DAAWO SAWIRRADA;-Xaflad Lagu Sagootinayey Ra’isulwasaarihii Hore Laguna Soo Dhaweynayey Ra’isulwasaaraha Cusub
Published on October 19, 2012 by Jayte · 15 Comments · 9,812 views
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Xaflad lagu sagootinayey Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas islamarkaana lagu soo dhaweynayey Ra’isulwasaaraha cusub Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo xalay ka dhacday Madaxtooyada Qaranka.






















Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Dr. Abdiweli taariikhdaa ku xusi doonta waxaad somali ka saartay.
S.C WAA WAX AAD LOOGU FARHO HADII AYNU KASNEY IN MADAXDEENA SAAS ISU SHARFAAN QOFKII MALIN WAX SOO NOGDEY WAA IN LAGU IXTIRAAMAA SABABTA AHA QOF BENIAADAMA WAANA QALDAMI KARAA WAANA SAX SANAAN KARAA LAKIN DOWLADII KMG EE MADAXWEYNE SHARIIF UU HOGAAMINAYE IYO LADII RAISAL WAASAARE EE MOHAMED ABDULLAHI FARMAAJO & ABDIWALI GAAS WAXAY KA GALEEN BAAL DAHAB AH OO LAMA ILAABAAN MIDNA WAA TI BILAAWDEY MIDA KALE WAA TII DHAMEYSTIRTEY OO KU MEEL GAARKA NAGA BIHISEY WAXAAN LEENAHAYA WAA KU MAHADSANTIHIIN CID ALA CIDII LA SOO SHAQEYSEY LABA MASUUL WANAAGA MARKA LA FIIRIYO AYAA WAX WALBA FIICNAAN LOO ARKAA
SOMALI HA NOOLAATO
MAASHA ALLAAH dadki waaba qur qurxoonaden kkkkkk boorki maa naga yaraaday Alhamdulilaah xabada dadka wax badan ey u dhibeysay qofki eysan dilin xitaa kurbo ayeey ku heysay sootey dadki ey is badalen ALhamdulilah <<<>> HAMBALYO SOMALIYA HOR MARKA ALLAAH HA NOO SII WADO
ma shaa alaah midnimadu waa shey qaali ah ee halagu da daalo xukuumadii hore waa xukuumad wanaagsan wax qabadkeeydana uu wanaagsanaa weliba magaca eey u bixiyeen ayaaba i cajabiyay oo ah bad baado qaran magacaasi halkiisa halooga siwado waxan kale oo aan ka codsana raisel wasaaraha somaliya un uu usoo magacaabo mar labaad wasiirka gaashandhiga waa wasiir wax qabadkiisa cadyahay si daacad ahna wax u qabanaaye noolow ayan dhihi lahaa
mahs alah waa rin fcn sidan tan oona dan nuuga jirto insh alah waana sugi doonaa in madax weynihii hore saan ayadan loo xuso wayo wuxuu ahaa mid kenay midnimadaan allah keenay lakin dadlkisa uu lahaa allow somalia isku midey
alla muufo tinaar iyo maqraq ey cunayaan gormaa igudanbeysey wa uxiisey muufo iyo maraq
maashaa alaah waa wax lugu farxo sharaftaas iyoi karaamadaas sidaas ayaa loobaahanyahay inla is karaameeyo oo la is qaymeeyo midnimo iyo dawladnimo ayaan dareemayaa
maashaa alaah xukuumadii badbaado qaran walle magaca iskalma bixin qaranka waay badbaadiyeen!!!!
masha alah mufa tinaar goormee igu dan besan anoo madino ka cunin ilahey ima dilo wan uxisay wadan kena
Abdiweli we missed you guul meelkasta oodjoogtit
Waxa aad ugu faraxsanahay guusha maanta la gaarar waa mid usoo wada hoyatay somali oo dhan waa ku mahad u celineena illah ha ubuurtay tan xigta madax dowlada juhdiga badan ay galiin hoosha ay u. Dhabar adeegiin
MashaaAlaah Alla nabadda iyo doowladnimada quruxbadanaa Ilaahiyoow noo ziyaadi
Somali ha noolato waliged ha jirto ha joogto. Mida kale waxan leyahay kuwa hada la dortay wadankina si daacad ah oo cadalada ku jirto ugu shaqeya dadkin iyo dadkin iyo diinta
waa kaas taariikhda ayaa xusi doonta xukumadii uu hogaaminayay c/wali gaas sida sharfta leh uu u wareejiyayay xilka mashaa alaah
mashalah runti wa arin lago farxo sida wanaksan oo eey xkg ahed eey xiilka uwarejiyen ,waxana la uran kara siyasada saxda ah markan ayaa fahanay ,wana uhambalyenaya ragi xalkas warejiyay wana bilaw wanksan ana rajeenayo ino siisocdo inshallah .