Sunday, October 26th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:- Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeer Ku Tagey Deegaanno Ku Dhow Magaalada Jowhar

Published on December 1, 2012 by   ·   36 Comments  ·   23,919 views

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo kormeer howleed ku tagey deegaanno hoostaga degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe. Photo By Maxamed C/qaadir Daahir “MCD”

Readers Comments (36)

  1. Sigaar jeceyl says:

    Shaqo fiicaan Ayay wadaan ciidamada DOWLADA iyo Amisom

  2. wiilsomali says:

    waa guul, laakin waxaa fiican dowlada in ay aado gobolka jubada hoose si ummada somaliyeed shakiga looga saaro, maxaa yeelay maalmahan waxaa lesdhex wada kenya ayaa qabsatay gobolkaas!!

  3. abshir says:

    guuuuuuuuuuul guuuuuuul ciidamada xds guuuuuul guuuuul guuuuuuuul

  4. rashka wadani says:

    Wax fican inow Manta boqday wasiirka gashandhiga mr fiqi waa dhitagilin camal waye wax loo bahnaay waye marka Wa dagaalka camal hala lagasaaro kuwa imada dhibay

  5. Gurey says:

    wsc
    Soomaliyeey somaliya soomaali baa leh

  6. dahir says:

    masha alah wa wax lagu farxo lakin nidam xumo weyn oo weyn aya jirta iyo daryeel xumo lakin wa laga bixi doonaa insha alah

  7. cali cismaan says:

    waaw qalimoow guul ayaan u ra jeenayaa jabeen alshabaab

  8. Yusufyare says:

    Acm dhamaan somali Salam qaali ayaan salmaya anigow ah muwaadin somali ah ku nool wadan shasheeyo waxaan ku faraxsanah wariirka gaashaan dhiigiga shaqaddas weyn muhiimka ah oo maamtaa ku Yahaye shabeelda dheexa aad aad ayaan iga faraxsanah waayo waa muhiim shaqddaas manta aad ayaan Isoo dhaweynayaa arimahaas qofkasto sodas ayaa laga rabaa oo masuul ah oo somali ah

  9. s/c hakaan waxa tahniiyad uguu diira abdi
    hakiin haaji faqi iyo ciidanka h d s
    waxan ilaheey uguu barya guul is daawo joog
    amiin amiin ila dhaha waxan ilheey kaga barya waxan inuu ilaheey naaga khabto al shabaab al shabaab laama dhaho waxa la dhaha
    al qoomo luud waaye dadki ka heeriy quumo luud waaye oo ilaheey dhuulka ula gaadiyay

  10. Wadaniga dhabta says:

    Maasha Allah Hambalyo mudane wasiir waa talaabo aad u muhiim ugo ah ciidamada xoga dalka waxayna u noqonesa dhirigelin iyo niyad wanaag u leh ciidamada,balse waxa loo baahan yhay in si wacan oo dhiiro geliyo ciidama waxaa muuda xaga qalabka iyo darees isku jiro kabo fiican iyo dharka in lasiiyo sidoo kale xuquuqdooda loo joogteeyo sida mushaar kooda iyo xuntadooda,sido kalena ciidama inaad dhageesato aragtidoda kuna dhiirigelisaa inay yihiin wadaniyiin lagana sugayo inay dalkooda iyo dadkooda ka dificaan cadowga ayna yihiin kuwii la yiri nin lagu seexdow ha seexan waa inaad ka dhistaa dhanka wadaniyada iyo qiimaha dalkooda u leeyahay mudane wasiir ciidamada xooga dalka xuquuqdooda waa inaad ku dadaasha side aad u heli laheyd mushaar joogto ah

  11. abdi says:

    mashalah cidankena waxa u raayna guul ad iyo ad ana u mahadsan tahin bahda Radio muqdisho o mar walba dadal dheri ah wada waxa ilah ka barya cidankena in ow guul garsiyo. guul guul cidanka xoga dalka soomaaliyed. somalia ha nolato

  12. sanaag boy says:

    halka waxaan ka salaamaya alwasiir cabdikariim xaaji maxamuud fiqi ilaahy haawsha ha kuu fududaayyo dhalinyarooy sidee ciidamadda qalabka sida qaadhaan loogu ururin karaa waxaan lahadlayaa gaar ahaan dhalinyarada qurbaha joogtaa ? waa in aay ciidankeenu ku dagaalamaan hub aaynu inagu u iibinay iyo dhar aaynu inagu u soo gadnay laakiin inta aay dhar iyo agab america u soo gaday wataan ma oran karno ciidamadda qalabka sida waa xaqiiq jirta marka sidii dhalinyarada qurbaha lacag qaadhaan ah ciidamadda ugu ururin karaan?

    • Cabdulkhaadir Jaceylka "reer xamar ja jab" says:

      Wallaalkeey sanaag Boy, waad ku mahadsantahay ra`yigaa aad soo jeedisey, aniguba taasi ayaan watey oo aheeyd in aanu u furno khasnad lacag loogu aruuriyo ciidankeena Xoogga dalka, taasi oo laga abuuri karo meel kastooy Soomaaliya qurbo ka joogto. Lacagtaasi waxeey weeyn ka tari doontaa in Daawo haddaa loogu gado iwm.

  13. yuusuf says:

    gashaandhigeeniyooo hadii aynu geeesi nahay diidi mayno geeridaa gumaysigana ma ogolin anagaana guusha leh, naftii lagowracaa kama waabta geedahaa xulafada isgarabsiyoo maguuldarooboo waxaa lagalban doontaan somaligeesiyaa dadweynaha gargaraayi garhaya dabka usidiyoo allah waa hees macaan oo niyada umada somaliyeed kicinaysa waana wax lagu farxo in dhinac walba laga taageero ciidama qalabka sida allow guuleey ilaahoow adaa mahadleh wasiikeenana allaha guuleeyo amin fiiri geesinimadiisa masha allah guul guul somaliyeey

  14. cabdisamad says:

    nin lagu seexdow haseexan soojeedo ha seexan somalia kama seexan wali wana lula socdaa horuamar ayaa ifaya mansha alah

  15. Tanu waxey farxad gelineysaa dhammaan umadda somaliyed iyo intii horamarkeeda jecel iyo ciidamka lafahaan tiisa

  16. scw runtii waa wax lagu farxo inu nin ka socdo madaxda soomaaliyeed inuu booqdo walaalihiis ama ciidan soomaliyeed inuu ugu tago jiida hore ee dagaalka waa wax aan ku faraxnay dhamaanteyn siiba aniga aad iyo aad ayaan ugu farxaa markuu isoo booqdo madaxdeena

  17. omar m m a says:

    waa wax loobahanyahay wana ugu hanbalyeynayaa in ay ciidamada qalabka sida sidan u soo ban dhiganb quwadfooda ciidan iyo sida ay uga go antahay halganka lamamarman ka ah ee lugula dagalamayo kooxda sharwadayasha alshabab ee gabalkoodu dhacay lakin fg: yaan lugu xad gudbib shacabka soomaliyeed ee in soo dhaweeyey
    ogow hadad ku xadgudubtid shacabka waad ka shalaynee iska jira walalayaal kuna sii durqa melaha ay ku hareen shisheeyaha

  18. omar m m a says:

    waxaan jeclaan lahaa in sida la shegay malin hore in ciidamo gaar ah loosameeyo magalada muqdisho xafadaheeda in loo sameeyo ciidamo dhar cad ah flash scotty waa kuwa dadka kutilo toogasho mana yaqaan waa sida looga rayn karo ninmaka alshabab ha loogudbiyo mudane: hassan sh mahamuud fakarkayga fadlan mesha labadinayo cidamada kale halabadiyo dharcadka kudadsan xaafadah watana bustooladaha fadlan waa iga talo hadii sas lasameeyo waa lagaraya hadafkena xafadkasto 100 askari oo dhar cad ah oo ay ku jiraan haween lamana yaqan madax jabis uun ayay fulinayaan markay fal lakulman ama arkaan bom la tuurayo hadii sas la sameyo waa hubaa in aan guul gaareeno sxb yaalo

  19. omar m m a says:

    wax yaabaha ay qadarta ku yihiin waxa kamid ah sirdoon badan ayey leeyihiin
    maxaa yeelay lacala waxad tahay shacab u shaqeyo dowlada islamarkad kubiirtid waa ku soo wacayan oo ay ku leeyihin wan ognahay in aad dowlada u shaqeysid ama hay ad hebel waana sirdoonkooda oo badan ayay ku gaareen ruufiyano badan ayay leeyihiin fadlan badiya ruufiyanada loo yaqanbo sirdoonka shacab ka iyo cidamada in taba

  20. kaafiso says:

    Asc marka hore waxaan u hambal yeeynaa wasiirka gaashaan dhiga waa wasiir aad u fir fir coon oo kasoo bixi kara shaqadiisa horaa loo tijaabiyay shaqadiisa hadane marki labaad ayaan dooranay waa aan ku kalsoonahay dhamaanteena in uu cadawga ka sifeen doono soomaaliya ciidamadane oow u doodi doono xaqooda maxaa yeelay nin aay. Baahan tahay caruur tiisa dalka ma difaaci karo

  21. maryan says:

    asc diidi meyno geerida gumeysigana ma ogolin anagaana leh guusha cadawgiina allaha jabsho

  22. abdi says:

    fadlan dowlada ciidanka haqalabeeso hanaladhaqaaleeyo halasiiyo cuno fiican mushaar fiican iyo qalab hitaa boooshash mahetaan ciidanka wa in nin walba boosh wataa si ay uquxbadnadaan xooga dalka guul

  23. Sahra says:

    Diidimeeyno geerida gumeeystahana ma ogolin anagana guusha leh, yeah man anaga guusha leh

  24. arlaadi says:

    masha allah abdihakim Mohamud haji Fiqi mudane waziir garabkaaga alla hagalo dedaal ayan kuleeyahay howl fican ayad wadaa

  25. sck says:

    gaashaan dhigeniyo hadii geesi aanahay diidimayni geerida gumeysiganata anagaana guushaleh waadabeecadlagu yaqaano SOOMAJEESTA YAASHA XOOGA DALKA SOOMALIYEED ALSHAYDAAN MELAGALA DULMIGA IYO KUFRIGA AAWADAAN SHAYDAAN LA KORDHIGAY SAAS HALOOGARAACO WAA AMAALKOODEE ANAGAANA GUUSHALEH INSHAALAH

  26. mohamed says:

    insha, alah wax kasta waxay ahan donaan hagag

  27. mohamed says:

    talo cidamada halisku bedelo masal kan kismayo jogo wain jowhar u ka hawl gala somalinimo

  28. hanad says:

    asc wan idin salamay dhamantin marka xigta in tago balcad iyo qalimow iyo muhimada ma ahan muhimada wa in wax la qabta

  29. WADANI says:

    ASC, WAA WAX FIICAN IN CIIDAN KA DALKA LADHISO
    BALSE U FIIRSADA WIILAHSA CIIDANKA QARAN KA AH KUWAAN KABO SIDAN OO WAXAY GASHAN YIHIIN KABO SANDAL AH , DHARKII CIIDAN KA OO HAGAGSAN MAWATAAN EE WAX JEEX JEEXAN BAY WATAAN
    HADABA WAXAAN LEEYAHAY WASIIRKA WASIIROW WIILAHSAH CIDNA HAKUL HALAYNE ILAHAAB AAN KUGU DHAARSHEE CIIDANAKA KABO FIICAN IYO DHARFIICAN OO DHAXANTA KA CESHA U IIBIYA AMA UGADA, CIIDAAN AAN DARYEEL LAHAYN MUXUU YAHAY ? SIDEEBAY U HANAN KARAAN SHAQADOODA HADIIBA AY DAYACAN HIYIIN WAR WIILSHA DHAQAALEEYA TALIYAHA CIIDANKU WAAIN UU CIIDANKA XAQIISA UGA SOO QAADAA’DOWLADA

  30. cabdiwali says:

    GUUL GUUL CXDLKA lkn wasiirka waxaa looga bahanyahay in ciidanka uu u dhamestiro qalabkii military waa in hub fiican oo casri ah la siiyaa ciidamada waa in loo soo iibshaa jakadaha xabada celiya waa in ciidanka noloshooda labadbaadiyaa dhamaan taliyasha iyo wasiirka waxan u diraa fariin ah in aad loo dhiso ciidamadda guul CXDLKA

  31. Xaashi Dheere says:

    Asc Dhamaan Soomaaliyeey, Bacda salaan dalka waxa uu u baahan yahay waa inaga qurbajoogta ah oo dowladda dhaqaale lagarab Istaagno si looga maarmo beesha caalamka, dhaqaale hadaan u hurno waxaa hubaal ah in sanad gudihii madaxda dalkeena ay talaabo muuqata qaadi karaan, ee dhaqaale haloogu yabooho dowladda war wax matarayo’e.

    Mahadsanidin

  32. farhan says:

    as/c waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan ciidanka xooga dalka soo maaliya Mr wadani mahadsanid ciidanka meesha jooga waa ciidan dhaxan iyo aradxumo iskugu darsan tay wasiirka gaashaan dhiga hada waxaa looga fadhiyaa arintaan in uu wax kabadalo oo dowlada ay marka hore ciidanka xooga awooda saartaa maxaa wado ama sar laga dhisayaa hadiiba ciidanka xooga oo furinta hore ku jira ay saan yihiin taliyaha ciidanka xooga marka hore shaqada adag aad ku jirto illaahay ha’kuu fududeeyo maanta qibradaadii ayaa lagu nastay balse waxaa aniga iga talo ah waan ogahay dhaqaalo gacantaada ku jira oo aad ciidankaaga kala hagranayso in uu san jirin balse waxaa laaga baahan yahay in aad u dagaalanto oo dowlada tiraahdo hadii aadan xaqooda meel lasaarin gurina madhisaysaan jidna madhisaysaan iskuulna madhisaysaan askartaan ma’saakiinta ah xabad iyo daryeel xumo iskugu dari maysaan saaxiib dagaal gal iga qari askariga dacaska wata ama aradan pls noo xishood

  33. yacquub says:

    ah dowladan fool waye ayayaga dhan madafica weli xamar lagu garaca markasad marka booqoasho aa lo soo aadaa war kuwan madficda xamar ku garaacayo habenki maad gubtaan marka hore

  34. X.dulqaad says:

    haa waa guul ay gaareyn ciidanka x,dalka fiicnaatane waa inay geeyaan ciidan boliis ah iyo nabad sugida si ay u ilaaliyaan ama u sugaan Amaan G/sh. dhexe ,

  35. maasha alaah alaha dhaafo dalkee waxaana raj




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-26-10-2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-10-26-09h01m18s82

Gacan ku dhiiglayaalki dilay wariye Timacadde oo saaka la toogtay (Sawirro)

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ...
Mahad Mohamed Salad

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo booqasho shaqo ku jooga dalka Finland

Helsinki, October 26, 2014- Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-25.10.2014.mp3"][/audio]
xasan

Madaxweynaha oo war ka soo saaray isku shaandheynta Golaha Wasiiradda

WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA ...
IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (38)

Xildhibaannada oo ansixiyay Hindise sharciyeedka kalluumeysiga dalka. (DAAWO VIDEO)

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-25.10.2014.mp3"][/audio]
dagaal

Ciidamada oo la wareegay deegaanka Kudhaa iyo deegaanno kale

Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa ...
Dibadbax-Muqdisho

Dibad bax nabadeed oo ka dhacay Beledweyne

Banaan bax lagaga soo horjeeday rabshado dhawaan ka ...
DSC07842

Qof ku dhintay gaari ku qarxay goob baabuurta la dhigto “SAWIRRO+VIDEO”

Hal qof ayaa dhintay midkale dhaawac ayaa ka ...
DSC00108

Cayaartooyda Degmooyinka C/waaq iyo Cadaado oo kulan adag dhexmaray “SAWIRRO”

Munaasabad lagu furayay goroonka kubadda cagta ee magaalada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-5-10-20141.mp3"][/audio]
beyle 2

Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay in maalgashi lagu sameyn doono waddanka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ayaa ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
baarlamaanka2_large

Baarlamaanka oo maanta shiraya

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho ...
wasirka boostada

Dawladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Codeynta shirka Isgaarsiinta Caalamka

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan ...
golaha ammaanka

Golaha ammaanka oo oggolaaday in la baaro maraakiibta maraya biyaha Soomaaliya

Shan iyo tobanka dal oo ku jira golaha ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

DEG-DEG: Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha wasiirada-DHAGEYSO+AKHRISO

Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-24.10.2014.mp3"][/audio]
10557324_1511228629115891_5934649784209096446_n

“Muungaab” oo tababar u furay howlwadeennada mashruuca tirakoobka iyo deriseeynta G/Banaadir+Sawirro

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho mudane ...
IMG_08431

Qaar kamid Ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka Barta Jaamacada Mount Kenya Ee Nairobi Oo Cabashooyin u soo Gudbiyey Danjire Cali Ameriko“SAWIRRO”

Qaar kamida ardayda soomaaliyeed ee waxka barata jaamacada ...
MENG9832

Agaasiamaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Booqday Xarunta Wakaalada Wararka ee Shiinaha ee Xinhua ee Nairobi “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-24.10.2014-sax.mp3"][/audio]
EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay. (DAAWO VIDEO)

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro + DAAWO)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...