Tuesday, June 18th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:- Xaflad Xukuumadda Lagu Taageerayey Oo Ka Dhacday Gothenburg Sweden

Published on November 19, 2012 by   ·   6 Comments  ·   8,044 views

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu taageerayey hab dhismeedka xukuumada cusub iyo go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya  ku ansixiyey 10ka wasiir  ayaa lagu qabtay magaada gothenburg ee dalka Sweden, iyada oo ay ka soo qeybgalene dadweyne aad u fara badan iyo mudanayaal ka tirsan baarlamaanka dalka Sweden.

Xafladan ayaa si weyn loogu muujiyey taageerada loo hayo dowladda gaar ahaana xukuumada uu hogaaminayo R/wasaare Saacid,  iyaga oo si gaar ah carabka ugu balaariyey doorka muuqda ee haweenka Soomaaliyeed laga siiyey hogaanka dalka.

Abdirahman Mohamed Hassan (Hudeyfi)

Readers Comments (6)

  1. abdulrahman says:

    ASC waxan ugu baaqayaa somalida qurba jogta waxba so krdhin meyso xaflad ad wadan shisheye ku qabatan waxan idi leyahay uso labta dhulkiina kadib mujiya jclka aad u qabtan dhulkiina hoyo

  2. Moha'ed Nor says:

    WAAN KU FARAXSANAHAY RUNTII IN DADKEENA SOMAALIYEED EE KU NOOL magaalada Gothenburg ee dalka Sweden in ay sidaan u soo dhaweyaan madaxdooda Somaliyeed. waxaan runti ka filayaa dadkaas Somaaliyeed in ay wax u qabtaan walaalahooda Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Somaliya waayo qurbo joogta runta wey ka fursad fiican yihiin Somalida gudaha marka waa in qurbo joogta ay khibradooda iyo xoolahooda uga faa’iideyaan walaalahooda ku dhibaateysan Somaliya. mahadsanidiin

  3. Wadaniga dhabta says:

    Maasha Allah Hamabalyo,belse waxaan idinka sugeena shaqo iyo howkarnimo wadaniyad xambaarsan waxaan idinka codsanenaa inaad naga saartaan wadadaa rafaadka iyo dhibta badan ayno ksuo jirnay 22sano waxaan idinka baryeenaa inaad u damqataan umadiina meeel walbo ku rafaadsan.waagii modnaanta wasiir magac leh ku faanaa melaha nacfiga leh loo kala hormariyay kdobe maalmahoodi waxaa tamid marxalad adag waa inaad soo gadataan miiskii aad ku shaqen laheedeen mushaar la,aan waa inaad ku shaqeesaan illaa Qaranka meydka laga hubiyo meel wacan,wa inaad damiir wadaniyad leh ku shaqeesaan oo ka fogaataan musuqmaasuq iyo qiyaano qaran iyo hanti uruursasho Allah ha idinka kuwii dhibaatada kasaara dalkooda una damqata shicibkooda ogooda oo xusuusta inaay idinka sugayaan umad ku so raaagtay dhibaato.xusuusta maalinta aakhiro iyo cadaabta Allah hadii aad cadaalad sameen weydaan
    Soomaaliyeey oo isku tiirsanaada gacmo wadajir bay wax ku gooyaan iskaashada oo wada jir iskula shaqeeya ino ah walaalaha shanta oo waheshada calan qura ee midnimo ku noolaada iyo barwaaqo iyo hurumar Allah ha inaga dhigo.

  4. yuusuf cali says:

    waxaan idinka sugaynaa daacadnimada jawaari oo kale walalayaal waxaa ingu filan oo na deeqda caddaalad ku dhaqa dalka iyo dadkeena diinta islaamka iyo caddaalad

  5. Dhiblaawe says:

    Asc aad iyo aad ayaan ugu farxay xafladaan ka dhacday swedan dadkii soo abaabuleena waa mahadsan yihiin anigoo ka mid ah dadka qurbo joogta ah waxaan halaan idiinkaaga sheegayaa in markii aan kaalmo u dirno ha ahaato lacag amaba raashiin waxaa meesha lagu qeybinaayo yimaado amaba bush ka dhisto nin aan u bahneeyn, iimaanka alaha geliyo amaba ka boobaya xoolahaas loo keenay dadka dhibateysay oo ka muuqto lacagtaas aad ka dhacdo waxba ku dheefimeysid aduun iyo aaqiroba ee kaleexo.

  6. sax madaxweynihi adii sidaan leyahay waxaan filayaa in inta kale kudayadoonaan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

wiish

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA “SAWIRRO”

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
12

Soomaalida Malaysiya Oo Markii Ugu Horeysay isugu Yimid Dood Wadaag Kana Dooday Dowlad Wadaaga“Sawirro”

Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
xasan

Madaxweynaha Cusub oo Sheegay in Dowladiisa aysan Joojin Doonin Barnaamijka Nukliyeerka

Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
turky

Dowlada Turkiga oo Sheegtay inay Awood Milatari u isticmaaleeyso Mudaharaadayaasha.

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 17-06-2013
DSC01274

Ardada Jaamacadda Plasma oo Maanta Laga Talaalay Cudurka Dabeysha“Sawirro”

Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
CECAFA Referees at a fitness test Photo By Gishinga Njoroge

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo si Weyn uga Dhex Muuqda Tijaabo Laga Qaaday Garsooreyaasha CECAFA

Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
mahdi

Kulan Wadatashi ah ah oo Looga Hadlayo Nabadda Gobollada Dhexe ee Dalka oo Maanta Muqdisho ka Furmay

Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
dubad

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo Al-shabaab kala Wareegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan“Sawirro”

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

war duhur 17.06.2013
Jen.-Cabdi-Xasan-Cawaale-Qeybdiid

Wafdi uu Hogaminayo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo Gaaray

Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Gaafoow

Gaafow oo ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyed inay Qaataan Baasaboorka Electaroniga ah.

Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
DSC05726

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Kormeeray Goobo ay Socdaan Howlo Nadaafadeed“Sawirro”

Mas’uuliyiin ka titsan maamulka   Gobolka  Banaadir ayaa maanta  ...
safar imaasho

Wafdigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dib ugu soo Laabtay.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
G8

Shirka Wadamada G8ka oo Furmay Diiraddana lagu Saari Doono Xiisadaha ka Taagan Dalka Suuriya.

Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
South-Africa

Danjiraha Soomaaliya Ee Koofurta Afrika Oo Kulan La Qaatay Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee dalkaasi

Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Maryan qaasin

Drs. Maryan Qaasin ”Si Loo Helo Road-Map Laga Ambaqaado Dib u Habeynta Waxbarashada Waxaan Go’aansannay Inan Qabanno Shirweyne Qaran”

Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 17.6.2013
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Oo Soo Gebagebeeyay Xalay Booqashadiisii Britain

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
baaritaano

Ciidamada ammaanka Oo Saaka Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Wada Degmada Hodan

Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
goodax-1

Mudanayaal Ka TIrsan Baarlamanka F.Soomaaliya Oo Xalay Lagu Weeraray Nairobi

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
taji1

Xaflada Lagu taageeraayey Wax Qabadka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Holland lagu Qabtay ” SAWIRO ”

Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Somali NOC president Abdullahi Ahmed Tarabi and Secretary General Duran Ahmed Farah at the meeting

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Natiijada Kulanka Ururka ay ku Mideysanyihiin Guddiyada Olombikada Wadamada Caalamka(ANOC)“Sawirro”

Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
ciraaq

Dad ku Dhintay Qaraxyo Maanta ka Dhacay Dalka Ciraaq

Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
kk

Rabshado Cusub oo ka Biloowday Dalka Turkiga Xili Ra’iisulwasaaraha Dalkaasi uu la Hadlay Taageerayashiisa“Sawirro”

Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 16.06.2013
DSC05561

Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada “Dhageyso+Sawirro”

Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
DSC09404

Ergada ka Qeyb Galeysa Shirweynaha Qaran ee Dib u Habeynta Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ku soo Qulqulaya“Sawirro”

Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala ...
DSC09383

Wasiirro Maanta Kormeeray Machadka Tababarka Xirfadaha oo ku Yaalla Degmada Dayniile“SAWIRRO”

Wasiirka horumarinta adeegga bulshada Drs Maryam Qaasim Axmed ...
1

Booliska ka Hortaga Rabshadaha oo La Soo Dhoobay Istanbul“SAWIRRO”

Booliska ka hortaga rabshadaha oo laga kala keenay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 16.06.2013
Ciidamo_Tababar-300x224

Ciidamo ka Tirsan XDS oo Maanta Tababar ugu soo Dhamaaday Xerada Jaziira

Tirada askartan uu maanta tababarka u soo dhamaaday ...

Tubta Toosan

TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
TubtaToosan1

Maxaad ka taqaan Afrika iyo Midowga Afrika?-DHAGEYSO

Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...

*