah
thanks all of reporters,workers of mugadiho redio i love somalia
scw maasha allah waa wax lagu farxo insha Allah waanu u soo laaban doonaa wadankeena aadka u qurxada badan.Khawaariijta waa laga guuleestay ee dadaalka sii wada.
jeele
Norwey
asc waa mahad eebe ilaah ayaa inoo keenay mida kale waa dadaal ciidamada qaranka ay sameeyeen geesiyaasha
waxaan caadi maha waxaan xusuusatay barisamaadkii xiligii nabada
waxaan ilaah uga baryaa in dadka somaaliyeed nabad siiyo
sxc dhaman radiomuqdisho.net wadku mahad santihiin sawirada aniga waxan ka aqon saday wariye mustuf war cadeye oo waa an saxibo aheen
masha alaah wa wax fican raido muqdishu masha alaah waku mad santeyhin sida oo bandhigtiin arima wax balo arima bulasha ku raxestan masha alaah sida usewada dadalkeyna dowlad san ku fican markato waw shidan xamar cade lido wa mel ficn waa uxeesay camal wlahi waxa moga nahay 20 sano in sha alah wadankey ku sobahaa
mashaa allaah illaah ha usaa idiyo nabada soomali wayn oo dhan illaah ha is raciyo amin amin.
Mashaaaaa allaaaaah walahi xasuuuus ayaaam galay markaaan sawiradaaan dawaday waxaaan ismoday inaaa jogo clxeebtiii lido oo jimcawalbo markaa shaqada kanasanayo u damashaaad tagi jiray ilaaaah wadankena nabad noga dhig mabadaaa naslanugaleh Bahda Warbahinta Qaranka Aaad ayaaam idinkugu mahad naqayaaa alaaah kasokow insha allaaah howshaaad shacabka uhaysaaan,Alle ha idinka Abaal mariyo Anagana Wadanka Oo nabad ah Allaaah Dib Nogu Socelsho Dal aan dalkaaga Aheeeyn Dareeen Kujoooog Waaayeeeeee
Maanshaa’allah aad ayaan ugu faraxsanahay. Dib usoonoqoshada nabadii. Radiomuqdishona aad ayaad umahadsantiin by telefone waan udiinku mahadcelin lahaa, laakin nasib wanag telefone aan idin kala soo xidhiidha mahaysto.
waxaas ayaa nabad iyo dawladnimo la dhahaa.
ilaahayaw noo siyaadi xornimo wataas, ilaahayaw anigoon xamar tagin oon ku dabaalan xeebaha dalkayga hooyo nafta ha iga qaadin. baraf iyo qabaw iyo qaxootinimo ayaa na dishay. barwaaqada dalkanaga hooyo waan ka qatanahay. ilaahay dalkeena jacaylkiisa ha nabaro.
mash alah ilahoow noo soo saido nabda ameen ameen ameen yaa rabi jag älsker mitt hemland…..
ilah xamdu lilah marka somali waxaylidaha nicmu yinka marka hadad kafa idaysa waynu yaanuga fa idiysayo cadaw ayaan inan midi udhibanay ayan guurta uraar ricinay marka xaad sugeysa
Maansha’allh ,Maansha’allh, Maansha’allh
Illaahow noo siyaadi fiicnaanta wadankeena
AAAAAAAmiiiin
waaw maansha allah mahadle dumarka raga dhex fadhiya shabaab waa laga xoroobey.
Anigoo ah aqriste ku xiran radio muqdisho website, oona ku nool mareykanka. marka hore waad ku mahadsantihiin hadba sida isdaba joogtada ah aad noogu soo gudbisaan isbadelka balaan oo ku soo kordhaya caasimada muqdisho. Kadib waxaan codis u jeedini lahaa, dhalanyarta walaalehey soomaaliyeed, idinkoo raali ka ah, marwalba aad xeebta aad soo aadaan, hal sac qura oo waqtigeena ah ayaan waxaan jeclaani lahaa in qashinka xeebta hareeraheeda yaaliin in aad ka gurtaan or aad ka ururisaan si ay xeebta bilicdeeda ay aad ugu soo muuqato dadkeena somaliyeed ee qurba joogta ah. waayo, dalka waa kalkeena, anagu un baan na sugayaa in aan dib u dhisano. marka aanu ka bilaabno xeebaha loo soo damaashaado insha’allah we can do this together. Somali will rise again from the rubble. God Bless Somalia.AMEN AMEN AMEN peace, love and respect for the individual.
Waxaan ka codsanaayaa Dowladda Hoose ee Muqdisho waa ” Munushiibiyada Xamarcadde” in eey keenaan konteenaradii qashinka lagu shubaayey, meel kastoo xaabta ka ag dhow, si bilicda xeebta iyo nadaafadeeda u soo noqoto.. waa ku mahasantiihiin munishibiyo Xamar cadde. Dadka booqanaaya xeebtoodii aay iyagu iska lahaayeen, waxaan ka wada ” Soomaliweeyn” iyagu waxaa ku waajib ah in qashinka iyo haraaga cuntadan eey ku shubaan meeshii loogu talagaley si aanu cudur ooga dilaacin.. Idinkuna waad ku mahadsantiin.
Waa Bashiir
Helsinki
Finland
Saaxiibayaal qashin ma aha waxaad arkaysaan. waa caleenta majadaha baddu soo qaadaan. waligayba xeebta liido waan ku arki jiray. marna mawjadaha badda ayaa dib u ceshada marna iyaga ayaa soo tufa
asc wr wb salaan kadib wlhi aad baan ugu farxay manata sida la iskugu soo baxay xeebtii liido maanhsa alaahu insha alaahu anagane waan imaaneynaa wadankeena hooyo aaad baan u xiiiseyneynaa nabada kasoo bidhaameyso ee ilaahey nabad hanooga sii dhigo aamin aamin bye
Allaahu akbar
Our country is so beautiful. it makes me cry.
We must support the peace in Mogadishu, work with the tfg and amisom.
Wallaahi my brothers and sisters, if khawarij alshabaab ruled mogadishu today you would not see this freedom.
O Allah give us eternal peace.
Asc. Masha Allah quruxda lido beach wax caadi maha allaha u saaidiyo umada somaliyeed
Nabada
Lakiin waxaan rabaa inaan Hal ta’lo ka ka dhiibto
Dadka iskugu imanaa xeebta liido ha lagu booriyo in eey qashinka xeebta yaalo iney ka aruuriyaa Hadii quf kasta oo yimaado Hadii uu qaado Hal shey oo kaliya xeebta wexeey noqoneysaa nadiif iyo qurux saaid ah
Waana la dareemi karaa nadafa wexeey tahay
Dadka allaha tuso wanaaga iyo nabada aamin yaa rabi
Hadii aan qaldanahay cafwan insha Allah
Asc
Abdullahi Omar
Los Angeles California
masha alah wa arin lagu farxo walahi ilahow siyaaadi nabada
masha alh wa arin aan ad ugu farxad sawiradan wa kuwa nabada ka turjuma no bilabatay in sha laah gul ad rahjeynenaa
RABIYOW waxaan ka baryenaa in aad sidaan iyo si ka fican no yeshaa, cadowga naga qabo
Dhamaan umada Soomaaliyeed waxan waxan kuladabaal dagaynaa Niyada farxada badan ee kamuuqata Xeebta Liido Waxaana sidoo kale ogafaa iidaysanaynaa Jaaniskaan in umada Qurbaha jirta Gaar ahaan Wadamadan Waqooyiga Amereka Inay dag dag ugu laabtaan Muqdisho Uguna dulqaataan waxyabaha Yar yar ee hada kadhaca Xamar Maadama ay wax badan ugu dulqatan USA CANADA IYO YURUB Marka Waana Fariin Qofkastow wadankaa waxkuu dhaama maleh,
Waaw maasha`allaah
Mahadsanidin Radio Muqdish.net
I wanna thank Radiomuqdisho.net for all the great pictures. Ilaahay kheyr ha idin siiyo. Shaqo culus baad umadda soomaaliyeed u heysaan.
Good job!
xaax
waxan dowlada ka cudsaneyna in ay ilaliso amniga shacabka so dabal dagayo bada si usan argagixisada ugu soo dhuman insha,laah wa in la hila cidan u gar ah u amniga suga polis iyo sirdoon iyo kuwa duman wato u dhalinyarada an dabasha aqan cawiya si ay san ugu la an insha,laah qeer ayan ka rajeyneyna ilaah dowlada iyo shacabkana gacanta ha is qabsadaano insha,laaah hadi la awoodi karo dadka dabalanayo xafiis ay is ka diwan galiyan u xeebta ku yal halasameeyo inta laga babi inayo argagixisada insha,laah wixi tabar ah hala qabto
Wallaasheey macaan waa runtaa waana ku saxsantahay arimaha aad kor ku soo qortey oo dhan. Haddaa ka sii fiican in laga furo
Saldhigga ugu weeyn ee poliiska iyo xafiisyo badan oo ciidamada nabadgeliyada leeyiihiin oo dadku iska xaadiriyaan si ammaanka loo sugo, loona soo qabqabto kuwa argagaxisada ee ku soo dhexdhuumanaayo dadkaa faraxsan oo nasiinada u baahan. Waana in isha lagu haayaa dhaqdhaqaaqa xeebta iyo dadweeynaha imaanaayo si eey khawaariijta dhiigyocabka ugu soo dhexdhuumanin. Illaaheey Nabad ballaaran oo weeyn hana siiyo Aamiin yaa rabi.
waan kufaraxsanahay damaashaadkan kadhacay xeebtaliido alaha noo siyaadiyo amiin
qurbaa nadilee allow nabad allownabad allownabad amiin amiin amiin
waa wax lagu farxo
ascwrwb
mashalaah fiinaan badanaa yaarabi noo siyaadi nabada
walaalayaal noo soo sawera sawerdaan oo kale angana alle hana keeno wadan keena quruxda badan
Waaaaaw this is what we need we camin soon raido mogadhisho waa somali dalat ah good jobbbbbbbbbbbbb
Asc Ilaaheey waxaan ka baryayaa in uu na siiyo nabad buuxda Aamiin….. Dadbaa dabaalaaya, waana sawiro quruxbadan… laakiin kuw wali dhibka haayo aloow kaqaad, fikrad ahaan waxaan aaminsanahay in nabad eey ku imaan karto oo kaliya Somalida oo heshiis buuxda gaara, kuna qabsana jir dalkooda hooyo
Nabadu waa nolosha nabad la’aan waa nolol la’aan sidaas darteed dadku waa inuu nabada ku dadaalaa si uu nolol u helo.Waa wax lagu farxo in Muqdisho dadka ku nooli uu helo nabad mudo dheer ka maqneed.Xeebta Liido xiiso badan ayaan u qabaa|
maashaa alaah waa wax lagu farxo xaqiiqdii xasuus weeyn ayay igu reebtay markaan arkay muuqaalka iyo bilicda xeebta liido alle ayaa maahd leh oo nabada inoo dhaliyaya waxaan rajeeynayaa sidaan iyo sikasiifiican ineey sii ahaato aamin
thank you sawirada quruxda badan ee aad soo galiseen
waxaan hanbalyey somali oo dhan iyo uamada reer muqdisho waxaan kaloo lee yahey ilahey ha noo siyaadiyo nabda tan kale waxaan ka codsanaynaa dowlada in ay dhisto xeebta liida bilicdeediina dib u oo celiso
Abdirahan thank you job well done, we need more pictures like this and please let as clean the beach.
egal
as/c waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan bahda redio mugadisho iyo inta nabada ka shaqeysa alxamdulilaah maanta sawirada xanbaarsan nabada iyo damaashaadka marka xita waxaan talo usoo jeedinayaa dowlada waa in ay adkeysaa amaanka dadkaan damaashaadaya oo aad usamaysaan police dharcad ah tan labaad shaqaalo gooni ah waa in aad usamaysaan tan sadexaad dadka dabaalanaya waa in aad magacyadooda qortaan tan afaraad qashinka waa in aad ka qaadaan siday bilicda xeebta si loo arko intaas waa iga talo thank you i’m qurbo joogta inshaa allah wadankeyga waan soo noqonayaa soon
aloow beriba xamar cadde ii duuli…xanuun baan ka qaadnay qurbaha la yiraahdo hiloow ..iyo sas aan ka qaadnay gaalada ..afka dheer ..ee aan jidadka ka mari la nahay…
Maasha ALlah nabad ayaa curatay Ilaah hano siyaadiyo wax kaliya ee shacbka somaliyeed rabaan wa nabad iyo nolo hadana waso iftiintey amaantas ILAAH Kasakow waxy u sugnaatay Msaxweynhena sh.shariif iyo dhmaan haydaha dowlda risul wasaare gaas CXDS 8 BOLIISKAduqa magaalada muqdisho tarsan Waku mahadsanyihiin wan in la sheeko qofk wanaaga qabaty halkaas kasi wada bahda radio muqdisho waxaad tihiin halyeeyo somaliyeed.
masha,allaah xebta liido c.casis shangani kalaan lanta shinomo xadar muud waan u xisay waxeyba iga hesaa inaan hada soo dago allaah yaa i geeyaa waan u hiloobeee mahadnanidiin radio mogdishu.
waa wax lagu farxo nabadda ka soo ifeysa Muqdisho ilaah baa ku mahadsan
scw brother’s and sisiter’s walahi waxaan daganaay bada liido agteeda waana ku faraxsanahay insha allah lakiin waxaan idiinka codsanaya in aad iska ilaalisiin cadawga oo aad ka foojignatiin sida alshabaab oo aad qoratiin ciidamada oo aad difacdiin dalkiina si uu nabad u naqdo farkaligeed fool madhaqdo doowladaha ajnabiiga kaligood wax maqaban karaan marka waxeey u bahanyihiin cawiinaadina sida daacad mimo iyo masuul iska saara wadankiina qofki xun ee aadka maqashaan in uu cawiinayo cadaw waa inaad iska qabatiin wax ku jiirto nabada haduku dhalay ama kula dhashay ama kula dharaar wadaag ku qabo soo qabta ha qarinnina si daas ayaa lagu gaaraa guul insha allah amiin amiin amiin amiin insha allah
ascw farxada waxa ka dhiman inaan qorano cidanka xds anagoo kumandoos ah inaan ku dabaalano xeebta liido an dhamestirno guusha amiin insha,alah
maasha Allaah Iibaashaala Soomaaaliyeey shayaadiinta shabaab waan ka nasanayeeee balayo haku dhacdeee Nolosha ayay nagu ciriiriyeeen Nafta Alle haku dhibeee khawaarijta xun …
Raadiyo Muqdisho aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin. Laakiin waxaa naga maqan Vedeowgii oo liveka ahaay ee aan maqli karno wareeysiyada dadka booqanaayo xeebteenii macaaneeyd ee “1-lido, che e`piu bello del mondo. noi voigliamo a vedere e anche ascoltaretutti visitore. Per vagore Radio Muqdisho fai piaccere per noi uno Vedeo”Noi diremmo tutti Garazio tanto”. Marka Jimco kasto waan u baahanahay, sabatoo ah waa waddankeenii hooyo oo macaanaay aan meelba looga dooran karin. Illaaheey Nabadda ha noo badiyo. Aaaaaaamiiiin Yaaa Rabi
wwwwwwwwww masha allah xeebto oo loo dhalxiis tagay
asc all bahda radiyo muqdisho walahio liido waan uxiisay alow dalka noo daji aaaaaaaaaaaamin
Hanbalyo Radio Muqdishu,wasaarda warfaafinta,gobolka benadir iyo dhamaan inta ka shaqeeyneysa korinta nabada iyo dhiiri gelinta shacabka muqdishu in aay difaacdaan ileyska yar ee u iftiimay.Waxaan kaloo ku boorinayaa qurbo joogta in aay ka qeyb galaan dhismaha iyo horu u marinta dhulkooda. waxaa laga maarmaan ah in wadanka la maal geliyo oo loo huro maal badan oo kuweena qurbo joogta ah uga baxa waxyaalo naftayadu aay jeceshahay sida madadaalada iyo iibsiga macmacaanka,sida shukulaatada iyo kokakoolada iwm.Lagana maarmo waxyaalaha aan daruuriga ahayn ee qarashaadka nooga baxa-waxii arintaa ka soo baxa keydsamana loo diro dalkii gaar ahaan magaalada muqdishu oo dhibaato badan aay ka muuqato,una soo dul qaadaty dagaalo aaysan magaaldu galabsan.waxaan kaloon iftiiminayaa in sanadkii lacag gaareysa 70 malaayiin dollar ah aay dadka soomaaliyeed ku soo iibsadaan QAAD oo wadamo aay Itoobiya aay ka mid tahay laga keeno.waxaan ku baaqayaa in OLOLE xoog leh
laga galo arintaa sidii loo maareeyn lahaa ururinta dhaqaalha dib u dhiska caasimada.
walaalaha daneeynaya arintaasna aay is abaabulaan meesha aay joogaana ka hirgeliyaan olelhaas u sameeyaan gudi aay u tiroyar,intaa ka dibna la xiriiro(network)meeshii looga baahanyahayna kaalmada la geeyo.
Walaalayaal nagala soo xiriira waxii talo ah arinkaa ka saabsan ee aad nagu soo kordhin kartid.Arininta waxaa keliya aay khuseeysaa gacan siinta dhismaha iyo horu marinta caasimada Soomaaliya Muqdishu:gaar ahaan dadka ku nool Sweden in si deg deg ah gurmadkaa uga xiriirno.
ABdullahi A. MSc. PhD (candidate)
unitymarch@gmail.com
Ololaha gacansiinta Caasimada.
Muqdishu
2011-2012
wlhi magaaladaydi xamar waan u xiisay 5sano ayaan ka maqnahay ilaahayow nabada nooga dhig oo cadow kasta nooga xureey ………aaaamiiin
war waa wareey war cararooy shabaab baa gadaashiina soo socda kkkkkkkkkkkkkkkkk enjoy enjoy baashaala baashaala im joking ilaahay shabaabkaa baqti inuu u uray aad moodo sanka duubtay ilaah meel daran haak tuuro just somalia somali baa leh nin baqti u uray oo afka iyo sanku u duubanyahay malahan hala baashaalo
ILAHOW NABAD NASII OO SOOMALI ISKU KALSOONTAHAY ILAAHOW NAGA DHIG KUWA ISJECEL OO ISKU DANQADA, SIDAAN HORE ISKU AHAAN JIRNEY SOOMALINIMO JACEYLKII,ILAAHOW KHAYRAADKA DALKEENA OODNA SIISEY ILAAHOW SOOMAALIDEENA TUSI,BAL FIIRIYA BADAN QURUXDABADAN MAASHA ALLAH OO ILAAHEY NA SIIYEY, WAAN NAGU FILANTAHAY KHAYR KA KU JIRO, EE IIMAANKA ALLAAHA NOO SUGO
anigaa meeshan ka maqan runtii. kkkkkkkkkkk waan u niyada ayan ku hayaa
ABDIRAHMAN ADDE aad baad ugu mahadsantahay muqaalada macaan ee kuugu beeraayo wadaniyada inaad soo galisan MANY THANKS to u and TFG waxaana wanaagsan inaad mar mar soo galisan VIDEO ah adinkoo wareesanayaa shacabka iyo qaabka ay udabalanayaan shacabka mesha jooga dhabtii markii aan arka JALATADA xasuus ayaan galay I WILL COME BACK SOON INSHA ALLAH MY HOME MOGADISHU
heeeeeeeeeeeeeeey waar reer muqdisho way soo hagaagayaan .ku dadaala nabaddu caanahaasay leedahaye
waah waah wah wah waah manta inaan farxaad ayaan la ooyay markaan arkay seey u damashadan dadkeeyni iyo dalkeeyniba waaa waxaa aad iyo aad lagu farxo walhi xasuus gar ah ayeey igu ladahay meeshan dalxiis wooooooooow walhi ilove muqdisho waan u xiisay ee ilahay nabad ha u siiyaassh amiiiiiiiiiiiiiiin
somaliyeey aan gacamah is qabsano oo aan dalka hormarkiis ka shaqeeyno somaliya ha noloto cadageeda ha jabo
waxaan aad ugu mahadnaqayaa sawirqaadaha abdirahman cade halkaa ka wad sxb
farxada ayaa la ilmeyey ifiinka maanta muqdishu ka soo baxayo damaashaadka xeebta liido ilaahow adaa mahadaas iskaleh iyo ciidamada xooga dalka somaliyeed ilaahow inoo kordhi qeytkaada Amiin
farxada ayaa la ilmeyey ifiinka maanta muqdishu ka soo baxayo damaashaadka xeebta liido ilaahow adaa mahadaas iskaleh iyo ciidamada xooga dalka somaliyeed ilaahow inoo kordhi qeyrkaada Amiin
HELLOOOOOO MISS UUUUUUUUUUU
GOOOD JOB RADIO MOGDISHO.
HORAY UDOCDA WALAALAYAAAL.
Asc , markad u fiirssto kheyraatka iyo nimcada ilaah nasiiyay hada an indho aan ku aragno anan laheyn waa dhibaato , Ilaahey ha idin siyaadiyo nabada ilaahey waxaan kabaryaa in uu umada kaqabto khawaarijta iyo waxii nabada iyo umada maskaxadeeda neceb somaliyey noqda muwaadiniin wadan kooda jecel
thanks radio mugdishu ilaah ha inoo siyaadiyo nabada somaali aamiin
maasha allah illhow naga igu gee
liido amiiiinnnn
Radio mugadhisho well done.
Waa oday Cigaal..
Wax kale dhihi maayo illowse erayda heesta aan idin baro.
———————————-
——-ERAYADA HEESTA————-
Nacabkayagaan aragnay
Is-ilaaliyaan barannay
Ayaahaan dhulkaan fahamnay
Dad is aamminaan noqonnay
Isku uursan baan noqonnay
Isku aabbe aan noqonnay
Allahayoow
Dhulkaya abuurkiisa
Inin qaadda ka ilaali
Alahayow
Dhulkayaga ammaankiisa
Nimuu eedo ka ilaali
Islaam soocan baan nahaye
Eebbow ALLAHAYO
Adiguna na taageer Ilaahow
————————————
Ololaysannoo orodnay
Onkod noo baxyoo maqallay
Ileys noo if yoo yaacnaye
Abaartii hadhoorraynaye
Durba aynigeen raacnaye
Asaaggeen bar baan dhaafnaye
Allahayoow
Dhulkaya abuurkiisa
Inin qaadda ka ilaali
Alahayow
Dhulkayaga ammaankiisa
Nimuu eedo ka ilaali
Islaam soocan baan nahay
Eebbow ALLAHAYOW
Adiguna na taageer Ilaahow
————————————
Awooddayadaan garannay
Imtixaan haddaan ka baxnay
Ikhtiyaarkayaan soconnay
Adduunku hadduu noo bartay
Soomaali amaan ka heshay
Aqoon loogu soo aadayaa
Allahayoow
Dhulkaya abuurkiisa
Inin qaada ka ilaali
Alahayow
Dhulkayaga ammaankiisa
Nimuu eedo ka ilaali
Islaam soocan baan nahay
Eebbow ALLAHAYO
Adiguna na taageer
————————————
Codka: Hobollada Waabeer oo uu ka dhex muuqdo Faarax Siidow Faarax.
mashaa allaah waxAA IIMUQATA NABADII BRISAMAAD RUUXWLBA OO MOWAADIN AH WAXAAD OGOTAA DALKA ADIGA AYUU KUSUGAYA ILEE ADIGA AYAA LEH
asc ww aad ayaan ugu faraxsanahay xeebta liido waxaa iigu danbaysay July 1989 kadibna ma aadin waa farxad usoo noqotay bulshada muqdisho kunool laakiin waxaa yaableh dadka intaas laeg ee kudabaalanaayo xeebtooda waxay garan la.yihiin inay qashinka iska qaadaan ay nadaafada kudadaalaan maxaa yeelay cid inta utimaado kanadiifinayso majirto waxaan hubaa intaa maanta joogto xeebta haday usoo jeestaan qashinka aykuqaadaan hawl iyo hantiwadaag waxaa lawaynayaa saacad kadib halqashin kadibna ay ku raaxaystaan xeebtooda laakiin kuwaan meesha kudabaalanaayo dhamaan damiir malaha xataa halqof kuma jiro sida aan isleeyahay kuwaaba gawaari qaali ah usoo qaadanaayo hadana qashinka ay kacunaan buskudka iyo jalaatada kushubaayo meesha war ilaaliya nadaafada hadaad tihiin muslimiin nadaafadu waa iimaanka barkii
marna caadi ma aha xeebta liido adoo jooga caasimadii aad ku heesato xeeb aad ku raaxeesato waa nasiib aniga waxan joogaan wadan aan laheen gabi ahantiisaba wax bad goormaa igu danbeesay bad aan ku dabaasho viva liido and radiomuqdisho all shaqalaheeda guul ma sha allah
run ahanti waa wax aad loogu farxo in aan maanta ku daabaalano bada liido muda 20sano kadib waan ku farax sanahay
mashalah wadankeeni ahaa, ilahow inoo siyadi lkn dhaman walalaha rayikoda kadhibanyo waxan uso jedin lahaa qofwaliba rayigisa in u kudhibto luqadena hoyo oo iska dayo ereyada ingiriska ah, iska dhiga dad wadani ah iska daye luqadahan aan waxba saas ah nakuso kordhineyn, mahadsanidin walalayal
waan jiriracooday markaan arkay xeebta liido oo lagu dabaalamaayo waan ku farxay alah ha noosiyaadiyo aamiin aamin aamin.
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaawa masha allah Samaaliya haisracdo tani waxeey cadeeyni nabada matnay xamar kajirta ilaheey haka dhigo inta kalane sidaan amiin
masha Allah
Allow nabada noo siyaadi…
nabad ninkii helaa nolol hela…
aad ayaana ugu farxay Ilin ayaaba ka daadaneysa qofkii soo xasuusta \Allow noo siyaadi…
anu waxaan ku dhashay magaalada boorama kuna soo bar baarbaaray waaan ujeclaa ilaa waligiay aanan ku garaadasatay anoo muqdisho jecel waanan jeclahay waxaan oghaay inay tahay caasimadii dalkayga somalia my home town waanan ku farxaa wax kasta oo hurumar ah oo laga sameeyo muqdisho waxan aaminsanahay maalin maalmaha ka mid ah inaan arki doono muqdisho iyo dadkayga oo qurux badan dhargayn gaajo ayan ahayn ilahay soomaali ii dhargi amiiiiiin waxaan talo ku dari lahaan waraysi iyadoo vidio ah in laga qaado rag iyo dumarba mahadsandiin
masha,allaah wadan aad u qurux badan ayaa lee nahay oo baraf aan laheen qabow laheen ilahow nadaba noo siyaadi oo kuwaan qawaariijta ah naga qabo
waaaaaaaaaw maasha allh aad ban ugufaraxsanahay in aan maanta xeebtii liido dhalinyaro 3sano kahor kudabalan in ay maanta sifiican ugu damashadayaan allh kasukow waxaa inoo suurta galiyey dawladena somaliyed wena kumahadsantahay in ay shacabkii usuurta galiso inay kudamashaadaaaan.allh waxan kabaryayaa in nabad diidka alshabab wadankeena inooga saaro bidnillah wayna soodhawdahay gabaldhacoodii inyar ayaa inoo dhiman aan dadaalno marka walalayaal .waana mahadsantihiin walalaha radiomuqdhisho
mash alah ilahow dalka no hagashi aad ban ugu farxay xmar cade o san ah ilahey baa mahad iska leh umadah somaliyeda ha ku fakaren iney dadka & dalka iney dhoran plzz somaliyey dagalka nag dayah umadi wey babaday inat nola nola ha ku noladin & nabad
maasha alaah ilahay aya mahadas usugnataay xebteni liido oo ay ilmo heni iyo walid diinteni ay kudamashadayan wa mahad ilahay nosoceliyay iyo cidankena xoga dalka somaalied waxan ugubaqaya qurbo jogta somaaliyen in ay dalkoda dib ugusolabtan oo ay dalkoda iyo dadkodaba ay wax uqabtan insha alaah wan rajenena in aan kusolabano wadankena hoyo
From Minnesota Brafkeeda, Salaanwacan idiin soo dirayaa, Ilaah ha noo badiyo nabada, i miss lido.
Waxaa kaloo fikrad ku darsan lahaa, in la helo lifeguard, In loo dhiso tower yar si ay u ilaaliyaan saftiga shacabka , waxa kaloo la sameyn karaa oo sahlan xataa baloon yar oo xariga dheer ku xeran, ayaa waxaa lagu dhajin karaa camea oo wireless ah sii looga ilaaliyo qatarta sharkka shacbkeena , Mahadsandiin.
alahayoow adiga mahada iska leh dalkenane sidesi hore noqo so celi insha allah
guul somali oodhan ayaa leeyahay
ASCW. Allaa Mahadi u sugnaatay, waxaa tan ku xigta iska leh Dhamaan Bahda ((Radio Muqdisho)) oo runtii aan caadi aheyn shaqada ey qabanayaan, Allaha idin dhowro !! Aamiin!
Tan labaad waxaan idin leeyahay halkiina kasii wada dadaalka aad waddaan, haddeey idiin suurto galeyso waxaan u baahnaan laheyn sawiradan oo Video ah waa haddeey idiin suurto galeyso, waan dareemi karnaa in eysan sahlaneyn ee hadeey suurto gal noqoto hadii kale shido malaha intaan ayaa nagu filan oo runtii aad uga tagteen Idaacadaha kale oo runtii aanan laga heynin wax farxad galinaayo muwaadinka Soomaaliyeed,,,guuleysta oo halkiina ka wada,,,,Mahadsanidiin,,,
waxaan jokaa wadan aan aheen wadankeyka ma arkayaa anikoo wadankeyka ku baashaalayo sidaaan oo kale waxaan leehay reer muqdisho ilaalsha nabada
asc walalayaal ,aad ayaan uugu faraxsanahay guusha ay gaareen ciidanka xooga dalka soomaaliyeed,waxaan kaloo u mahad cilinayaa ragga isu xilqaamay hawshaas ee garab istaagay ciidanka xooga dalka,waxaan ku tali lahaa in laga qabto shacabka kuwa shacabka reer muqdisho ay ka ladi waayeen.
Suu walaalkeen soo qoray in loo sameeyo meel tower ilaalisa caruurta ku dabaalaneeso si aysan dhib ugala kulmin waxaana diyaar unahay qofkaas inaan lacag uga soo dirno mareekanka haduu shaqadiisa kasoo baxo inuu ilaalsho caruurta noloshooda uusan noqon mid feer ku dila caruurta balse ka ilaalsha waxa xun kala celsha wabilaahi towfiiq
somaliya nabad allahayoow nadab
Asc dhamaan umada Somaliyeed meel walbo oo aad joogtaan gaar ahaan umada Mugadisho xamar caddeey nabad galyo waarto ayaan idiin rajeeyay marka ugu horeeyso marka labaad aad ayaan ugu farxay nabada yar oo idin soo gaartay Allah all Mighty ha idiin siyaadiyo si deg deg ah amiin. Alshabab wexeey heleen dad 20 sano dowlad la,aan heeysat kuna jabiyeen Somaliya spirit keedii laakin mashallah umada weey garatay ayaheeda hada. Iska qaada heeryaha waad aragteen alshabab ficilkeedu heerkuu ka gaaray baniadanimada iyo xasuuqa arxan darada ah. Guul Guul Mugdisho iyo dhamaan Somaliya oo dhan. Somalia wexeey alshabab marisay xumaan aan xataa gumeeystihii galada eeysan noo geeysan. Nabad iyo caafimaad aad baan ugu farxay uguna xiisay xamar caddeey
Well peace is always sweet as we can see all we need is peace!!!!!
inshaAllah we’ll have peace ASAP
waxaan halkaan aan kasalaamayaa dhamaa umada soomaliyeed gaar ahaan bahda radio muqdisho waxaan aad iyo aad aan ugu farxay markaan arkay xeebta liido waa meel iigu dan beysay mudo waxaan rajeenayaa inaan mar dhaw aan kusoolaab to wadan ka meesha ugu horeeso aan booqanayo waa ayada haduu illaah idmo waxaan leeyahay soomaliya hanoolaato xooga dalka hawaaro hana jiro aaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabi
aniga hadda laga bilaabo waaxaaan ku fekeraa sidiii an u noqon lahaa qurbo waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan nacay
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mashalah xamar cadeey xeebteeda u xiisay mashalah ilahaw anago nabad qabno nagu soo celi aaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
wlhi waan u xiisay wadanka, ilaahow wadankeena nabad iyo barqaaqo noogu dhig inshaa alaah, madaxdeena na kuwo raali ahaanshaaga ku shaqeeyo ilaahow ka dhig aamiin
ASC waxan xasuus aana ilobkari i ah markai aan utegi jiray u diar garowga tartamadi oroddada wasaradaha ee orodada gbdhah. isha allaah 2osano kadib waa farxad in dhalinyaraden helan damashad taatikh ayagana unoqato iyo macanka dowlad nimada leedahay waa mahad illaahy walaehen radio mogadisho waad kumahad santihiin ASC
nabada muqdisho ka jirta ee dhalisay in xeebta liido si xarago leh leysaga dabaasho mahadas allaa leh,alle ka sokowna ragii dhiigooda u huray nabada maanta loogu dabaalanaayo xeebta quruxda leh ee liido,sidaa daraadeed maadaama nabadu wax walba oo wanaaga ay u tahay fure waa in ciidanka qalabka sida ee soomaaliyeed niyadooda sare loo qaadaa oo aan ula jedo in tasiilaadka mushaarkooda aan laga jarin marnaba ,balse loosii kordhiyo mushaarka ay hada qaataan maadaama dhiigii ay u horeen nabada maanta aanu harsaneyso ,waa iga talo ra’yogeeda adinkoo mahadsan,,
waaaaaaw masha alah i ,ll come back my country anther time i love u my country aad ayaan u jeclahay wadankeyaga wana imaan donaa markale insha alah sidaan ugu damashadooda wadankayga mac mac mac mca mca my wadankayga
asc dhamaan umada soomaaliyeed waan idiin xiisay inta nabada jecel marka
mashllah wlhy farxad ba ka maquuta ilahay wxan ka rajayna 5 sano gudehood in dadka ku so wad alabataan nabada ka jirta xamar ay balarato ,,,,,, ilahay nimcada wax nagasii… raxadadana umadeena tus ..aaamin
wooooooooooooooow masha allaah