Wednesday, June 19th, 2013

Daawo Sawirrada Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo gaadiidka oo siminaar usoo xiray Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda

Published on February 14, 2013 by   ·   5 Comments  ·   3,000 views

Macaamiisha Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi oo siminaar usoo xiray qaar ka mid ah howlwadeennada Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo muddo uu tababar uga soconayey hoolka shirarka ee xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

Munaasabadda siminaarka loo  soo xerayey howlwadeennada Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Warbaahinta, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda, khubiirkii  tababarka siinayey howladeennada iyo howlwadeennada tababarkan nasiibka u yeeshay.

Ugu horeyn Khabiir Axmed Sheekh Yuusuf Guuleed oo isagu ah khabiir dhanka Telefishinnada ku taqasusay islamarkaana howlwadeennadan siminaarka siinayay muddo todobaad ah ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabadda waxa uu xusay in ka qeybgalayaashii siminaarka nasiibka u yeeshay ay waxbadan ka faa’ideysteen islamarkaana ay ku baranayeen farsamada Telefishinka iyo sida barnaamijyada Tv-ga hawada loogu hago,waxaana uu ballan qaaday inuu sii wadi doono tababarrada noocaan ah.

vlcsnap-2013-02-14-09h18m11s195

vlcsnap-2013-02-14-09h18m16s241

vlcsnap-2013-02-14-09h18m40s215

vlcsnap-2013-02-14-09h20m47s210

vlcsnap-2013-02-14-09h21m18s16

vlcsnap-2013-02-14-09h18m47s41

vlcsnap-2013-02-14-09h18m40s215

 

 

vlcsnap-2013-02-14-09h21m24s71

vlcsnap-2013-02-14-09h19m59s199

vlcsnap-2013-02-14-09h17m43s172

 

vlcsnap-2013-02-14-09h20m34s91

vlcsnap-2013-02-14-09h19m01s178

 

 

Readers Comments (5)

  1. haji says:

    masha alaah waa wax aad loogu farxo hormarka sida habsamida leh ay garayso wasaarada iyo kor u qaadid xirfada shaqaalaha waana wax lagu farxo halkasna haka siwadaa hosha mahadsanidiin

  2. jamal007 says:

    Asc radionuqdisho divas saaka websityo badan waxay qorayaan guulaha CDD iyo amiso radiokuqdisho oo hormuud u ahaa la dagaalanka khawaarijtana ugama jeedo sees wax u jiraan made warka ahyn mid huban. Anway guul qabsashda shalnbood qoryoley

  3. caasocuud says:

    Guul Allah siiyo kuwa wadankeena u dadaalayo oo wax baraya farsamoyaqaanadeena, Ahmed Guled waa ku mahadsan yahay tababarka, wasiirka & agaasimeyaasha mahadsanidiina, guuleystayaal guuleysta, GUULEYTA YAAL GUULEYSTA.. WAA HEES WADANIA HA

  4. saara says:

    Dadaalka halkaas ka sii wada, waa wax aad u fiican howshaani

  5. saara says:

    OK. Dadaalka halkaas ka sii wada, waa wax aad u fiican howshaani




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Kulan kula Qaatay Odoyaasha Dhaqanka“SAWIRRO”

Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
DSC06024

Xaflad Loogu Dabaal Degayey Aas Aasyada Dhalinta Ubaxa Qaranka Oo Lagu Qabtay Degmada Wadajir “DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Sequence 01.Still008

Hay’adda CCD oo Maanta Kulan Lagu Wacyi Galinayo Dhalinyaradda Ku Qabtaya Degmada Kaaraan“SAWIRRO”

Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Sequence 05.Still001

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Jubboyinka oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay“SAWIRRO”

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 18.06.2013
MOBASA

Booliska Kenya oo Mombasa ku toogtay Laba Nin oo Argagixiso ah

Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
DSC01420

Ra’iisul Wasaaraha oo Maanta Furay Shirka Heerka Qaran ee Dib-u soo Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya:-WARSAXAFADEED+(Sawirro)

Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Ra'iisulwasaare Saacid

Ra’iisulwasaare Saacid”Waxbarashada waxaan siin doonnaa ahmiyad ka badan gaashaandhigga”

Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
DSC01183

Daawo Sawirradda:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka oo Goor Dhow Ka Furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 18.6.2013

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*