DAAWO SAWIRRADA:-Xafladii Balaarneyd Ee Xalay Ka Dhacday London Ee Lagu Soo Dhaweynayey Madaxda Qaranka
Published on February 26, 2012 by Jayte · 14 Comments · 7,261 views
Akhristayaasheena Sharafta Leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Xaflad si heer sarre ah loosoo agaasimay oo xalay ka dhacday magaalada London ee dalka Britain taasi oo ay Jaalliyada Soomaaliyeed ee UK kusoo dhaweynayeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayadoo Madaxweynahana uu xafladaasi Jaaliyadda kula hadlay,









Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
masha allah rer uk way dadaleen allah lagarab galo madaxdina alah noodaayo
Masha Alaah Jaaliyada Reer Uk Alaha Idin Xafido Waad Ka baxsateen Xafladaa
Mashallah caadi maha waa xaflad qaran
dadkayga oo isu taagay wadankooda wax kala ugama baahni waana ku mahadsanyihiin now i can say i from somalia
God bless my beautiful people. O Allah give us justice, peace, and unity.
Allaahu akbar kanaxow naaqus
adbaan usoodhawaynaynaa madaxda maamulada kaladuwan wadanka
Waxaan sigaar ah ugu mahadcelinayaa W/kuxigeenkii hore ee Maliyada mudane Mukhtar Sheikh Shuute Sheikh Ali Maye oo uu hogaaminaayey reer jaaliyadda reer UK iyo dhamaan dadki soo qaban qaabiyey shirkaan mahadsanidiin ayaan idin lee yahay iyo xafladaas oo ahayd mid taariiqiya. Mahadsanidiin
Waw alle ha u sahlo dowladda inta u harsan Aamiin .
Waa Guul Walahay Codka Sawaxankaa Ee Reer UK Soomalida Dagta wan Farxoo Waxaan Is Iri Maxaa U Joogi Waysay Janiska Madaxda Lala Helay oo Xoogaa Sacabvka Iyo Calanka Luxdide
masha allah rer uk way dadaleen allah lagarab galo madaxdina alah noodaayo
maansha allaah dowladeena allaha la garabgasho dadalkeena aallah macaakum codowkeena alaha qabto.
maasha alaah waadadaalay m/shariif waxaana urajeeyhaa doorashada dambe ee agoosto woona gu guu leeysaha insha alaah
asc mashaalh somali weyn dhamantiin…..
hanolato..